Singles

Tilmaamaha Gabadha Wax Jecel

Astaamaha gabadha wax jecel: Gabdhuhu way kala duwan yihiin dabeecad ahaan, taasina waxay keeni kartaa in ay ku kala du wanaadaan calaamadaha ay u muujiyaan marka ay wax jeclaadaan, balse wax a jira calaamado ay ka siman yihiin: Calaamadaha ugu caansan: 1: Xishood: waa calaamada ugu horaysa waxa ay la soo baxaysaa xishood xad-dhafa ah oo mararka qaarkood ku kalifa …

Read More »

Fariimo Jaceyl Dad Kala Fog

1- Maba sifeyn karo arimaha jaceylkada oo idil haduusan Jaceylkaada i qaadi laheyn. 2. Waan ku Jeclahay adigoo ii dhow waan ku Jeclahay adigoo iga fog, intaba adigaan ku jeclahay . 3. Aad iyo aad ayaan kuu Jeclahay waxa tahay Nolosheyda iyo Qalbigeyga. 4. Gaclisadeydiyey waxaa tahay Jaceylkeyga ugu horeeyey ugana dambeeyay waqti walbo xagaadi ayaan ahay . 5. Gacalisadeydiyey …

Read More »

Sifooyinka Gabadha Wanaagsani Ku Xulato Seyga Wanaagsan Xiliga Lagu Jiro Ololaha Guurka

Gabadha wanaagsan waxa ay ku xulan kartaa gayaankeeda marka doorashada ku samaynayso habab badan oo kala duwan, laakiin waxa wanagsan in ay aad uga ka fiirsato qofka ay guursanayso ee la wadaagi doona nolosha. Hadaba waxan halkan kusoo gubin doonaa qodobo haweenayda u fududayn kara in ay ku guulaysato doorashada seygeeda mustaqbalka laakiin akhriste qodobadani maaha dhamaan qodobada gundhiga u …

Read More »

Hadii aad astaamahaan ku aragto way ku Jeceshay

Ilaahay ayaa lamaane kasta oo muslim ah dhex dhigay jacayl iyo naxariis  hadaba sida laga dharagsanyahay, Jacaylku waa rabitaan ku beerma qofka, waxaana qof kasta oo wax jeceli lagu gartaa astaamo gaar ah oo inta badan soo ifbaxa xili dambe oo jacaylku biyo dhigo qalbigiisa. Ragga ayaa uga nugul dumarka qarsashada jacaylka Had iyo jeer dumarku waxay ku dadaalaan inaan …

Read More »

Dumarka Casriga Ah Waxay Ragga Ku Jeclaadaan 6-daan Arrimood

Jacaylka haweenku kuma xidhna oo ragga kuma xushaan dherer, midab amma qurux, balse waxa jira arrimo si gaar ah u cajabiya oo ay aad u jecel yihiin inay ka arkaan wiilasha gayaankooda ah, kuwaasoo haddii ninku yeesho uu qalbiga gabadhu u nuglaanayo, kalgacal xad-dhaaf ahna u qaadayso. Dhammaan waxyaabahaasi waxay ku tacaluqaan muuqaalka ninka, habka lebbis-qaadashada iyo sidoo kale dabeecadihiisa, …

Read More »

Jaceyl Hal Dhinac Ah

Waxaa jira nooc Jaceylka ka mid ah oo la yiraahdo Jaceyl hal dhinac ah “One-sided Love”. Calaamadaha lagu garto: 1. Waa marki qof keligii wax jecel yahay, qofki kalena u ogayn 2. Waa qofka oo leh, Waan ku Jeclahay xitaa hadii aadan i jeclaan adigu 3. Wuxuu qofkaa iska jeclaadaa dadka caanka ah sida Fanaan, Atoore, Atariisho, sawiradooda iyo heesahooda …

Read More »

Sidee u Xiiso Gelin kartaa Qofkaad Jeceshahay?

Maxay tahay sababta aad ugu guuldarraysatay inaad xiiso geliso qofkaad jeceshahay? Sannado badan ka hor waxaan u malayn jiray haddii aanu qof i jeclayn aanan qofkaa ka dhigi karin  mid i doonaya ama aanan jaceyl ku abuuri karin, waxaan u malayn jiray in jaceylku yahay wax si dabiici ah iskaga dhaca oo aan lahayn sharci islamarkaana aan la kantarooli karin …

Read More »

Sidee ku Kasban kartaa Qof Aad Jeceshahay Oo Kaasii Jeeda

Dunidaan aynu guudkeeda saaranahay waxa ku nool qomiyado kala duwan kuwaas oo aan isku diin, isku af, iyo isku dhaqan toona ahayn, balase wax ay kawada siman yihiin jaceylka, hinaasaha ama maseyrka iyo waxyaaba kale. Qarniyadii hore jaceylka waxaa uu ahaa mid ay dadku aad u qadariyaan aadna u qiimeeyaan. Waxaynu ognahay in dad badan ay u dhinteen jaceylka halka …

Read More »

Sheeko Cajiib ah!

Wiil iyo Gabar ayaa aad isu jeclaa. Waxay ku heshiiyeen inay is guursadaan balse waa la isu diiday, lagana hor istaagay. Maadaama ay filimaan Jaceyl badan daawadeen ayna rumeysteen, waxay go’aansadeen inay Buur dheer iska soo tuuraan oo hal mar isla dhintaan! Kolki ay buurti dusheeda yimaadeen ayay is yiraahdeen waxaan tirsaneynaa 1, 2, 3 ka dibna waa wada boodeynaa. …

Read More »

Sidee U Ilaawi Kartaa Qofaad Jeclaaatay Oo kaa tagey ama aad heli wayday

Runtii way Adagtay in la ilaawo Qof aad jacayl Dhaba uqaaday Balse waxaa Hubaala in waxkasta oo la isku dayo laguna dadaalo waqti & samir lasiiyana lagu guuleysto . Hadaba Qodobadan isku day inaad samayso haddii Arinkani kuhaysto waxa hubaal ah inaad Guuleysanayso : -Xakamee Naftaada : Waxaa Hubaal ah haddii aad isku daydo inaad naftaadu wax ay jeceshahy aad …

Read More »

Todobo Arimood Oo Gabadh Kasta Ay Kugu Jeclaanayso (FOR MEN)

Hees Soomaali ah ayaa ereyadeeda waxa ka mid ah “Hadii Aan Jacayl Jirin..Jaar Lama Ahaadeen.. Hadii Aan Jacayl Jirin Aduunyadu Ma Joogteen”, iyada oo ka hadlaysa jacaylka iyo sida aanay noloshu la’aantii u sii socon karin, hadaba iyada oo jacaylku badiyaaba uu noocyo badan yahay ayaa hadana waxa marka ereyga Jacayl la arko loola booda kalgacal ka badiyaaba dhexmara labada qof ee gayaanka …

Read More »

Qalanjo Quruxdeed taqaan, quud ma gashaa?

Dumarka sida uu nabigeeni subanaa (scw) tilmaameyba waxaa lagu guursadaa afar, guruxdeeda, nasabkeeda, maalkeeda iyo diinteeda. Waxaa uu nabigeenu ku taliyey in tan diinta u saaxiibka ah inaan raadino. Iyadoo taladaa dhaxal-galka ah jirto ayaa hadana raga soomaaliyeed intooda badan waxay dumarka ku doortaan quruxdooda oo ay xigto nasabka gabadha ka soo jeedo. Hadaba quruxda indho-sarcaadka ee dumarka qaarkood, ee …

Read More »