Daawo Video Qaabka Sheydaanku U Qaawiyo Oo Dharka Uga Dhigo Gabdhaha

Gabaryahahay hadaad ka tagto xijaabka oo aadan is asturin ogoow Jirkaagu waa badeecad taala Suuqa. Shaydaanka waxaa uu baadiyaynaya qalbiyada adoomada kale dhar dhajis ah kuwo yaryar oo dhamaantood jirkaaga foolxumo ka dhiga muujinaya kala goysyada jirkaaga iyo xubin walba oo soo fiiqan.

Halkaan hoose ka daawo muuqaal ku saabsan sida sheydaanku u siro gabdhaha:

 

Check Also

Fruits-ka U Fiican Hooyada Uurka Leh

Xiliga uurka waxaa lagama maarmaan ah in hooyadu ay cunto cunnooyin nafaqo leh, kuwaasoo aan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *