Daawo Hees Cusub Oo Ay Si Talantaali U Qaadayaan AbdiHamiid iyo Umalkhayr

Fanaaninta da’da yar ee AbdiHamiid Elmi iyo Umalkhayr Hussein ayaa soo saaray hees cusub oo la magac baxday Dadaal.

Heestan oo muuqaal wanaagsan wadata ayey si qurux badan u wada qaadayaan labada fanaan.

Hoos ka daawo heesta Dadaal:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *