Singles

Dhibaatooyinka Laga Qaado Jacaylka Aan Lagula Wadin & Talooyin Muhiim Ah

Jacaylka Aan Lagula Wadin

Waa in ayu mar walba xasuusnaano in wax kasta oo nolosha innagu soo maraa uu yahay fursad aynu ku ogaan karno xaqiiqada nafteenna, isla markaana aynu aqoonsanno in aanay jirin waayo-aragnimo aan faa’iido lahayn, haddii ay ugu liidato waxaa hubaal ah in aynu ka baranayno casharro aynu kala soo baxno, si ay innooga caawiyaan in nolosheenna mustaqbalku ay noqoto mid …

Read More »

6 Arrimood Oo Been Ah Oo Naftooda U Sheegaan Dhalinta Aan Weli Guursan

Guurka ka hor, dhalinyarada rag iyo dumarba waxaa masaxdooda ku qufulan sawirro malo-awaal ah oo uu ka haysto guurka, laakiin badankoodu ay qaldan yihiin. Sababtu waa waayo-aragnimo la’aanta, iyo Aqoon darro ka haysata arrimahan iyo midda saddexaad oo ah da’da qofka oo yar, welina aanu u bislaan in ay maskaxdiisu kala shiisho arrimo noocan ah. Khubarada cilmi nafsiga oo daraaseeyey …

Read More »

9 Astaamood Oo Lagu Ogaado Haddii Uu Jacayl Dhab Ah Ku Haayo

jacayl dhab ah

Aad uma adka in aad ogaato in uu jacayl ku haayo iyo in kale. Dadku marka ay wax jeclaadaan isku dareen ma aha. Dadka qaar oo uu jacaylku hayo, si wanaagsan ayay uga war qabaan dareenkooda, qaar kalana ma hubaan waxa hayo in uu jacayl dhab ah yahay iyo in kaliya ka helid uun ay tahay. Nasiibwanaag, jirkaagu wuxuu lee …

Read More »

Sababta Uu Jaceylkaagii Hore Kuugu Soo Noqnoqdo Oo Uu Kuula Soo Xidhiidho

jaceylkaagii hore qofaad jeceshahay

Waa maxey sababta uu jaceylkaagii hore kuula soo xidhiidho? Muxuu qofkuu hore xidhiidh idin ka dhexeeyay mar labaad kuula soo xidhiidhaa? Maxay dad hore u wada socon jiray oo isjeclaa marar badan iskugu soo noqdaan kadib markuu xidhiidhkoodu dhamaado, maxaase sababa in dadka qaar ay dib marar kale ula soo xidhiidhaan jaceylkoodii hore kadib markey xidhiidh kale yeeshaan? Maqaalkan waxaan …

Read More »

Gabadha Ku Jecel Waxaa Lagu Ogaadaa Astaamahaan

Ma ku wareertay sidaad ku ogaan lahayd inay ku jeceshahay iyo inkale? Kaligaa ma ahan ragg badan ayaa kula qaba dhibtaas waayo way adagtahay dumarka in la akhriyo. Hadaba waxaan halkaan kuugu ku haynaa 17 calaamadood oo lagu garto gabadha ku jecel ee kuu sheegan karin. Marka aad meelo kale eegayso iyada adiga ayay kugu maqantahay markaa soo eegtana wey …

Read More »

3 Arrimood Oo Been Ah Oo Ay Dumarku Caan Ku Yihiin!

Beenta badan,

Qormadan waxa aynu ku soo qaadanaynaa saddex beenood oo ay culimada cilmiga bulshadu sheegaan in aanay marnaba dumarku ka run sheegin, saddexdaa arrimood oo dhammaantood ku xidhiidhsan ninka ay xidhiidhka haasaawe la leeyihiin ama sayga qaba. 1. Qaladkayga waan qirtaa: Waxaa hubaal ah in gabadha sheekata in ay caado u leedahay in qaladaadkeeda ay raalli gelin ka bixiso, ay tahay …

Read More »

Gabadha Leh 14-kaan Astaamood Ha Sii Deyn Ee Guurso

Dadka ku jira xiriirrada waqtiga dheer qaata waxa ay ku tagi doonaan maalin ay is weyddiiyaan: tolow tani ma tahay qoftii aan rabay nolosheyda inta ka harsan in aan iyada la qaato? War gabadhani ma tahay mataanteyda? Saynisyahannadu waxa ay ku hawlan yihiin sidii ay uga gungaari lahaayeen sida dadku isugu habboon yahay iyo tilmaamaha labada qof u horseedi kara …

Read More »

Raggu Waxay Jecel Yihiin Gabadha Leh Dabeecadahan!

Sida caadiga ah dadku waa ay ku kala duwan yihiin dabeecadaha iyo hab-dhaqanka, sidoo kale waxa aanay iskaga mid noqon karin dookha iyo arrimo badan oo nolosha ka mid ah sida ay u qiimaynayaan, si kastaba ha ahaato ee waxaa jira tilmaamo iyo dabeecado guud oo la isku waafaqsan yahay xumaantooda ama wanaaggooda, sidoo kale waxaa jira dabeecado aynu ruuxa …

Read More »

Astaamaha Lagu Garto Ninka Wanaagsan Ee Guurdoonka Ah

Run ahaantii waxaa jira kumanaan ragg ah oo waayay wax daryeela oo fahma qiimaha iyo qadarinta ay u hayaan dumarka. Taasina waxaan dhihi karaa waxaa sababay Ragga intooda xun waayo horaa waxa loo yiri ” Dab ruuxii ku gubtaa dambaskiisa ayuu ka baydhaa ( ka cararaa) ” taasi oo an ula jeedo ragga intooda yar ee dumarka xumeeya ayaa ka …

Read More »

Dhambaal Jacayl Oo Macaan (Qoraal)

Dhambaal jacayl, macaan, qoraal, fariimo jaceyl,

Dhambaal Jacayl oo macaan: Waan ku tebay. Si aanan qiyaasi karin ayaan kuu tebay. Waxa aan is waydiinayaa, oo aan la yaabbanahay, sida aan ugu adkaystay muddada fog ee aan ka la maqannahay. Malaha qof adag ayaan noqday. Waxa aan aaminsanaa in aysan maalin ii jirin adiga la´aantaa. Ma aqaanno waxa is beddalay. Dhowr sano ayaan sii ka la maqannahay. …

Read More »

Fariimo Jaceyl Oo Cusub 2021, (Qoraal)

fariimo jaceyl oo cusub: Hadii ay jirto in qof bini aadam ah baahi loo qabo nafteyda adiga ayey ku tebeysan tahay oo ay kugu qanacsan tahay,iyadoo aanan ka fekereyn culeysyada imaan kara mustaqbalka,waayo nafteyda ayaa kuu dhego nugul, dhegaheyga waxa ay maqlaan ereyadaada oo keliya ,indhaheyguna aragtidaada waa u daawo ah. Waa igu adag tahay inaan saacado ku waayo waxaana …

Read More »

Xiriir Jaceyl Qof Kaa Fog

Waqtigan eynu ku jirno oo tiknoolojiyada aad u hormartay ayaa waxey noo fududeysay inaa la xariirno asxaab ama ehel qaraad kale ku nool. Inaa barano dad cusub, oo laga yaaba inaa jaceyl u qaadno, haa wa runtey oo dad badan ayey ku dhacdey. Jaceylkaga haduu daganyahay meel kaa fog oo aadan had iyo goor u safri karin ama aadan awoodin …

Read More »

Sidee loo Ogaadaa Qofka Ku Jecel?

Sidee loo ogaadaa qofka ku jecel,

Si ka duwan sida dad badan aaminsan yihiin inaad ogaato in qof ku jecel yahay iyo inkale waa wax aad u fudud, waxaad u baahan tahay oo kaliya inaad indhahaaga u furto calaamadahaan soo socda, maskaxdana ku haay in calaamad kaliya aanay ku filnayn inaad ku ogaato inuu qof ku jecel yahay iyo inkale. Calaamadahi waa kuwo qofku uu muujinayo …

Read More »

Sida Qof Jaceyl Loogu Abuuro

Sida qof jaceyl loogu abuuro,

Ma umalaynaysaa in jaceylku yahay waxa aan la kantarooli karin? Ma umalaynaysaa haddii qof aad jeclayd aanu ku jeclayn in aanad waxba ka qabin karin? Sidoo kale ma aaminsan tahay in aanad qof jaceyl ku abuuri karin? Sanado ka hor waxaan aaminsanaa in hadii qof aanu ku jeclayn aanad jaceyl ku abuuri karin. Waxaan aaminsaa in jaceylkju yahay shey si …

Read More »

Murti Ku Saabsan Dumarka Iyo Dabeecadahooda

Murti ku saabsan dumarka, halku dhegyo, oraahyo, weedho xikmad,

Murti ku saabsan dumarka: Waa qormo kale oo aynu akhristayaasha kula wadaagayno hal-ku-dhegyo dhaqanno kala duwan laga soo dheegtay oo ka hadlaya dumarka iyo dabeecadahooda ay bulshooyinka ereyadan lahaa ka aaminsanaayeen. Kama turjumayaan aragtida daryeelmagazine.com ee dumarka ku aaddan, balse waxa uu dareensan yahay muhiimadda ay leedahay in la ogaado aragtida bulshooyinka dunida innagula dhaqan: – Mar walba guurku waa …

Read More »