Xikmado

Murti Iyo Hal-Haysyo Xikmad Weyn Xambaarsan

waa qormo gaaban oo aynu akhristayaasheenna ugu soo aruurinay erayo murti iyo xikmad balaadhan xambaarsan. Ka faa’idaysi wacan: – Marka qofka laga xaarrimo nolosha uu doonayo, jidka keliya ee u furani waa in uu sharciga iyo kala dambaynta la dagaalamo. – Qofka oo naftiisa ka hela, qabkiisana ku qancaa waa tilmaamta liidashada lagu garto. – Sirta noloshu ma’aha in aad …

Read More »

Dhowr Xikmadood Oo Nolosha Ku Saabsan

xikmado, xikmadood,

Halkaan kaga faaidayso dhowr xikmadood oo qiimo badan: 1- Hadii aad saxan tahay, uma baahnid in aad xanaaqdid, Hadiise aad qaldan tahay xaqba uma lihid inaad xanaaqdid..! 2- Dulqaadka aad qoyskaada u muujiso waa Jaceyl Dulqaadka aad dadka u muujiso waa Xushmad/Qadarin Dulqaadka aad naftaada u muujisana waa kalsooni aad isku qabto. 3- Weligaa aad ha uga fekerin wixii aad …

Read More »

Akhriso Xikmado Qaali Ah & Qormooyin Cajiib Ah, Kobci Maankaaga

Ilaahay wuxuu aduunkan ku abuuray bani’aadam, kuwaas oo uu ilaahay siiyey ku noolaanshaha iyo waliba ku tasarufkiisa, Wuxuu ilaahay ka dhigay kuwo ka kooban rag iyo dumar waxaa kale oo ay ku kala duwan yihiin xagga midabka, xaga dhaqanka, luuqadaha, iyo diimahaba, laakiinse waxay ka siman yihiin dadka kan adduunka ku nooli inay arkaan indhahoodu dhagahooduna maqlaan wax kasta oo …

Read More »

Xikmadda Maanta Ee Daryeel Magazine

xikmadda maanta

Qormadan waxa uu Daryeel Magazine akhristayaashiisa kula wadaagayaa, ereyo xikmadaysan oo laga soo qaatay bulshooyin kala duwan oo dunida ku dhaqan, iyada oo ay ujeedadu tahay in uu akhristayaasha la wadaago faa’idada ku jirta in la barto dhaqannada iyo hal-ku-dhegyada xikmadda leh ee ku jira hiddaha iyo dhaqanka ummadaha inala wadaaga dunida maanta edegga keliya noqotay. 1. Wanaagga: – Wanaagga ninku …

Read More »

Gabadh Kasta Way Jeceshahay Aabeheed Sababtoo Ah….

Gabadh kasta aad bay u Jeceshahay Aabaheed Sababtoo ah: Waxay ogtahay inuu yahay Jaceylkeedi ugu horeeyay ee dhabta ahaa, Waxay ogtahay in mar kasta agtiisa ay ka tahay Amiirad, Waxay ogtahay inuu iyada darteed uga tallaabi karo Bad, u dhaqaajin karo Buur, u jeexi karo darbi, Waxay ogtahay inuusan jirin cid weligeed u bedeli karta Jaceylkaa maalintey dhalatay u bilowday, …

Read More »

20 Xikmadood Oo Jaceylka Ku Saabsan

1. Qofka oo aynu ku doorano qurux iyo maal ma’aha jacayl, laakin qofka oo aad ceeb kasta ku jeclaato jacayl dheh. 2. Jacaylku waa Jaahilnimo heshay qalbi madhan. 3. Jacaylku waa saaxiibtinimo dab ku dhex dhacday. 4. Jacaylku waa bar nasasho oo aynu ilbidhqsiyo ku hakanno, kadibna nolosheenna sii ambaqaadanno. 5. Jacaylku waa tijaabo xasuusteedu waarto, laakiin da’deedu u cimri …

Read More »

Xikmada Maanta & Odhaahyo Murti Leh

– Raaxadu waa afar: Raaxada jidhka oo ku timaadda cuntada oo la yaraysto, raaxada ruuxda oo ku timaadda dembiga oo la iska yareeyo, raaxada qalbiga oo ku timaadda is mashquulinta oo la yareeyo iyo raaxada carrabka oo ku timaadda hadalka oo la yareeyo. – Afar ka digtoonow: Ninka u cadhooda qofkii raalli gelin waaya, ka la fadhiista qof aan soo …

Read More »

Xikmada Maanta Ee Qurbo Magazine

In  aad ku fikirtid wax wanaagsan ayaa u fiican  jiritaankaaga. Noloshaaduna waxa ay noqonaysaa mid kuu fudud. Hadaba halkan ka akhirso xikmada maanta! Caawi dadka in ka badan inta ay kaa filayaan. Waliba caawi adiga oo jecel in aad caawisid. Ha rumaysan wax kasta oo aad maqashid! Ha wada isticmaalin waxa aad haysato ee bar kaydso. Hana seexan hurdo badan …

Read More »