Daawo K’naan Iyo Gacalisadiisa Cusub

Fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed K’naan Abdi Warsame ayaa lagu soo waramayaa in uu jaceyl cusub sameystay, arintaan ayaana  soo shaax baxday markii lagu arkay isagoo garabka ka heysta gabadha ku guuleysatay abaal marinta Oscar-ka ee loo yaqaan Lypita Nyong, taasoo aktarad u dhalatay dalka Kenya.knaan-2

 

Wararka horu dhaca ah ee saxaafada reer galbeedku maanta qoreen ayaa sheegaya lamaanahan cusub uu ka dhaxeeyay xiriir muddo socday, ayadoo gabadhani ay xafladii lagu gudoonsiiyay abaalmarinta Oscar ka ay ka sheegtay in K’naan uu yahay mid ka mid ah fanaaniinta ay ugu jeceshahay, saameyn weyna ku yeeshay nolosheeda.

K’naan oo lagu ogaa inuu qabay gabar Soomaali ah oo Deeqo lagu magacaabo ayaan la ogeyn inay kala tageen iyo in kale.

Gabadha Soomaalida ah ee uu qabayknaan abdi

Check Also

Yaa Soo Diray Casumaadda? (QISO)

Lamaane dhalinyaro ah oo is guursaday ayaa degay guri cusub iyagoo ku camiray alaabo badan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *