Fanaan dadku ku xantaan in uusan duqoobin oo kashifay waxa uu cuno iyo….

Abdulqaadir Jubba oo ka mid hobaladii waaberi kuwooda ugu caansan dadkuna ugu jecel yihiin, waa nin ka tirsan jiilkii hore, balse muuqaal ahaan la moodo jiilka cusub, dadka Soomaalida ayaana badankood isku raacsan in uu yahay fanaanka kali ah ee Soomaaliga ah ee aysan da’du ka muuqan, sababtana aan la aqoon.

Balse Jubba ayaa afkiisa ka qirtay in Soomaalidu ku wareeriyeen sababta kaliftey in uusan duqoobin ama da’du ka muuqan, iyo sirta u qarsoon ee uu isku yareeyo muuqaal ahaan, waxa uuna kashifay cunto badan oo lagu yaraado oo aysan macquul aheyn in qofku wada helo, siiba dadka qurbaha ku nool, ayadoocuntadaan badankeed laga helo dhulka baadiyaha.

Check Also

Yaa Soo Diray Casumaadda? (QISO)

Lamaane dhalinyaro ah oo is guursaday ayaa degay guri cusub iyagoo ku camiray alaabo badan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *