Daraasad Soo Bandhigtay Xanuunada Ay Filfishu Daawayso

waxtarka filfisha
Cilmi-baarayaal ka socda hay’adda lagu magacaabo  world medical institution ayaa shaaca ka qaaday in Filfisha ay daawo u tahay cuduro ay ka mid yihiin Gaastiriiga kaasoo uu ku dhaca hab-dhiska dheefshiidka.

Baaristani ayaa lagu ogaaday in ay filfishu hoos u dhigeyso tirada Aasiid ay caloosha so deyneyso xiliga ay ku jirto shiidida cunnada, isla markaana ay kor u qaadeyso iney baraxdo dheecaamada tirade badan oo ay caloosha soo deyneyso.

sidoo kale waxeykhubaradani ka socotay  world medical institution in filfisho ay jirka ka yareyso biyaha faraha badan taasoo ay ku jirto maadooyin sameynaya “OKSIDHEESHIN ama yareynaya xadiga biyaha ku jira jirka.

Dhanka kale waxaa ka mid ah faa’idada ay leedahay filfishu inay dhamaan jirka ka baa’biso Bakteeriyada gaar ahaan kuwa ku nool  ee dhuunta iyo hab-dhiska neef mareenka sida inay daawayso hargabka iyo qabowga, filfishu waxay burburisaa unugyada baruurta waxayna caawisaa miisaan dhimista, waxay kaloo wax katartaa suuska ilkaha, ilka xanuunka iyo dhibaatooyinka araga. Sidoo waxaa jira daarasado kale  oo muujinaya in filfishu hoos u dhigto khatarka cudurrada  kansarka iyo beer xanuunka.

Check Also

shaaha liinta leh, shaaha liinta lagu daro, lemon tea

Sirta Caafimaad Iyo Shaaha Liinta Leh

Shaahu wuu noocyo badan yahay faaidadiisana waxay ku xiran tahay hadba nooca caleenta la isticmaalay. …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *