Daawo Farxiya Fiska Oo Bilowday Arrin Aad Loogu Farxay

Fanaanada Soomaaliyeed ee Farxiya Fiska ayaa ka qeybqaadatay barnaamijka Walaal Afuri oo ah mid sadaqo loogu uririnayo umada soomaaliyeed ee ku tabaaleysan dalkii hooyo,islamarkaana duruufahoodu nololeed aadka u liidato.afur
Fanaanada ayaa bogeeda soo dhigtay sawiro iyadoo ka qeybgaleysa barnaamijkaas waxtarka ah,waxaaney soo qortay hadalo ay kamid yihiin (RAMADAN KARIIM ANIGA WAXAAN U HAWL GALAY (WALAAL AFURI) SIDAAN U GACAN QABAN LAHAYN INTII SADAQADA MAANTA DHIIBTAY ILAAHEY WAX QAYR QABA HA IDINKUGU BADALO AAMIIN.)afur3

Barnaamijkaan oo markii ay bilaabeen dhalinyaro Soomaaliyeed ayaa u muuqda mid umada Soomaaliyeed ay si qalbi furan ku soo dhaweeyeen,waxaana ay dhalinyaradaan soo gudbiyaan cadeymaha meelaha iyo shaqsiyaadka ay lacagaha gaarsiiyaa.

Fanaanada Fiska waxaa ay sameysay talaabo muhiim ah oo ay ugu dadaaleyso umada Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan dalka hooyo,waxaana qurbo leeyahay mahadsanid howlkarnimadaada.afaur 2

Check Also

Yaa Soo Diray Casumaadda? (QISO)

Lamaane dhalinyaro ah oo is guursaday ayaa degay guri cusub iyagoo ku camiray alaabo badan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *