Xikmado

Xikmada Maanta Iyo Mahatma Ghandi

xikmada maanta iyo mahatma ghaandi

Xikmada Maanta Iyo Mahatma Ghandi Markii uu Gandhi halgamaagii Hindiya dhiganayay Jaamacadda College of London, macalin Ingriis ah oo la odhan jiray Wilson ayaa aad u necbaa. Maxaa yeelay Gandhi weligii madaxiisa hoos ugama dhigin marka uu isaga la hadlaayo sida aradayda kale. Mar kastana dood iyo dagaal ayaa ka dhaxasay. Maalin isagoo Prof. Wilson ku qadaynaya hoolka jaamacadda ayuu …

Read More »

Xikmadaha Maanta

1. Mararka qaarkood sababta keliya ay dadku uga tagi waayaan waxa murugada u keenaya waa sababtoo ah waa waxa keliya farxada u keeni jiray 2. Goortii dadka ku yiraahdan waad is bedeshay, 95% waxa ka keenaya inay sidaa yiraahdaan waxaad joojisay inaad u dhaqanto ama u noolaato sidi ay kaa rabeen 3. Goortii aad jeclaato qof shaqsiyadiisa, wax kasta oo …

Read More »

Hal-Qabsigii Iyo Xikmadihii Dadkii Hore

Qormadan waxaan kugula wadaagayaa qaar ka mid ah hal-qabsigii iyo xikmadihii dadkii hore, waxaan rumaysnahay in ay jiraan dad badan oo xikmad ehel la ah, waxaan xooga u saaray xikmadaha dadkii hore wa in aan dadka xasuustan xikmadahaas kana faa’iidaystaan, maahmaah fog baana tiri (dad waa kii hore hadalna waa intuu yirri.). 1- Qofna ha canaanan si aan adiga laguu …

Read More »

Xikmado Xul Iyo Xaqiiiq Ah

Qormadaan gaaban uga faa’iidayso xikmado xul iyo xaqiiq ah isla markaana ku anfici doona: 1. Marnaba Been ma noqoto Run, qalad ma noqdo sax, xumaan ma noqoto wanaag xitaa haddii ay aqbalaan ama rumeystaan dad badan 2. Yaysan ku galin kalsooni saa’id ah ama yididiilo badan goortii qof ku yiraahdo waan ku jeclahay. Su’aasha saxda ah waxa weeye, Ilaa iyo …

Read More »

Xikmado Qaali Ah

Halkaan kaga bogo xikmado qaali ah oo anfacaya qof walba oo ku dhaqma 1. Waqtigu wuxuu go’aamiyaa qofka aad la kulmeyso Nolosha. Qalbigaagu wuxuu go’aamiyaa qofka aad rabto Nolosha. Laakiin dabeecada iyo dhaqankaagu waxay go’aamiyaan qofka kula joogaya Noloshaada 2. U shaqee sidi in baahidaada oo dhan aysan lacag keliya ahayn, U noolow si aan xad-dhaaf ahayn, U soco si …

Read More »

Talooyin Xikmadaysan Oo Ku Socda Gabdhaha

Talooyin Xikmadaysan oo ku socda Gabdhaha. Ragguna ha akhriyaan 1. Baro Diinta. Tuko Salaada. Badi Cibaadada Alle. 2. Ha bedelin midabkaaga. Uma baahnid qof bini’aadan ah kuu sheego inaad Qurux badan tahay. Waxaad tahay abuuristi Alle, Maxaa sidaa ka qurux badan? Qof original aan kugu rabin oo Copy kugu raacaya waa qof runta diidan oo been raba. 3. Ha ka …

Read More »

Xikmado Wax Ku Ool Ah

Halkaan uga faaidayso xikmado wax ku ool ah oo nolosha ku saabsan 1. Hooyo ayaa Laweydiyey Yaa Ujeceshahay Caruurtaada Waxay Tiri. Kan Xanuunsan Ilaa Uu Caafimaadayo, Kan Maqan Ilaa Uu Imanayo, Kan Yar Ilaa Uu Weynaado, Dhamaantood ilaa an Dhimanayo. 2. Ha Kudhihin Ilmaha Orod aad Salaada, Lakin Ku Dheh Inakeen Tukanee Si an Janada Ugalno. 3.Labo ayaa La Weydiiyey …

Read More »

Xikmado Xiriirka Ku Saabsan

 Xikmado Xiriirka Ku Saabsan 1. Laba Mabda’ oo waaweyn ayaa saldhig u ah Xiriirka fiican, Marka Koowaad, ku faraxsanow waxyaabahaad isaga midka tihiin, marka labaadna xushmee waxyaabahaa ku kala duwan tihiin 2. Inaad xiriir fiican qof la sameyso waa shaqo joogta ah. Ha isku dayin inaad shaqadaa doonato haddii aadan diyaar u ahayn 3. Xiriirka wanaagsani waa marki qofka aqbalo …

Read More »

Xikmado Dhaxalgal Ah

xikmado dhaxalgal ah 1. Ka taxadar waxa aad hada beeranayso, waxay sabab u noqonaysaa miraha aad beri goosaneyso. Maalin ayaad ku farxi doontaa mirihi aad beeratay ama waad ka shallaayi doontaa xulashadi aad ku beeratay 2. Sonkor iyo Cusbo waa isku qasmi karaan, laakiin xitaa Qudhaanjadu way diidaa cusbada, waxayna qaadataa keliya sonkorta. Dooro la socodka dadka wanaagsan kana dhig …

Read More »

Xikmado Xul Ah

Xikmado Xul iyo Xaqiiq ah 1. Marnaba ha ka quusan wax aad si dhab ah u rabto, way adag tahay in la sugo, laakiin waxaa ka sii daran inaad ka shalayto 2. Goortii aad aqbasho qof, waxaad aqbashay wixi ay horay u soo mareen oo dhan. Sidaa darteed, dib ha u soo gocan hana u adeegsan 3. Goortii aad qof …

Read More »

Xikmado Dahabi Ah

Xikmado dahabi ah, talooyin, xikmad, erayo

ka faaidayso xikmado dahabi ah 1. Haddii aad ka daasho sameynta camal wanaagsan, daalku wuu baaba’ayaa laakiin camalada wanaagsan way harayaan. Haddii aan ku raaxeysato sameynta xumaan, farxadu way baaba’aysaa, waxaana haraya dambiga. 2. Mararka qaar waxa ugu wanaagsan aad sameyn karto waa inaad afka xirato, uguna sareeya Jaceylka. Iska hubi qofka ku jecel inuu kuu duceeyo iyo inuu hoosta …

Read More »

Xikmad Iyo Murti Jaceyl

xikmado iyo murti jaceyl ah

Xikmad Iyo Murti Jaceyl Boqolaal weji oo qurux badan waxaa ka fiican HAL qalbi oo daacad ah. Haka Shallaynin inaad qof jeclaatay qofkaasna uu meel cido ah kaaga tagey ileen qofkaas wuxuu ku siiyay jaanis aad qof kuu qalma oo wanaagsan ku raadsato. Haka shallaayin haddii aad qof daacad u noqotay xittaa haddii uusan u qalmin in daacad loo noqdo …

Read More »

Xikmad Qaali Ah

Xikmad qaali ah Ha sii eegin dib iyo wixii tegay, ma jiro qof orodka guulaysta isagoo xaga danbe eegaya. Farxaddu maahan inaad hesho waxaad rabto waqti kasta ee waa inaad jeclaato waxaad haysatid kuna mahadnaqdid. Dadka caqliga badan waxay leeyihiin asxaab badan, cadowgooduna wuu yaryahay, waayo saaxiib sanad baad ku heshaa cadowna hal maalin, wanaagna waxaa leh qofka Alle siiyo …

Read More »

Xikmadaha Dadka Wanaagsan

Cali Bin Abii Daalib (Kw), wuxuu yiri:- Caalamku wuxuu ku taagan yahay afar tiir, mid haddii la waayo dhamaan wuu dumaya, waxayna kala yihiin: 1- Qof Cilmi leh oo cilmigiisa u gudbinaaya dar Allah. 2- Jaahil aan ka san taagaynin (is kibrin) inuu wax barto, 3- Maalqabeen (Taajir) aan kibir lahayn oo dar Allah wax u bixinaya. 4- Sabool ku …

Read More »

Xikmado Dhiiri Galin Ah

Qormadan gaaban waxa aynu akhristayaasha kula wadaagaysa erayo iyo xikmado dhiiri galin ah oo aynu kasoo aruurinay ilo kala duwan. Caruurta quluubtoodu waa nadiif laakiin dharkooda ayaa wasakh ah, dadka waaweyna dharkooda ayaa nadiif ah, laakiin qalbiyadoodu waa wasakh, kuwo Allah (sw) badbaadiyay mooye. Shimbir geed dul fadhida marnaba kama cabsato in laanta ay saaran tahay la jabto, sababtoo ah …

Read More »