Dhaliisha Dadka

Kusoo Dhawaada barnaamijka Xasuus qor dhakhtar ilkood oo ay soo diyaariso Dhaktar Hibaaq Buubaal.

Xalqadaan waxay gaar u tahay qof kasta oo guul iyo horumar noloshiisa gaadhay oo hadalka dadku uu dhibay, bini-aadam kasta oo nolosha guul doonaya inuu gaadho oo dagaal kula jira dadka hadalkooda marna u jawaabaya marna ka aamusaya.

Xalqadaan waxay gaar u tahay qof kasta oo dadku ay hadal hayaan dadka hadalkoodu uu dhibay.

Marka ugu horreysa waxaan kuugu bishaaraynayaa qofka ay dadku ka hadlaan waa qofka horumar gaadhay iyo heer nolosha gaadhay ee wax qabad leh. Waxaad garataa dadku waxay dhagaxa ku tuuraan geedka miraha leh.

 

Check Also

Arday wanaagsan oo guulaysta

Sidee Loo Noqdaa Arday Wanaagsan Oo Guulaysta?

Ma tahay arday? Haddii aad tahay arday ma rabtaa inaad noqoto arday hirgalay, oo guulaysta? …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *