Singles

5 Arrimood Oo Ay Tahay Inaad Ogaato Ka Hor Guurkaaga

5 Qodob oo ay tahay inuu qofku wax ka ogaado intaanu guursan ka hor: Baro Naftaada. Ma ogaan kartid qofka kugu habboon nolosha haddaadan aqoon qofka aad adigu tahay. Baro hiraalkaaga, ahdaaftaada nololeed, dabeecadaaha IWM.  Guurku waa raaxo iyo mas’uuliyad isla socda. Mas’uuliyadduna waxay u baahan tahay in si isu dheellitiran loo wadaago. Nolosha guurku ma aha sida tan filimada …

Read More »

Xiriirkaaga Xaqdhowr

xiriirkaaga

Wiil iyo gabar ayaa wada ciyaarayay. Wiilku wuxuu heystay dhawr xabo oo baliil (fataatiir) ah. Gabadhu waxay heysatay xoogaa nacnac ah. Wiilki ayaa gabadha u sheegay inuu siinayo dhamaan baliilihiisa hadey nacnaca wada siiso. Gabadhi way ku raacday. Wiilki wuxuu qarsaday xabadi ugu weyneyd uguna quruxda badneyd baliilaha, inti kale ayuuna gabadha siiyay. Gabadhi waxay siisay dhamaan nacnaceedi sidi ay …

Read More »

Calaamadaha Ninka Wax Jecel

Raggu way ku kala duwan yihiin calaamadaha ay muujiyaan, balse waxa jira qaar ay ka siman yihiin. Kala duwanaanta abuurka ragga ayaa keena kala dookha. 1.Nuglaan: waa calaamad lagu arko ninka, waxay ka turmaysaa inuu culays xoog lihi haysto oo jacayl ah. Wuxuu nugayl u muujinayaa gabadha uu jecel yahay iyo cida ka ag-dhaw Calaamadaha ugu caansan 2.Dulqaad xad-dhaaf ah: wuxuu dulqaad weyn …

Read More »

Arrimo Gabadha la Gudboon Inay Samayso ka Hor Go’aanka Guurka

Gabar walba way wareertaa markay rabto inay guursato, oo waxaa ku adkaada go`aanka guurka. Waxayna ka baqdaa inay ka shalayso oo ninku noqon waayo ninkii ku haboonaa. gabar walba oo muslimad ahi markay rabto inay guursato ama la soo doono, waxay samayn kartaa arimahan soo socda ee aad iyo aad u caawinaya, illaahayna kuma dayacayo madaama aad samaysay: Istikhaaro: Istikhaaro …

Read More »

Sababta Raggu Uga Baqaan Guurka Gabadha Fariidda Ah!!

Gabadha fariidda ah, guurka, ragga

Waxaa jira hal-ku-dheg carbeed oo macnihiisu yahay, “Gabadha doqonta ahi waa sida neefta Khardal la yidhaado, oo neerfayaasha ayey dishaa” Waxa kale ooh al-ku-dhegyadooda ka mid ah, “Dad waxa ugu farxad iyo badhaadhe badan doqonta, waayo iskuma mashquuliso waxa hareeraheeda ka dhacaya, nafteedana saamayn kuma yeeshaan” Charles P. Baudelaire oo ahaa gabayaa weyn oo u dhashay dalka Faransiiska ayaa isna …

Read More »

7 Arrimood Oo Mudan Inay Gabadhu Iska Hubiso Ka Hor Go’aanka Guurka

Ma is waydiisay hebalaayo maxaa loo furay, laakiin wali maskaxdaada ma kusoo dhacaday sababta khilaafka ee lamaaneyaal badan oo aad taqaan? Inta ayna guursan gabadha laakiin ay dooneeyso in ay guursato waxa ay haysataa fursad ay kaga fikirto wax yaabo badan aanay guurka dabadii fursad u heli doonin hadaba waxa muhiim ah in gabadhu is waydiiso Su’aalo badan oo u …

Read More »

Baro Qaababka Aad Iskaga Reebi Kartid Wiil Ku Jecel Oo Aanad Rabin

Wiil ku jecel, qof ku raba, ninka wax jecel,

Wiil ku jecel: Way adagtahay waxaad odhan lahayd wiil marku ku sheegto jaceyl oo adan wax hami ah u heynin Waa suurta gal in wax badan kula soo gudboonato wiilal aadan ka helin oo had iyo goor ku daba orda ama ku deyn waaya hadalheynta jaceylka ay ku qabaan. Ma fiicna inaa is qasabtid una aqbashid oo kaliya inuu ku …

Read More »

Meelaha Ay Dumarka Hada Jira Ragga Ka Qiimeeyaan

Haweenku sidey u kala duwan yihiin ayey u kala duwan yihiin dookh ahaan. Taasina waxay keenaysaa inay kala aragti ka noqdaan markay qiimaynayaan ragga. Qaarba meelaha ay doorbidaan ayey ku soo qadimayaan, balse waxaynu falanqayn doonaa dhinacyada loo badan yahay. Goobaha ugu caansan. 1)      Wajiga: waa goobta ugu horaysa ee ay gabadhu ka eegto ninka markay kulmaan, tani waxay sawir buuxa ka …

Read More »

Astaamaha ugu muhiimsan ee aad ku garan kartid gabadha ku jecel

astaamaha gabadha ku jecel

U gaar ah ragga! Astaamaha ugu muhiimsan ee aad ku garan kartid gabadha ku jecel Qormadan oo uu qoray bogga arrimaha caafimaadka ka faallooda ee [Every Day Health Information] lagu magacaabo ayaa si hoose uga hadleysa astaamo raggu ku fahmi karaan gabdhaha ay lasheekeysanayaan inay jecelyihiin ama ay aad u daneynayaan iyo in kale. Qormadan oo ku timid baaris ay …

Read More »

6 Arrimood Oo Raggu Ka Baqaan Sababna U Noqda Inay Guurka Ka Daahaan

Dad badan ayaa aaminsan in cabsida iyo dareenka baqdintu caadi ahaan ku yar yahay jinsiga labka, gaar ahaan, waxaa arrintan aad u aaminsan dumarka oo aad mooddo in uu ku beeran yahay dareen ah in Ina Aadam cabsidu ku yar tahay. Waana ay dhacdaaba in gabadhu aanay jeclaysan in ay maqasho in nin ay xidhiidh qoysnimo, qaraabo nimo imw ku …

Read More »

Sababaha Dumarka Quruxda Iyo Fariidnimada Isku Darsada Ay Guurka Uga Raagaan

Cilmibaadhis ay samaysay majallad caalamiya oo ka faalloota arrimaha haweenka ayaa daahfurtay in ragga badankoodu ay aaminsan yihiin in dumarka quruxda badan ee weliba fariidnimada lagu majeerto, kuna dadaala in ay ilaaliyaan quruxdooda iyo xarragadooda ay si sahal ah u helaan guur, laakiin ay taasi tahay been ay iska dhaadhiciyeen raggu. Laba kooxood oo ah cilmibaadhayaal ayaa daraasado arrintan la …

Read More »

Sidee Loo Ogaadaa Xiriirka Jaceyl Ee Khiyaanada Wata?

CALAAMADAHA KHIYAANADA

Waa dabiici marka uu xiriirkagu cusubyahay uu aad u macanyahay oo so jiidasho badan kuu muuqato. Waxa laga yaaba si fudud inaa ku saadalisid inuu xiriir fiican noqon doono oo jaceyl wanaagsan ka dhex abuurmi doono xiriirkaas. Markaad waqti mucayana la dhaafo oo aad si fiican isku baratan ayaa soo baxa qof kaste wuxu qarinaaye sida dabeecadaha iyo waxa runta …

Read More »

Dooro Qofkaaga! W/Q: Nada Yuusuf Cumar

Nolosha adduunka ee qadhaadhka iyo macaanka iskugu lifaaqani waxa ay ku qurux badantahay dabbaalashadeedu adiga iyo wehel kuu qalma oo aad is heshaan. Ha noqdo wehelkaasi mid xagga uu doono ka soo jeeda sida xaas/say, saaxiib, walaal ama wax kale oo u dhigma. Si aad u dhadhansato dheef wax ku ool ah marka ay kuu ahaato, waa in aad heshaa …

Read More »

Sidee Gabadhu U Xulan Kartaa Nin Wanaagsan

Marka laga hadlayo Xulashada guurka Rag iyo dumar waxa laga simanyahay in la isku xusho waxyaabo qofka wax xulanayaa u arko  in ay ku haboontahay in wakhtigaa la joogo uu doorashada Lamaanaha nolosha  la wadaagi doono ku saleeyo. Hadaba waxaynu diirada saaraynaa sidii ay Dumarku ku xulan lahaayeen Ninka ay nolosha la wadaagi doonto balse ka hor Talada dumarka ku …

Read More »