Faaidooyinka Dhanka Caafimaadka Iyo Quruxda Ee Argan Oil

argan oilArgan oil waa saliid dabiici ah oo ka timaada wadanka Marooko khaasatan magaalada  loogu magac daray saliidan Argan. Saliidan oo ahayd saliid wakhti aad u horeyey ay isticmaali jireen dadka deegaamadaas degan ayaa waxay noqotay maanta saliidaha loogu hadal hayska badan yahay wadamadan galbeedka. Hadaba argan oil waa maxay faa’iidooyinka laga helaa.

Argan oil saliid timo

Timaha oo ay qalaylka ka ilaaliso, kadibna ay ka dhigto timo sibiibix ah oo aad moodaysid sidii adoo koferka ka yimid markad marsato. Waxaa ku jira saliidan vitamenka E. Waxayna timaha ka ilaalisaa jajabka iwm.

Argan oil Jidhka

Waxay jidhka ka ilaalisaa jacdadka (gabowga ama coodhcoodhka) iyo isbadalka uu keeno jidhku markasta oo uu sii waynaado. Saliidan waxaa baadhitaano lagu ogaaday inay jidhka ka difaacdo arimahan hoos ku qoran.

Cosmetic  

  • Psoreasis
  • Eczema (Canbaarta)
  • Allergies dubka (maqaarka)
  • Inflammation-ka maqaarka
  • Qalaylka maqaarka
  • Coodhcoodhka jidhka
  • Jajabka cidiyaha iyo timaha

Saliidanwaxaa loo isticmaali karaa cuntada hadii aad heli karto iyadoo loo isticmaalo cuntada.

Nafaqada jidhka

    • cholestrol oo ay dajiso
    • Dhiiga oo ay dajiso
    • Xanuunka muruqyada oo ay yarayso

Xigasho: Khadijahome

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *