Fariimo Jaceyl Dad Kala Fog

1- Maba sifeyn karo arimaha jaceylkada oo idil haduusan Jaceylkaada i qaadi laheyn.

2. Waan ku Jeclahay adigoo ii dhow waan ku Jeclahay adigoo iga fog, intaba adigaan ku jeclahay .

3. Aad iyo aad ayaan kuu Jeclahay waxa tahay Nolosheyda iyo Qalbigeyga.

4. Gaclisadeydiyey waxaa tahay Jaceylkeyga ugu horeeyey ugana dambeeyay waqti walbo xagaadi ayaan ahay .

5. Gacalisadeydiyey Hadaadan adiga ila joogin wax farxad ah ma sameeyo.

6. Waligeyga kuma ilobi doono Maalin walbo iyo Saacad walbo ilaa ay geerida iga timaado.

7. Gacaliso Nolal ma jirto adiga la`aantaada Qof ma jiro aan nolasheyda ku aamini karo ilaan adiga ka aheyn
waxaa tahay Qalbigeyga iyo Nolashyeyda.

8. Qalbi Duufaanada Ayaan Kugu Soo Dhiibaa Fariimo Culus oo Katurjumayo Xinjiraha Wadnaheyga Uu Ku shaqeeyo Waqtiga Xigana Biriqda Roobka Ayaan Kugu Soo Dhiibi Doonaa Nafteyda Oo Idil.

9. Waan Ogahay Ma Imaan Karo Halkaad Joogto Dhibna Malaha Waan Kusugayaa inta ha dhiman nolosheyda.

10. Kumanaan miles Ayaa noo Dhaxeyo Hadane Kalama Maqnin xubi Waayo Qalbiyadeena Ayaa Mideeysan.

11. Meel Walbo Aad Aado, Wax Walbo Aad Sameyso, Waqti Walbo Oo Nakala Geeyo, Hadana Baahidaan Kuuqabo Igama Nusqaanto Oo Weli Waan Ku tabayaa.

12. Markan kutabo Sawiradada Ayaan Daawadaa Xusuus Ban Galaa Lakin Markan Xususto Anagoo Wada Jogeyni waan Iloobaa Inaan Kala Fognahay Oo Gacmahan Xabadka Kudhajiyaa Anoo Ilmeynaa.

13. Markaad Dareento Kelinimo Fiiri Farahaaga inta Banaan Ee Udhaxeyso Kadib xusuuso faraheyga Xiligaan Kubuuxinayay Farahada Inta Kabanaan, waqtiga haduu Noo Saamaxeen Inan Wada Jogno wax dhib Ah maleh Waayo Samirka Ayey Naftena Baraneysaa.

W/Q: ABDIRAHMAN MO HASSAN

Check Also

farxada guurka, qoyska wanaagsan

4 Arrimood Oo Ay Tahay In Ninka Uu Fuliyo Si Uu Qoysku U Waaro

Rag badan ayaa aaminsan in gabadha oo la hantiyaa ay bilow iyo dhammaadba u tahay …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *