Xikmado

Weedho Xikmadaysan

1. Ma joojin kartid carabyada (hadalada) dadka laakiin ha u oggolaan carabyada (hadalada) dadka inay adiga ku joojiyaan 2. Jooji fakirka ah in aad duruuftan adag & dhibkan weligaa ku jiraysid. Sida xilliyada sanadka isu bedelaan ayay xaaladuhu isu bedelaan, noloshu waa wareeg, mana jirto wax sidooda iska ahaanaya weligood, xitaa naftaada waxay leedahay taariikh ay dhacay 3. Wax wanaagsan …

Read More »

Xikmado Taabagal Ah

1. Aduunkan Qofna ma aha qof ceeb ka saliim ah, haddii aad qof kaga fogaato qalad uu sameeyay, waxaad weligaa keli ku ahaanaysaa dunidann. Wax yar xukmi, wax badan Jeclow 2. Jooji in aad ka murugooto kuwa wax ka sheega noloshaada! Had iyo jeer waxaa jiraya qof aan fikrad ka haysan dhibka aad u soo martay si aad u gaarto …

Read More »

Murti iyo Madadaalo

1. Kolki uu rabo inuu aamus ku yiraahdo haweenay, ninka caadiga ah wuxuu ku yiraahdaa “Naga Aamus” ninka caaqilka ah wuxuu ku dhahaa “Bushimahaaga aad bay u qurux badan yihiin marki aad isku qabato!” 2. Sida loo xusho saaxiib fiican sanadahan dambe; Haddii saaxiibkaa ku hilmaansiiyo mobile-ka in aad eegto waa saaxiib fiican, laakiin haddii aad mobile kaga mashquusho waa …

Read More »

Xikmado Xaqiiq Ah

1. Qofna ma aha qof dhameystiran oo ceeb ka saliim ah Dunidan. Hadii aad kaga fogaato dadka qaladaadkooda, waxaad weligaa keli ku ahaaneysaa Aduunka. Xukmi wax yar, Jeclow wax badan 2. Geesinimadu ma aha in aadan cabsan. Geesinimadu waa in aadan u oggolaan cabsidaada in ay ku joojiso 3. Mar kastoo aad is tiraahdo maanta maalin xun ayay ii tahay, …

Read More »

Weedho Wacan oo Waxtar Leh

1. Qorrax-dhaca halkan waxay Qorrax soo bax u tahay dhinac kale oo Aduunka ka mid ah. Marnaba ha quusan sababtoo ah wax u muuqda dhamaad ayaa xaqiiqdii ah bilow cusub. 2. Haddii dhibic biyo ah ku dhacdo Haro, muuqeedi wuu lumayaa; Haddii ay ku dhacdo caleen geed Ubax ah, aad bay u iftaa; Dhibicdu waa isku mid; laakiin wehelka, halka ay …

Read More »

Ka Faaidayso Xikmado Dhaxalgal Ah

1. Geedka waxaa lagu qiimeeyaa miraha ama harka uu bixiyo, bini’aadanka waxaa lagu qiimeeyaa ficilada ay sameeyaan. Camalka wanaagsan marnaba ma khasaaro; Qofka beerta aadaab & hab dhaqan wanaagsan wuxuu gurtaa miraha xushmada iyo jaceylka dadka u hayaan 2. Ka fogow Xanaaqa, adiga keliya ayay ku dhaawacaysaa. Maxaad la caroonaysaa? Hadii aad saxsan tahay looma baahna in aad carooto, hadii …

Read More »

HAL-QABSIGII IYO XIKMADIHII DADKII HORE!!!! QAYBTII 3AAD/GUURE

Marka hore aan kugu salaamo salaanta qaaliga ah ee islaamka (Asslaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu) intaas ka dib allah ha inooka dhigo ramadaanka mid khayr leh ilahy ayaan inoo waydiinayaa in uu dhammaan umadiisa u sooman ka aqbalo kana abaal mariyo, intaas ka dib Qormadan waxaan kugula wadaagayaa qaar ka mid ah hal-qabsigii iyo xikmadihii dadkii hore, waxaan rumaysnahay in ay …

Read More »

Xikmado & Murti Qaali Ah

1. Biyuhu waa waxa ugu jilicsan hadana waxay dilaaciyaan dhulka, waxayna dhaqaajiyaan dhagxaan, waxay dejin karaan Markab, tani waxay si cad kuu tusaysaa Mabda’a ah in dabacsanaan & deganaan aad kaga guuleysan karto wax aad u adag 2. Saburku ma aha ilaa waqtiga aad sugi karto, balse waa sida wanaagsan aad u dhaqmi karto inta aad sugeyso. Marnaba ha is …

Read More »

Xikmado Xiiso Badan

1. Faynuustu ma hadasho. Waxay isku soo bandhigtaa iftiinkeeda. Kuwa guuleystay marnaba ma aha inay naftooda buun-buuniyaan, balse waxqabadkooda ayaa la rabaa inuu soo bandhigo oo hadlo 2. Inaad ka quusato hadafkaaga Nolosha hal caqabad darteed waxay ka dhigan tahay inaad saddexda taayar ee gaariga iska saartid sababtoo ah hal taayar baa kaa banjaray, fariistay 3. Haddii aad Qalbigaaga wada …

Read More »

KOBCI GARAADKAAGA: Xikmado Cajiib Ah

xikmado xul ah kobci maankaaga, xikmado cajiib ah

Dhakhtar ayaa mar yiri, “Daawada ugu wanaagsan dadka waa Jaceyl.” Qof ayaa weydiiyay, “Ka waran haddii uusan shaqeyn?” Wuu dhoolacadeeyay wuxuuna ku yiri, “Badso dose-ka, isticmaalka daawada”2. Will ayaa Hooyadii weydiiyay: “Sidee baan u heli doonaa haweenayda Saxda ii ah? Hooyadii ayaa ugu jawaabtay. “Ha ka welwelin helida haweenay sax ah, xooga saar sidi aad u noqon lahayd Ninki Saxda …

Read More »

Murti Muhiim ah

Marnaba ha yareysan naftaada, haddii weynaan iyo xoog wax taraan Maroodiga ayaa ahaan lahaa Boqorka Xayawaanka! Laakiin waxaa ah Libaax oo cudud iyo cabirba ka yar Guusha dadka kale ma aha Adiga Guuldaradaada ama Fashilkaaga, marnaba ha ka xumaan qof kale Guul uu gaaray. Is diyaarin, dadaal badan, doonid joogta ah, Dulqaad & Duco ayaa inta badan ah sababaha Guusha …

Read More »

Waa Maxay Xikmad?

go'aan kasta

Ma Taqaanaa Xikmada ? Waxaan maqalnaa erayga xikmad laakiin waxa suurto gala hadii layna weydiiyo qeexitaankeeda in aynu ka bixino jawaabo kala nooca, balse waxaynaan ku kala feker duwaneyn in xikmadu tahay wax wanaagsan ama shey qaaliya oo ruux kastaaba u baahanyahay inu helo amaba uu yeesho, hadabo waxad mawduucan kaga bogan doontaa su,aalaha soo socda iyo jawaabohooda taasoo laga …

Read More »

Xikmado Iyo Murti Qiimo Badan

1. Kama dhigi kartid kumana qasbi kartid qof inuu ku jeclaado. Waxa aad sameyn karto waa in aad noqoto qof la jeclaado. Wixi soo hara iyagay u taal 2. Calaamada Qaangaarnimada dhabta ah waa markii qof ku dhibaateeyo ka dibna aad isku daydo in aad xaaladooda fahanto iyo waxa ay sidan u sameynayaan inti aad isku dayi lahayd in aad …

Read More »

Hal-Qabsigii Iyo Xikmadihii Dadkii Hore, QEYBTII 2-AAD

xikmad dulqaadka xikmadihii dadkii hore xikmado

Qormadan waxaan kugula wadaagayaa qaar ka mid ah hal-qabsigii iyo xikmadihii dadkii hore, waxaan rumaysnahay in ay jiraan dad badan oo xikmad ehel la ah, waxaan xooga u saaray xikmadaha dadkii hore wa in aan dadka xasuustan xikmadahaas kanafaa’iidaystaan, maahmaah fog baana tiri (dad waa kii hore hadalna waa intuu yirri.). 1- Dulqaadku waa geed qaraar oo soo saara miro …

Read More »

Xikmada Todobaadka

xikmado xikmada todobaadka xikmad

Xikmada todobaadka: -Ha doondoonin RUNTA iyadaa imaneysa kaliya waxaad joojisaa xumaha iyo fikradahaada khaldan. -Weligaa Saca geesaha weyn hortiisa ha istaagin, dameerkuna gadaashiisa ha istaagin laakiin qofka nacaska ah labadiisa dhinac iska ilaali. -iska ilaali in wejiyada dhalaalkooda aad qofka shaqsiyaddiisa ku xukmiso. waxaad wax ku cabirtaa qofka carrabkiisa iyo ficilkiisa in ay is lahaadaan. -Nolol waxey bilaabataa marka ay …

Read More »