Daawo Video, Sahro Iyo Buugeeda Ka Hadlaya Raaxada Qoyska

Sahro Jaamac waa  qoraa Soomaaliyeed waxayna ku nooshahay magaalada Dubai, dhawaan waxay soo saartay buug ka hadlaya arrimaha qoyska khaasatan sida marwadu ay u qancin lahayd ama ku farax gelin lahayd ninkeeda.

Khaqiiqdii waxaa la dhihi karaa mowduuc fiican oo u baahnaa in wax laga qoro ayay abaartay maadaama uu jiro jahawareer badan dhanka arrimaha qoysaska Soomaaliyeed.

Buugaan ayaa dumarka ka caawinayaan inay ogaadan waxyaabaha nimanka ay ka rabaan xaasaskooda.

Hadaba halkaan ka daawo muuqaalka:

Check Also

Yaa Soo Diray Casumaadda? (QISO)

Lamaane dhalinyaro ah oo is guursaday ayaa degay guri cusub iyagoo ku camiray alaabo badan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *