Dhaqidda Iyo Qurxinta Lugaha Si Dabiici Ah (VIDEO)

Kulanti wanaagsan, waa markale iyo qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijkii aad wada jeclaydeen ee Cooking With Hafza. Barnaamijka maanta waxa uu ka koobanyahay labo qeybood oo kala ah nafaqaynta timaha iyo qurxinta lugaha.

Qeybta koobaad ayay Hafsa Hassan  nagu tusinaysaa sida timaha loogu nafaqeeyo mask ka samaysan caanaha qumbaha, avocado iyo saliid saytuun (olive oil).

Mask-haan waxyaabaha aad ka faaidayso waxaa ka mid ah:

  • Timaha ayuu nafaqeeyaa
  • Timo daadashada iyo bidaarta ayuu kaa ilaalinayaa
  • Timaha ayuu kuu bixinayaa
  • Timaha ayaa kuu noqonaya kuwo dhalaalaya
  • waxaa uu kaa ilaalinaya qalaylka timaha
  • Waxaa ka ku jira borotiino.

Qeybta labaad ayay hafsa nagula wadaagaysaa sida lugaha loo dhaqo loona qurxiyo iyadoo la isticmaalayo waxyaabo dabiici ah sida cusbo, sonkor, saliid saytuun iyo liin dhanaan.

Daawasho wacan:

Check Also

quruxda maqaarka, caafimaadka maqaarka

10 Cunto Oo Si Weyn U Xoojiya Caafimaadka Iyo Quruxda Maqaarka

Maqaarka oo ah lakabka kore ee jirka waa qayb xasaasi ah, sida la mid ah …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *