Dawada Dabiiciga ah ee Agoolka ama Toxobta

Agoolka  waa qolofta ka dhex abuuranta timaha meeshey ka heystaan lafta madaxa. Calaamadaha agoolka waxaa ka mid ah toxob cad oo basada saarsaaran ama tinta ku dhegan iyo basada oo leh cuncun.

Agoolka maxaa sabab u ah?

Asbaabo badan ayuu leehahay waxaa ka mid ah:

  • Maqaarka oo qallalan (qofka aan saliida isticmaalin)
  • Timaha oo aan si joogto ah loo shanleyn
  • Nafaqo yarida sida Zinc-ga, Fitamiin B iyo dufannada qaar

Hadaba si aad iskaga baab’iso adigoon wax qaali ah soo gadanin oo isticmaalaya alaab aad gurigaaga ka heli kartid, Waxay faati kuu haysaa alaab si fudud kaaga bi’inaya agoolka ama toxobta waana khal iyo liin dhanaan.

Daawasho wanaagsan:

Check Also

quruxda maqaarka, caafimaadka maqaarka

10 Cunto Oo Si Weyn U Xoojiya Caafimaadka Iyo Quruxda Maqaarka

Maqaarka oo ah lakabka kore ee jirka waa qayb xasaasi ah, sida la mid ah …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *