Daawo Gabdho Isla Dhashay Oo Qurux Kaga Yaabsaday Hablaha Caalamka

Gabadha Modelada ah ee kasoo jeeda dalka Iran ‘Mahlaga Gabri, oo la tilmaamo iney tahay gabadha ugu qurxoon caalamka xiligaan, ayaa sidoo kale waxaa kasoo dhinac muuqatay gabar ay walaalo yihiin oon ka liidan.mah original

Labadaan gabdhood oo aad iskugu weji eg gaarahaan dibnaha iyo indhaha, ayaa la tilmaamay iney noqon doonaan kuwo aduunka ka tilmaaman.

mah lagha jaberi o

mah lagha

Mahlaga Gabri iyo walaasheed ayaa lagu eedeeyay iney qaliin is qurxina isku sameeyeen, gaarahaan dibnaha iyo sanka, laakiin waa dafireen sheekadaas.

Check Also

Fruits-ka U Fiican Hooyada Uurka Leh

Xiliga uurka waxaa lagama maarmaan ah in hooyadu ay cunto cunnooyin nafaqo leh, kuwaasoo aan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *