Technology

Adeegyo Caan Ku Ahaa Barnaamijyada Windows 7 Iyo 8 Oo Uu Windows 10 Ka Tegey

Sida ay dad badani aad ula socdaan shirkadda caanka ah ee Microsoft oo soo saarta barnaamijyada ay ku shaqeeyaan Kombiyuutarrada iyo aaladaha sidooda u shaqeeya sida Tablet iyo talefanka gacanta ayaa dabaqaadii bishii Julay 2015ka soo saarta barnaamij (Operating System) cusub oo lagu magacaabo Windows 10, kaas oo ay bilaash ugu sii deysay macaamiisheeda hore u isticmaalayey Barnaamijka Widows7 iyo …

Read More »

4 Siyaabood Oo Aad U Dheereyn Karto Cimriga Baytariga Talefankaaga Casriga Ah

Mushkiladda ugu weyn ee ay si midaysan uga cawdaan inta badan ee dadka isticmaala talefannada casriga ahi waa dabka baytariga iyo in aanay awoodin in ay fursad u heleen in markasta ay buuxiyaan dabka baytariga. Mushkiladdani kuma imanayso xaddiga barnaamijyaa kala duwan ee ku jira talefanka gacanta iyo isticmaalkooda, laakiin waxaa ugu weyn oo dhibaatadan keeni kara sida aad ula …

Read More »

3 SoftwareOo Aad Qur’aanka Kaga Akhrisan Karto Computer-kaaga

Inkasta oo computer-kaaga ay ku jiraan software-ro tiro badani oo muhiim kuu ah, hadana waxaa hubaal ah in ay ka maqantahay waslad aad u qaali ah, Waa software-ka ugu qiimaha badan ee computer lagu shubto, waa Qur’aanka kariimka ah. Inkastoo sidaan filayo dhammaanteen aynu hayno oo computer-ka uu inoogu jiro Qur’aanka kariimka ah oo dhageysti ahi, hadana waxa hubaal ah …

Read More »

Sababta Keenta In Teleefankaaga Casriga Ah Kululaado Xilaga Xagaaga & Talooyin Muhiim Ah

Dadka oo keliyi ma nacaan kulaylka daran, talefannada gacanta ee casriga ah iyo aaladaha kale ee Tiknoolajiyadda ayaa iyaguna sideenna oo kale kulaylka neceb. Khubarada ku xeerdheer cilmiga Tiknoolajiyaddu waxa ay xaqiijiyeen in xilliga xagaagii marka uu kulaylka darani jiro uu talefanka gacantu kululaado, shaqadiisu cuslaato, baytariguna si dhaqso ah u dab beelo, tan oo ah hab loogu talogalay oo …

Read More »

Farsamo Kuu Suurtagelinaysa Inaad Hesho Taleefankaaga Oo Codku Ka Xiran Yahay

Waa hubaal in marar badan aynu arki weyno talefankeenna gacanta oo codku ka xiran yahay ama Tablet ka, kadibna aynu ku dhib mudanno helistiisa maadaama oo haddii aynu garaacno aynaan maqlayn dhawaqii aynu ku hagaagi lahayn. Haddaba haddii tan oo kale kugu dhici jirtay waxba ka ha warwarin, Qurbo Magazine ayaa maanta kuu haya xalkii aad kaga bixi lahayd dhibtaas, gaar …

Read More »

6 Xaqiiqo Oo Ku Saabsan Farsamadda Bluetooth Oo Aanad Aqoon

Bluetooth waxa uu ka mid yahay farsamooyinka casriga ah ee talefannada gacanta lagu qaato iyo qaar badan oo ka mid ah qalabka tiknoolajiyadda ee kombiyuutarka ah ama sidiisa u shaqeeyaa ay ku xidhiidhaan iyaga oo aan isu marayn wax xadhig ah oo isugu tallaalan. Bluetooth waxa uu sida ugu badan u anfacaa Kombiyuutarka gacanta (Laptop) iyo talefannada gacanta waxa aanu …

Read More »

VIDEO: ROBOT Karin Kara 200 Oo Cunto Oo Kala Duwan Iyo Qaabka Uu Shaqaynayo

Tiknoolajiyada caalamku maalinba wax cusub ay ku soo kordhiyaan saynisyahano maskaxmaal ah, waxaana hada soo baxay ROBOT karin kara 2000 oo cunto oo kala duwan. Telefoonada caaqilka ah(smartphone) ayaa ROBOT-ka cuntada kaga dalbaysaa kadibna sidii aad rabtay ayuu kuugu karinayaa. ROBOTKAN wuxuu suuqa caalamka la keeni doonaa 2017-ka oo qofkii raba oo awooda uu iibsan doono. Hoos ka daawo qaabka …

Read More »

Facebook oo fuliyay go’aan ay muslimiin badan Ka farxiyay

Shirkadda Facebook ay ogolaatay go’aan ay maxkamad ku taalla dalka Turkiga ku dalbaday in shaqada laga joojiyo bog Facebook ah oo nabi Maxamed SCW u gefay. Haddii shirkadda Facebook ay diidi lahayd dalabkaasi, maxkamadda waxa ay ku hanjabtay in shaqadooda Turkiga oo dhan la xayirayo. Facebook ayaa la aaminsan yahay qiyaastoo 40 milyan oo qof oo dalka Turkiga ku nool. …

Read More »

Iphone 6 Oo Suuqa Soo Galayo, Daawo Siduu U Ekaanayo

Inkastoo hada ka hor soo baxeen muuqaalo la sheegayo in ey kasoo baxsadeen Apple oo tusinaya qaabka iPhone 6 u ekaan doono. Video-gan oo mantay lasoo saray online ayaa tusinaya iPhone 6 kaasoo ka weyn noocyadii ugu dambeeyay. Kan ayaa iska leh 4.7inch muraayad ah uuna soo bixi doon bisha 8aad ii sanadkan 2014. Website Fransis ah nowhereelse.fr ayaa maantay muuqaalka video-ga …

Read More »

Maxaad Ka Taqaan Adobe Photoshop CS 6

Barnaamijka Adobe Photoshop waxaa isticmaala dadka xirfadda u leh graphic design tusaale ahaan qurxinta sawirada, sida loo abuuro naqshado kala duwan,. Waxaa si wayn Photo shop u isticmaala sawir qaadayaasha (Photographers) waxayna ku hagaajistaan sawirada, sida kalarka, background ka, waxaa iyaguna isticmaala software-kaan dadka naqshadeeya mareegaha (websites). Hadii ku isticmaasho barnaamijkaan waxaa hubaal ah inaad tahay qof ku xeeldheer sawirada iyo …

Read More »