Islamic

Talooyin Kuu Sahlaya Inaad Si Wanaagsan Uga Faaidaysatid Ramadaanka

Asalaamu Calaykum Waraxmatullahi wabarakatuh. Ramadan Mubarakum, taqaba Allahu mina wa minkum saalixul acmaal. Alxamdulilah waxaa timid Ramadaan oo inbadan la sugayey. Allah waxaan ka baryeynaa inaan noqono kuwo ka faa´idaysta bishan barakaysan. Allah waxaan ka baryeynaa inuu nagu daro kuwa laga xoreeyo cadaabka helana naxariista Rabbi Allahuma aamiin. Ka faa´idayso talooyinkan ku anfacaya. 1- InshaAllah raac sunnadii Nabiga scw 2- …

Read More »

10 Arrimood Oo Aad Samayn Karto Ramadaanka

Ramadaan maaha cunto iyo cabitaan: aad uga taxadar inaad calooshaada u cadibto sidii ay danbi kaa gashay. Dad badan oo inaga mid ahi waxay caado ka dhigtaan Ramadaanta in hadii afur la gaadho inay afka iyo gacanta iskula waashaan, hadaba Ramaadn qiimaheeda dib u raadi hadii aad ka mid tahay dadkaas. 1$ sadaqayso ugu yaraan maalinkasta: Sadaqadu waa shay aad …

Read More »

7 Talo Oo Ku Saabsan Akhlaaqda Taraawiixda

Ramadaanka waxyaabaha aan ku jeclahay waxa ka mid ah Taraawiixda, kasoo aan aado afruka kabacdi. Waa wax aad iga farxiya inaan arko kumaanaan qof oo iskugu yimid masaajid. Hadaba hadaad tahay dadka jecel inay masaajidka taraawiixda ku tukadaan waxan ku siinaynaa fikrado iyo talooyin aad iskugu diyaarin karto. Ujeedada Tanoo mid sahlan ah ayaan markastoo aan tarawiixda u socono ayaan …

Read More »

VIDEO: Xalinta Khilaafaadka Iyo Muhiimada Cafisku Leeyahay

Akhristayaasha Sharafta leh ee ku xiran Qurbo Magazine, waxaan leenahay Ramadaan Kariim meel kasta oo aad adduunka ka joogtaan. Waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa muxaadaro qiimo badan oo ku saabsan ahmiyada Cafiska waxaana inoo soo heedinaya Allaha inoo xifdiyee Shiekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun.

Read More »

Talooyin Ku Socda Gabadha Oo Ay Kaga Faaidaysan Karto Bisha Ramadaan

Gabadha muslimada ahi waa inay ka faa’idaysataa bisha ramadaan maadaama oo ay sanadkii mar kaliya ina soo marto, sidaas darteed waa muhiim in gabadhu isku diyaariso bisha ramadaan, bisha khayrka ah oo ayna waqtigeeda ku cayaarin. Waa bil ajarkeedu waynyahay. Waa bil habeenkeedu ay fadli badantahay. Waa bil khayrkeedu sareeyo. Waa bil maalmaheedu ay barakeeysanyihiin. Sidaas darteed nasteexooyinkan iga gudoon: …

Read More »

Xeelad Aad Caadooyinka Xun-Xun Iskaga Goyn Kartid Kuwo Wanaagsanna Ku Samaysan Karto Ramadaanka

Caadooyinka,ramadaanka

Haddaanay dhammaantayo ba ahayn, in badan oo innaga mid ah waxaynu leennahay caadooyin xun-xun (Bad habits) oo wanaagga iyo horumarkaba innaga hor taagan. Qaybtood innaga uun baa og oo ay innagu kooban yihiin, qaarkood na waa nalala og yahay, mararka qaarna waaba nalugu xantaa yaynaan ogaan be’e. Caadooyinkaa aan wanaagsanayn ee samaha iyo sareedada innaga hortaagan waxa ka mida: beenta, …

Read More »

Ma Doonaysaa Inaad Qurux Badnaato? Talooyin Muhiim Ah

-Badso dhoolo cadaynta & salaanta, wajiga ayey u fiicantahay waxayna wajiga ka ilaalisaa coodhcoodhka iyo gabowga. -Iskajir walwalka badan iyo israacinta aduunyada, waayo qalbiga ayaa ku daalaya, jidhkana wuu cunaa, raadkiisuna korkaaga ayuu kasoo baxayaa. -Ka fogow xanta, diraadiraanimada, si aad si aad acsaabtaada ( neerfahaaga ) ugu raaxayso, marka neerfahaagu raaxaystaana korkaagu wuu nuuri doonaa. Bal ufiirso saaxiibada xanta …

Read More »

XAASKEYGA JANNADA WAA TUMA?!

Waa Bilaal Ibnu Rabaaxa, wuxuu ahaa Nin aad u Cibaado jecel habeen ayuu Naftiisa la Sheekeystay, wuxuuna ku yiri:- Rabiyoow Xaaskayga Jannada waa tuma?. Habeenkii xigay ayuu Seexday isagoo Weyso qaba wuxuu ku Riyooday iyadoo lagu leeyahay Xaaskaaga jannadu waa Gabar Madow oo waxey joogtaa meesha la yiraaho AWDAAS. Bilaal wuxuu yiri: Riyadaas ayaa igu soo noqnoqatay,Dhowr Habeen dabadeed waxaan …

Read More »

Nin aad dhashay kuma dhalin!

Aqriso Qisada xanuunka badan ee Aabahan ka waramayo… “Ka dib markii Xaaskeygi geeriyootay, waxay ehelkeyga igu qasbeen inaan guursado. Waxay qorsheeyeen wax kasta, waxayna iigu yeereen inaan imaado Karachi. Halkaa ayaan tegay lana kulmay gabadha la ii doonay. Waxay ahayd garoob balse aan caruur haysan. Guurkeeni ka dib, waxaan ku soo noqonay Rawalpindi si aan ugu noolaano gurigeeni. Waxaan ka …

Read More »

Ducadii Nabi Maxamed CSW Ku Dhaartay In Laga Aqbalayo Mu’umin Kasta Oo Ku Ducaysta

Ducadani waa ducaduu Nabigeenu nabad galyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee ku dhaartay in aanuu qof Mu’min ahi ku ducaysan ducadan hadii uu ku ducaystayna Allah tabaraka wa tacaalaa waxa uu ka dul qaaday wixii uu ka cabanayay. Walaalahayga muslimiinta ahow ducadan qayba oo ku ducaysta uguna duceeya cid kaste oo aad jeceshihiinm. Waayo tiro ma laha inta qof ee …

Read More »

8 Siyaabood Oo Jinka Iyo Sixirka La Isaga Ilaaliyo

Cunista timirta: cun 7 xabo oo timir ah markaad soo toosto cuntada ka hor, Nabigeena NNKH waxaa la wariyay inuu yiri: “Qofkii subax kasta cuna 7 timir ah cuntada ka hor waxaa uu ka nabad galayaa sunta iyo sixirka” Weysada: Sixirku ma saameeyo qof wayso qaba waayo waxaa ilaalinaya Malag Allaha SW uu soo diray, Ibnu Cabaas RA, waxaa uu Rasuulka …

Read More »

9 Khalad Oo Aynu Samayno Markaan Salaada Tukunayno

Asalamu Calaykum Waraxmatulahi Wabarakatu. InshaAllah, Maqaalkan waxa aynu ku soo qaadan doonaa khaladaadka aynu Samayno Marka aan Salaada Gudanayno: 1. Iyada oo la hor maro Qofka Tukanaya: Waa Denbi weyn in la hor maro qofka salaada ku jira, nebgiguna SCW isaga oo arinkaa ka hadlaya waxa uu yidhi “hadii aad ogaan lahaydeen dunuubta ku jirta salaada oo la hor maro …

Read More »

What are the health issues and benefits linked with the Muslim holy month?

As the world’s one billion-plus Muslims gear up to fast over the next month during Ramadan – one of the five pillars of Islam – there are perennial concerns over followers being required to go without any food and water for some 18 hours a day. However, if done right – and if Muslims have been preparing their minds and …

Read More »