Cooking With Hafza: Muhiimada Quraacda

Cooking With Hafza quraacdaKusoo dhawaada barnaamijka cunto karinta ee Cooking With Hafza Maanta waxaan ka hadlaynaa muhiimada quraacda, khatarta ka dhalan karta quraacda oo laga tago iyo sida loo diyaariyo quraac fudud.

Quraacdu waa cuntada ugu muhiimsan ee la cuno, waa shidaalkii uu qofka ku shaqo tagi lahaa, waxaana muhiim ah in cuntada subaxii la cunayo ay noqoto cunto caafimaad leh oo laga fogaado waxyaabaha warshadaysan ama nacfiga lahayn.

Baaritaanno caafimaad oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday in dadka aanan quraacan ay ka buuran yihiin dadka quraacdo, waana arrin lid ku ah fikrada la aaminsan yahay oo ah in quraac ka tagista la isku caateeyo.

 

Hadaba halkaan hoose ka daawo baarnaamijka Hafsa Cooking

Check Also

Hilib Shiilan Oo Aad U Macaan

Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *