Dhalinyaro Somali Ah Oo Soo Hooyay Guul Aad Loogu Farxay, VIDEO

Iyadoo isbuucaan la soo xiray iskuulada Sweden ayaa daafaha wadanka waxaa lagu qabtay xaflado lagu maamuusayo ardayda dhamaysatay dugsiyada sare (Gymnasium). Dhalinyaro badan oo Soomaalida ayaa ka mid ahayd ardada ka qalinjabisay dugsiyada sare sanadkaan.arday

Magaalooyinka waaweyn sida Stockholm, Malmö, Göteborg ayaa boqolaal Soomaali ah isugu soo bexeen si ay u sharfaan ardada qalinjabisay. Waalidiinta iyo asxaabta iskuulka dhamaysay ayaa wadooyinka la taagnaa boorar ay ku sawiranyihiin ardada. Ma ahan magaalooyinka waaweyn oo keliya ee ardada Soomaalida ayaa ka dhex muuqday sidoo kale degmooyinka yaryar. Halkaan ka daawo siday u dhacday xafladii magaalada Flen.
XIGASHO: Somaliska

hoos ka daawo video-ga:

 

Check Also

qaneecada,qanaaco,

QANEECADA BINI’AADAMKA

Qaneecadu waa inuu qofku ku qanco waxa Alle (SW) uu qaybshay ,mu’minka dhabta ahna waa …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *