Singles

Hadaad Isku Aragto Arrimahaan, Jaceyl Dhab Ah Ayaa Ku Haya

Jaceyl dhab ah, jacaylka, qofka ku jecel

Wali jaceyl dhab ah ma ku helay? Waa suaal jawaabteedu adagtahay balse waxa ka adag hadaa lagu waydiiyo “Qofkad xidhiidh la leedahay dareen jacayl ah ma u qabtaa?” Hadaad 12-kan qodob ee hoos ku xusan aad isku aragtid ama qaar ka mid ah, ogow jacaylkii dhabta ahaa ayaa ku haya: 1. Waa qof special ah: marku jacayl ku hayo qofkad …

Read More »

5 Qodob Oo Kaa Caawinaya Inaad Doorato Qof Kuu Qalma Oo Aad Nolosha Wadaagtaan

Sidee baan uu doortaa qofka aan nolosha la wadaagayo? Waxay ka mid tahay su’aalaha ugu muhiimsan uguna adag Nolosha, waayo waxay bilow u tahay mid ka mid ah go’aammada nolosha ugu muhiimsan ee qofku gaadhayo inta uu nool yahay. Haddaba waxaa uu ustaad Mubarak Hadi, muuqaalkaan nagalu wadaagayaa 5 qodob oo qofka ka saacidi kara inuu xusho lammaane wanaagsan oo …

Read More »

Murti Ku Saabsan Xidhiidhka Lammaamaha

Murti ku saabsan, xikmado jaceyl ah, weedho, halkudhegyo

Qormadan oo aynu ku soo qaadan doono hadallo xikmaddaysan oo taabanaya waayaha nolosha lammaanaha xidhiidhka guur iyo cilaaqaadka jacayl dhex marayaan iyo hogatusaaleyn cibaarooyin u noqon kara waayaha kala duwan ee noloshooda, waxa aynu ka soo xiganaynaa meelo kala duwan oo uu ugu horreeyo buugga ‘Mudakaraatu Shaabba qaadiba’ oo uu qoray qoraaga caanka ah ee Aniis Mansuur. Waxa aanay ku …

Read More »

Erayo Jaceyl Oo Macaan

Erayo jaceyl, fariimo jaceyl, dhambaal

erayo jaceyl: Rajadaydu waxay ku xirneyd kaliya maqalkiisa berri. Waxaan soo toosay aroortii xigtay maba joogaba oo mar hore ayuu baxay,meelaha Ayaan fiirfiiriyay waxaan arkay warqad miiska saran waxeyna u qorneyd sidan: “Anigu ma kuu keeni laheyn ubaxa , laakiin fadlan ii ogolow inaan sharraxo sababaha aanan kuugu keeneyn.. markii aan intaa akhriyay markiiba waan qalbi jabay. Waxaan sii waday …

Read More »

Soo Jiidashada Qof Aad Jeceshahay

Soo jiidashada qof aad jeceshahay

Maxaa dareentaa marka aad daawanayso filim aad dhowr jeer oo hore daawatay? waxaa hubaal inaad dareemaysid caajis iyo marax aad u farabadan. Laakiin su’aasha isweydiinta lihi waxay tahay, maxaynu u dareenaa caajis marka aynu daawanayneyno filim in ka badan hal mar? sababtoo ah waxaynu ognahay wax kasta oo filimka ku jira sida wax dhici doona, waxa soo socda iyo wax …

Read More »

Dhambaal Jacayl Oo Xiiso Badan

Dhambaal jacayl, fariimo jacayl, fariin jaceyl erayo macaan

Dhambaal jacayl ah Si qarsoodi ah ayaad u xaday qeybkasta oo qalbigeyga ka mid ah adigoo aan igala tashan, haseyeeshee nasiibdaro waxaa iiga sii xanuun badan adigoon soo dhameystiran isku keenida qeybtii ka dhineyd qalbiga inaad ilowday. Kelmada waan ku jeclahay markaad ii timid ee aad igu tiri,ma aqaano wixii igu dhacay, jaceylkaaga la’aantiis waan lunsanaa, waxaan dareemay erey walbo …

Read More »

DHAMBAAL: Raali Galin Qof Aad Jeceshahay

Raali gelin jaceyl, fariimo jacayl, dhambaal jacayl, qof aad jeceshahay

Kulanti wacan oo wanaagsan dhamaantiimba saaxiibayaal, kuna soo dhawaada qormo gaar ah oo aan todobaadkaan diiradda ku saarayo  dhambaal raali galin qof aad jeceshahay, ama qofka uu idiinka dhaxeeyo xiriirka saaxiibtinimo,marka uu khilaaf idiin soo kala dhex-galo maadaama isku-dhaca uu qeyb ka yahay nolol maalmeedka dadka ama lamaanaha. Qof waliba waxuu jecelyahay nolol leh farxad joogta ah,haddana waxaa laga yabaa in …

Read More »

Sidee U Ilaawi Kartaa Qof Aad Jeceshahay Oo Kaa Tagay?

Qof aad jeceshahay oo kaa tagay: In habeen iyo dharaar dhexdood aynu jacayl kaga bogsannaa, waa arrin ma dhacdo ah. Maskaxdana ku hay in aanay dadku isku mid ka ahayn u nugaylka dhibta ka dhalata caashaqa guulaysan waaya. Xeeldheereyaasha cilmiga xidhiidhka bulshadu waxa ay kula taliyaan qof kasta oo waaya ruux uu jeclaa, geeri iyo gaabsi midka uu doono ha …

Read More »

Sifooyinka Ay Gabar Kasta Jeclaan Lahayd Inuu Yeesho Ninka Ay Guursanayso!

Sifooyinka ninka guurka,

Toddobaadkii hore waxaan blog-geyga ku baahiyay qormo falanqaynaysay tilmaamaha wanwanaagsan oo ay raggu gabadhaha ku raacaan. Waxaa gar ila noqotay, siixiibbada qaarna ay codsadeen in wax laga dhaho sifooyinka ay gabdhuhu rabi lahayeen in ragga nolosha la wadaagaya ay yeeshaan. Qof walba qofka hadda garab jooga ee uu nolosha la qaybsanayo ama uu damacsan yahay in uu la qaybsado, waa qasab in …

Read More »

Qalbi Jab Jaceyl

Qalbi jab jaceyl, qalbiga

Qalbi jab jaceyl: Qalbigaaga ayay jebinayaan, waxay kaaga tagayaan sabab la’aan, waxaad ka dooratay dad oo dhan, waxaad aamintay in badan, waxaad u ahay daacad, waxaad u hurtay naftaada, waxaad u sameysay wax kasta aad awooday laakiin wax kale iyo meel kale ayaa u muuqatay mar kasta, waxaa kugu soo haray su’aalo u garaacaya maskaxdaada sida mowjado bad oo buur …

Read More »

Calaamadaha Lagu Garto Qofka Jacaylka Dhabta Ah Hayo

Jacaylka dhabta ah, jaceyl dhab ah, calaamafaha jacaylka

Jacaylka dhabta ah: Daraasaddo dhawr ah oo xiriir ah oo ay sameeyeen xeel dheerayaasha arrimaha Jacaylku ayaa shaaciyay Astaamaha Gaarka u ah ee lagu garto qofka jacaylka dhabta ah uu  hayo ama uu halleelo, taas oo aad ku garan karto haddii aad isku aragto astaamahan in Jacayl dhab ahi ku hayo. 1- Qofka sida dhabta ah wax u jeceli waxa …

Read More »

Maxay Tahay Sababta Raggu U Guursadaan Dumarka Xun??

Hadaad go’aansatid inaad diintaada dhamaystirtid oo aad guursatid, tolow yaad guursan lahayd? Ma waxaad baadhi lahayd inan hoyadaa u eg oo sida hooyadu ilmaheeda u koolkooliso oo u ilaaliso kuu ilaalisa ayaad baadhi lahayd mise waxaad baadhi lahayd gabadh aad madaxweyne aad u noqon lahayd iyaduna wasiir ay kuu noqon lahayd, hadalka kugu soo celin oo sida hadhkaaga kuu daba …

Read More »

Sidee Looga Hortagi karaa Ragga Shabeel Naagoodka ah??

Marka koowaad waxaan ka afeefanayaa oo aan ka cudur daaranayaa in aan ragga lawada simin waayo Ragga waxaa ku jira ragga aad u qiima badan oo fahmi kara qiimaha iyo qadarinta ay ku leeyihiin dumarka. Balse Ragga aan doonayo in aan ka hadlo waa ragga iskaaga dhiga dumarka in ay yihiin ragg aad u wanaagsan oo markay dumarka qalbigooda ku …

Read More »

Maxaa ka qaldan Jaceylka?

Jawaabtu waa WAXBA ee waxay wax wax ka qaldan yihiin dadka Jaceyl Jinni Jinni ah intuu ku dhaco ka dibna Jiljileec iyo Jirro isku rida! sii Aqri… Qof kasta wuxuu yiraahdaa Jaceyl ayaa dhaawac iga soo gaaray, laakiin taasi Run ma aha. Kelinimada, Waayida qof, Quusashada, Diidmada, Naceybka, La noolaanshaha xusuus, murugada iyo welwelka badan ayaa dhaawac keena intaana dad …

Read More »