Daawo Siday U Dhacday Xaflada Meherka Hodan Abdirahmaan + VIDEO

waxaa maalintii jimcada ee shalay ka dhacay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka meherka  Fanaanada Hodan C/raxmaan iyo fanaanka kale Mohamed Alta.

Xafladan Meherka ayaa waxaa ka qayb galay fanaaniinta reer Minneapolis iyo qaar ka mid ah asaxaabta labada fanaan.

mehrka hodan alta
meherka hodan iyo alta

meherka hodan iyo alta2meherka hodan

Check Also

Yaa Soo Diray Casumaadda? (QISO)

Lamaane dhalinyaro ah oo is guursaday ayaa degay guri cusub iyagoo ku camiray alaabo badan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *