Dumarka Somalida Oo Noqday Kuwa Africa Ugu Quruxda Badan 2014 + Cadeyn

Majalad lagu magacaabo Ranker.com oo caan ku ah sameynta sida sida wadamada qaaradaha dunidu u kala haween qurxan yihiin ayaa daraasad ay ku sameysay Africa waxa ay kaalinta koowaad gelisay Haweenka Soomaalidu in ay yihiin kuwa ugu qurxan Africa oo idil.

Sida dad badaniba rumeysan yihiin haweenka Soomaaliyeed ayaa lagu tiriyaa inay ka mid yihiin kuwa dunida ugu qurxan, sababo la xiriira midabkooda, quruxdooda guud, iyo lebiskooda, walow ay jiraan dad dhaliilsan qaab dhismeedka jirkooda oo aysan badankood daryeelin sida haweenka kale ee dunida.

HALKAN KA EEG KALA SAREYNTA MAJALADU SAMEYSAY

Waxaa xusid mudan in dalka Jabuuti uu kaalinta sedexaad kaga jirto haweenka ugu quruxda badan Africa, taasoo iyana ka tarjumeysa farxad kale iyo in quruxdu ku jirto sinjiga Soomaalinimada.

Hadaba tobanka kaalin ee ugu horeeya dhanka quruxda haweenka Africa halkan hoose ka arag.

 

haweenka-africa-ugu-qurxan somalia 2014

quruxda-gabdhaha-soomaalida

Sawir muujinaya Quruxda iyo heybadda hablaha Soomaaliyeed

Check Also

Fruits-ka U Fiican Hooyada Uurka Leh

Xiliga uurka waxaa lagama maarmaan ah in hooyadu ay cunto cunnooyin nafaqo leh, kuwaasoo aan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *