Fanaanka Aar maanta Oo Ka Cabanaya Arrin Aad U Fool Xun Oo Lagu Sameeyay

Fanaanka caanka ah ee  Aar maanta ayaa bogiisa Facebook soo dhigay hadal uu ku muujiyay inuu heesta “Go’doomay”  ku duubay qurbaha kadib markii lagu qabyaaladeeyay Jigjiga.aar maanta

Fanaanka Aar maanta oo shacbiyad badan leh wuxuu boogiisaFacebook ku yiri “Dhaantooyin laysku xaasido iyo Soo bandhiga bilicda dhulka hoyoo layska hor istaago, ayaa igu kaliftay inaan qurbo video ku duubo. Sheekada?#?Go’doomey? jaceyl keliya maahee ila fahma ?#?TBT? Jigjiga, 2013?…..

Daawo Dhaantada Heeskii Go’doomay Oo Qurbaha Lagu Duubay:

Check Also

Fruits-ka U Fiican Hooyada Uurka Leh

Xiliga uurka waxaa lagama maarmaan ah in hooyadu ay cunto cunnooyin nafaqo leh, kuwaasoo aan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *