Dhibaatooyinkaan Ayuu Sababaa Xiriirka Jaceyl Ee Daba Dheeraada!!!

lamaane da yarInta badan noolaha kuma dagdagaan guurka, waa kuwa marka hore door bida xiriir kaas oo marka dambe noqon doona mid u gogol xaar guur, hadaba xiriirka jaceylka ee daba dheeraada ayaa la sheegay in uu leeyahay dhibaatooyin fara badan, waxaana ka mid ah.

-Wuxuu sababa xiiso la aan: xiriirka aan waqtigiisa xadid neen waa mid bahdila qiimaha jaceylka, waa mid sababa in adiga oo xiriir laleh qof in aad damacdo ama shukaansato qof kale, wuxuuna keenaa ahmiyad la’aan.

-Guurka Dhadhan Ma ulahan: xiisaha iyo macaanida la isku qabay waa kuwa inta badan ku soo dhamaaday xiligi uu xiriirka jiray, guurka ayaa dhadhan uleh dadka isku xiiso qaba laakiin dadka xiriirkooda uu dheeraado waa kuwa aan dhadhamin farxada nolosha maadaama inta badan ay farxada ku soo qaateen guurka ka hor.daryeelmagazine.com

-Wuxuu sababaa macsi (zino): Shaki kama taagna xiriirka daba dheeraaday in uu keeno macsi, waana caqabadaha baajiya guurka ama labada israbta in xiligii loo baahnaa guurka uu dib u dhac ku yimaado, xiriirka hadii uu daba dheeraada waa mid labada qof hadalada ay ku hadlayaan marba marka xigi uu noqda hadalo kiciya dareenka labada qof.

W/Q: Daalac Daahir Shoot

Check Also

Points to consider before Getting Married

By: KERRY PETSINGER Source: Jamiatul Ulama My husband and I have been married for 10 years. Here …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *