Daryeelka Bishimaha Iyo Cadeynta Ilkaha

daryeelka bishimahaBishimo qalleelku waa dhibaato guud oo noqon karta mid xanuun badan oo aan qurux badanayn. Waxyaabaha sababa waxaa ka mid ah vitamins-ka oo yaraada, fuuqbaxa, bishamaha oo aad loo leefo, qoraxda saaid ka ah iyo qabowga badan.

Muuqaalkaan hoose waa qeyb ka mid ah barnaamijka Cooking With Hafza waxaana uu ku saabsan yahay daryeelka bishimaha. Hafza ayaa  kula la wadaagaysa waxyaabo raqiis ah oo aad gurigaaga ku samaysan karto isla markaana u fiican bishimaha.

Alaabtaan ayaa kooban labo qeybood, nooca koobaaad waxaa loogu talogalay bishamaha qolofta leh.

Waxaa laga samaynayaa

Nooca labaad waa mid la markasta la marsana karo bishimaha.

waxaa laga samaynayaa:

  • Caleenta shaaha cagaaran
  • Saliid qumbe
  • Saliida geedka udgoon ee loo yaqaan “Peppermint”

Ka faaidayso sida fudud ee loo samaynayo:

Check Also

cuntooyinka, dawada,

Cuntooyin Laga Helo Kijada Guryaheenna Oo Dawo Ahaan Loo Adeegsan Karo

Waxaa jira waxyaabo badan oo cunto ahaan aynu u isticmaalno laakiin in badan oo innaga …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *