Fanaanada Nimco Dareen Oo Ku Biirtay…….

nimco dareenFanaanada caanka ah Nimco Dareen oo mudooyinkii danbe ku sugnayd Magaalada Jig jiga ayaa markaan waxa la sheegay in ku biirtay Kooxda Liyu Band.

Nimco ayaa la xusay in Miisaan culus ku leedahay Kooxda dhaxdeeda waxana in kooxda ku biirto ka danbaysay wada hadal dheer kadib.

Fanaanada ayaa ka mid ahayd Fanaaniinta aadka looga xiiseeyo Gobalada Afka Soomaaliga looga hadlo waxa ayna leedahay albuna badan.

Hayeeshee sanadkii u danbeeyay waxa ay u badnayd Deegaanka Dowlad Soomaalida Itoobiya halkaa oo ay ku yeelatay Taageerayaal badan.

Check Also

Yaa Soo Diray Casumaadda? (QISO)

Lamaane dhalinyaro ah oo is guursaday ayaa degay guri cusub iyagoo ku camiray alaabo badan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *