Ducada Uurka iyo Foosha

Muuqaalkaan hoose waxay Ubahina nagula wadaagaysaa ducooyin lagu duceysto marki dhal la raadinayo, markii uur la leeyahay iyo markii la foolanayo.

Ducooyinkaan waa aayado ka mid ah Qur’aanka kariimka ah, waana ducooyinkii anbiyada, gaar ahaan waxaa ku duceystay Nabi Sakariya iyo Nabi Ibraahim (CS) Alle (SW) wuu ka aqbalay.

Ducooyinkan waxay ka kala yihiin:

  • Rabbi laa tadarnii fardan wa´anta khayrul waarithiin. (suurah al anbiyaa, aayah 89)
  • Rabbi hab lii mil laddunka durriyyatan dayyibah, innaka samiicud-ducaa. (suurah aala cimraan, aayah 38)
  • Rabbi hab lii minassaalixiin. (suurah as saaffaat, aayah 100)

Daawo muuqaalka:

Check Also

wallac uurka cusub cuntooyinka wallaca

Waa Maxay Wallac Maxaase Loo Cuni Karaa?

Wallacu waa astaan muhiim ah oo lagu garto marka haweeneydu ay uur qaado. Wallaca waxaa lagu …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *