Daawo Horudhaca Film-ka “The Lobby”

The Lobby waa film cusub oo ay qisadiisa qortay gabar Soomaaliyeed isla markaana ku saabsan saaxiibtinimada dadka kala dhaqanka duwan.

Filmkaan ayaa waxaa matalaya isla gabadha sheekadiisa qortay oo lagu magacaabo Fathia Absie iyo nin ajnabi ah oo u dhashay dalka Mareykanka.

Halkaan hoose ka daawo horudhaca filmka The Lobby :

 

Check Also

Filim Xiiso Badan Oo Ay Jilaayaan Dhalinyaro Soomaaliyeed

Waxaa soo baxay filim cusub oo la magac baxay Hoygii Geerida (Death Home), kaasoo ay …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *