Uurka

Sababaha Shaaha Liinta Leh uu Ugu Fiican Yahay Hooyooyinka Uurka Leh

shaaha liinta leh, hooyada uurka leh

Shaaha liinta leh waxaa loola jeedaa shaaha madow  ama cagaaran oo lagu daro biyaha liin dhanaanta. Waa cabitaan dunida si aad ah looga isticmaalo. Shaaha liinta leh ma la cabbi karaa xilliga uurka? Lalabada xilliga uurka waa cillad ay haweenku ka sheegtaan. Haween badan iyaga oo ka cararaya dhibaatooyinka dawooyinka kiimikada ah waxa ay doortaan isticmaalka dawooyinka dabiiciga ah. Dadku …

Read More »

Hababka Ay Hooyada Uurka Leh Ku Yarayn Karto Khatarta Kaga Imanaysa Talefanka Gacanta

hooyada uurka, talefanka gacanta,

Kaaha (Radiation) uu sii daayo talefanka gacanta ee casriga ahi waxa ay khatar ku yihiin caafimaadka ilmaha uurka ku jira, gaar ahaan bilaha ugu horreeya uurka. Sidaas awgeed waxa ay dhakhaatiirtu ku talinayaan in hooyada uurka lihi ay qaadato talooyinka ugu fiican ee khatartaas ka yaraynaya: Cilmibaadhiso lagu sameeyey khatarta ka dhalankarta talefanka gacanta ayaa lagu ogaaday in kaaha (Radiation) …

Read More »

Waa Maxay Astaamaha Uurka Cusub, Sidee Loo Ogaadaa, Maxaase Khatar Ku Ah Uurka?

astaamaha uurka cusub, uurka bilowga ah

Uurku wuxuu yimaada marka ay manida bacrimiso ugxanta laga soo daayay ugxan sidaha, ugxantu waxay soo martaa tuubada ugxan sidaha oo ah meesha bacrimiska uu ka dhaco. Ugxanta marka ay bacrismato waxay usoo gudubtaa minka oo ah meesha ay ku dhageyso. Marka ukunta bacrimisan si guul ah ay ku dhagto uur ku jirta waxaa meesha ka dhasha uur. Uurku waa hab socda mudo 40 todobaad. …

Read More »

Sababaha Cunista Yoghurt-ku Ay Ugu Fiican Tahay Haweenka Uurka Leh

haweenka uurka leh, caanaha,

Haweenka uurka leh waxaa lagula dardaarmaa inay helaan kaalsiyam ku filan taas oo muhiim u ah koriimada murqaha, ilkaha iyo lafaha ilmaha. Caanaha la fadhiisiyay ee loo yaqaanno yoghurt-ka waa mid ka mid ah ilaha ugu wanaagsan ee qaniga ku ah macdanta kaalsiyamta. Waxaan halkaan ku soo gudbinaynaa faa’idooyinka tirada badan ee laga helo cunista yoghurt-ka ee xilliga uurka. Yoghurt-ku …

Read More »

Talooyin Caafimaad Oo Muhiim U Ah Hooyada Uurka Leh

talooyin caafimaad, hooyada uurka leh,

In hooyadu xilliga uurka ay si fiican u daryeesho caafimaadkeedu waxa ay ku abuurtaa shucuur raaxo oo nafsiya waxa aanay horseeddaa in ilme caafimaadkiisu fiican yahay ay dhasho. Qormadan oo aynu soo turjunay waxa aynu ku eegaynaa talooyin muhiim ah oo ay dhakhaatiirta ku xeeldheer xaaladahani sheegeen in ay caawinayaan hooyada uurka leh. Jimicsiga: Jimcsiga ay hooyada uurka lihi samaysaa …

Read More »

Soonka Hooyada Uurka Leh Iyo Talooyin Ay Tahay Inay Raacdo

SOONKA HOOYADA UURKA LEH

Shareecada Islaamku waxa ay hooyada uurka leh fursad u siisay in ay soonka iska dayso oo ay dib ka qallayso. Cilmiga caafimaadkuna waxa uu uga digay in ay soonto. Laakiin haddiiba ay dhacdo in ay ka faa’iidaysan weydo fursadda shareecadu siisay, una dhego nuglaan weydo digniinta dhakhaatiirta, oo ay soonto, waxaa qasab noqonaysa in la siiyo talooyinka ku habboon ee …

Read More »

Miraha Ama Furuutka Uroon Hooyada Uurka Leh

miraha, hooyada uurka leh, cuntooyinka uurka

Xiliga uurka waxaa lagama maarmaan ah in hooyadu ay cunto cunnooyin nafaqo leh, kuwaasoo aan ku koobnayn hooyada oo kaliya balse uu sidoo kale ka faa’idayo uurjiifka, cunnada fudud ama ay ku badan tahay baruurtu ayaa haboon in aan labadsan xiliga uurka taas badal keedana ay hooyadu joogteyso cunida miraha iyo cunooyinka leh maadada faybarka. Cunidda miraha ama qudaarta ayaa …

Read More »

Cunnada Nafaqaysan Ee U Fiican Hooyada Uurka Leh

Cuno nafaqadeeda ay isku dheeli tiran tahay oo la cuno xilliga uurka waxay sare uqaadaa koriimada iyo dhismaha jirka uurjiifka, waa muhiim inaad ogaatid nafaqa noocee ah ayaad ubaahan tahay iyo meesha laga helo nafaqooyinka. Ma jirto cuno mid ah oo la dhihi karo waxaa loogu talagalay uurka. Xaqiiqada ayaa waxay tahay uur iyo uur la’aanba waa muhiim in dabeecad …

Read More »

Maxaa Sababa Uurka Ilma Qoolan (Ectopic Pregnancy)?

Uurka ilma qoolan, Ectopic Pregnancy

Ilmaha ku abuurma minka banaankiisa waxaa loo yaqanaa ilma qoolan (Ectopic Pregnancy) Uurka noocaan ah wuxuu dhacaa marka ukun bacrimisan ay ku dhegto boos aan aheyn booski loogu talogalay oo ah dhinacyada minka. Uurka caadiga ah waxaa ukunta bacrimisan laga rabaa iney ku dhegto dahaarka gudaha ee ilmo galeenka. Uurka qoolan wuxuu inta badan ku sameysmaa mid kamid ah tuubooyinka …

Read More »

Foods You Should Avoid During Pregnancy

There are some foods you should avoid eating during pregnancy because they could cause food poisoning or harm your unborn baby. Take notes of some of these foods. Soft cheeses Mould-ripened soft cheeses, such as brie, camembert and others with a similar rind, including goats’ cheese, soft blue-veined cheeses, such as Danish blue, gorgonzola and roquefort. These cheeses are made with mould and …

Read More »

Calaamadaha Lagu Garto Uurka Bilowga Ah

Waxaa jira dhowr calaamadood oo lagu garto inay haweeneydu uur qaadday, ha yeeshee calaamadahaasi middoodna keligeed kuma filna inay tusaale cad u noqoto jiritaanka uurka, balse waa in la helaa iyaga oo isku duuban si loo hubiyo in uur jiro. 1- Caadada oo istaagta:- Calaamooyinka lagu garto uurka bilawga ah tan ugu caansan, uguna saxsani waxa weeye caadada oo joogsata. Ha …

Read More »

Ducada Uurka iyo Foosha

Ducada uurka iyo foosha,

Muuqaalkaan hoose waxaan idin kula wadaagaynaa ducooyin lagu duceysto marki dhal la raadinayo, markii uur la leeyahay iyo markii la foolanayo. Halkaan ka daawo muuqaalka: Ducooyinkaan waa aayado ka mid ah Qur’aanka kariimka ah, waana ducooyinkii anbiyada, gaar ahaan waxaa ku duceystay Nabi Sakariya iyo Nabi Ibraahim (CS) Alle (SW) wuu ka aqbalay. Ducooyinkan waxay ka kala yihiin: Rabbi laa …

Read More »

Foosha Deg-Degga Ah

fool degdeg ah waa markii hooyadu ay sadaalinaysay foosheeda inay dheertahay oo sidii ay u malaynaysay si aan ahayn ay u timaado fooshu oo markii la qabtay iyo markii cunugga banaanka uu yimaado ay u dhexeyso saacado yar gudahood… Haddii gabadha ugubka ah ama hooyada horay ilmo usoo dhashay marka la qabtay iyo marka ilmuhu banaanka yimid ay u dhexeysay …

Read More »

Baro Calaamadaha Foosha (Signs Of Labour)

dumarkaa ugubka ee aan horay wax usoo dhalin waxaa laga yaabaa inay foosha runta ah ay ku qaadato mudo ka badan 12 saacadood, halka haweeneyda soo dhashay hal cunug ama ka badan ay ku qaadan karto 12 saacadood ka yar. Calaamadaha foosha  waxaa loo kala qeybood oo kala ah fool aan rasmi ahayn iyo fool rasmi ah. Caalamadaha foosha aan …

Read More »

Waxtarka Shukulaatada Madow Ay U Leedahay Caafimaadka Hooyada Uurka Leh Iyo Ilmaha Ay Siddo

Cilmibaadhis ay dhowaan sameeyeen xeeldheerayaal ka tirsan jaamacadda Laval ee magaalada Quebec dalka Kanada ayaa daahfurtay in shukulaatada madow oo hore loogu ogaa in uu xaaladda nafsiga ah dejiyo dabeecaddana furfuro uu sidoo kalana raad caafimaad oo togan ku leeyahay caafimaadka hooyada uurka leh iyo ilmaha ay siddo. Cilmibaadhistani waxa ay caddaysay in gabadha oo xilliga uurka cunta shukulaatada  guud …

Read More »