Daawo Fartuun Cumar Oo Si Aan La Filayn Ugu Soo Jawaabtay Yurub Geenyo

Fanaanada fartuun Cumar ayaa usoo jawaabtay Xidigta Yurub Geenyo oo shalay soo saartay muuqaal digniin ah oo ku saabsanaa hees ay soo waday Fartuun oo maalmo dhawayd horudhaceeda lasoo geliyay barta Youtube.

Fartuun ayaa si qurux badan oo xushmad iyo ixtiraam ku jiro ugu jawaabtay Yurub Geeno iyadoo raali gelisay waxayna sheegtay inay heestaan ku qaldantay oo aysan ogayn  in horay fanaanad kale loogu dhiibay.

Muuqaalkii horudhaca ahaa ayaa laga saaray Youtube-kam, waxayna Fartuun sheegtay inay joojisay diyaarinta heestaan kadib markii ay ogaatay in Yurub Geenyo horay u qaaday.

Fartuun Cumar iyo Yurub Geenyo ayaa si wanaagsan u wada hadlay arrinkiina waxa uu u muuqdaa mid si fiican loo xaliyay.

Hadaba halkaan hoose ka daawo muuqaalka

 

Check Also

10 Talaabo aad sare ugu qaadi karto, kuna xoojin karto iimaanka

1. Tawbada: Bini’aadanka waxaa ka dhaca dambiyo & qaladaad sababtoo ah ma nihn kuwa dhameystiran. …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *