Parenting

Tarbiyada Caruurta Iyo Guriga

Asalamu Caleykum Dhamaan, Maanta halkan waxaan ku soo qaadanayaa mawduuc muhiim u ah nolosheena dhamaan, kaas oo ah tarbiyada ubadka iyo Guriga, sidaa  wada ognahayba, halka u horeysa ee ubadku ka helo tarbiyada waa qoyska gudihiisa iyo aqalka, hadba sida ay tahay akhlaaqda aqalka taalaa ayuunbuu ilmuhu dibada ula soo baxaa,. Sida diinteena Islaamka ahi ee qiimaha lihi ina fareyso …

Read More »

Astaamaha Lagu Garto Aabaha Wanaagsan

Ku dadaal in qeybo badan oo ka mid ah  qoraalkan aad ku sifoowdo Insha Allaah,Waxa hubaal ah in markaas aad tahay aabe wanaagsan 1) Waxaa lagu yaqan inuu yahay qof Ilaahay kabaqa, Rasuulkiisana raaca. 2) Wuxuu aad uga warqabaa baahida reerkiisa: xagga diinta, maalka, ama mooraalka. 3) Xaaskiisu way ku faraxdaa marka uu guriga soo galo. 4) Waa kan dhisa culuumta …

Read More »

12 Qodob Oo Aad Ku Dhisi Karto Tarbiyada Caruurtaada

Mawduucan waxaan doonayaa in aan kaga hadlo wixii alle iga garansiiyo bal sida ugu fiican ee aynu caruurta u tarbiyadayn karno. Waxaa mawduucan igu kalifay markii aan arkay hooyooyin badan oo ubadkii ay dhaleen caayaaya, dadka ku diraaya, xakhalaaqdiisa aan ka warhayn. Yaa marka hore ka mus’uul ah tarbiyada caruurta? Waxaa si toos ah uga masuul ah tarbiyada caruurta qofkii …

Read More »

Hababka Ugu Haboon Ee Barbaarinta Caruurta Qurbaha Ku Dhashay

barbaarinta ubadka caruurta qurbaha tarbiyada

Maqaalkani wuxuu guud ahaan ku socdaa soomaalida ku nool qurbaha iyo guud ahaan qoysaska soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Ubadkeena ku dhashay ama ku koray qurbuhu waxay ku jiraan ubadka ugu badan ee la daba galo iyadoo lagu dhaleecaynayo nidaam xumo iyo in ayna aqoon qaabka loola noolaado dadka kale. Waxbadan oo la inagu sheegaa waa run oo waalidka …

Read More »

10 Arrimood Oo Ilmaha Dabeecad Xumo Ku Rida Sababna U Noqda Inay Halaabaan

Ilmahaaga marna ha caynin!.. Adiga oo ku tilmaamayo tilmaamo xayawaan!..sida dameer baad tahay!.eey batahay!..doofaar baad tahay! ama in aad tiraahdo maalinta aad dhalay maalin kheir ah ma aysan aheyn waad inkaaran tahay!.. Marna ha bahdilin hana ihaanaynin!.. Adiga oo ka duulayo wax yaabo ka maqan ama wax’yaabo uu ku xunyahay!..tusaalo ahaan in aad tiraahdo waa habaaran tahay!..been’loow baad tahay!..waad fool …

Read More »

7 Waxyaabood Oo Qiima Badan Oo Ay Tahay Inaad Barto Caruurtaada

Inaad Caruurtaada barto waxa saxda ah waa mas’uuliyad gaar ah oo saaran waalidiinta. Hadaba waa kuwan waxyaabaha aad u baahantahay inaad caruurtaada barto. 1) Bar ilmahaaga Deeqsinimada iyo caawimaada. Caruurtu waxa ay noqon karaan kuwa deeqsi ah ama caawimaad badan hadii la baro xiliga ay yaryaryihiin. Dhankale hadii ilamahaagu ku arko adigo deeqsi ah misana dadka caawinaya waxaa hubaal ah …

Read More »

Doorka Waalidka Iyo Waxbarashada Caruurta

Maqaalkan waxaan ku soo qaadan doonaa kaalinta waalidka ee waxbarashada caruurta iyo qodob muhiim ah oo ku saabsan doorka waalidka ee ubadka. Waxbarashadu waa aas-aaska horumarka iyo nolosha taas oo uu qof kasta u baahan yahay inuu helo waxbarasho, waxaanay lagama maar maan u tahay nolosha iyo horumarka qofkasta iyo bulsho kasta, Horumarkuna waxa uu ku xidhan yahay heerka aqooneed …

Read More »

5 Waxyaabood Oo Haboon Inaad Ilmahaaga Ku Korisid

Ilmahaagu wuxu zaaid kugu baahanyahey marku yaryahay, waa marka bari laheed asaasiga nolosha. La sheekeyso: Ilmahaga oo aad la sheekeysata waxey ku sahlaysa iney saaxiib kula noqdaan oo aanay waxba ka qarin. Hadaad markasta aad is aragtan sheekadiinu tahay iskuul aad, seexo, iyo amar ku jira hadalkaga oo dhan. Ilmuhu wuxu dareemaya kalsooni daro oo inaadan aaminsanayn ayuu dareemi, iska …

Read More »

Si Aad U Dhisto Tarbiyada Caruurtaada Fuli 10-kaan Qodob

tarbiyada caruurtaada, ubadka. ilmaha,caruur,waalidka

Marka laga hadlayo in la hagaajiyo ama la toosiyo hab dhaqanka caruurta waxa lagama maarmaan ah in la maro habab ama dariiqooyinka lagu gaadhi karo sidii caruurtu u noqon lahayd qaar akhlaaq ahaan iyo aqoon ahaanba u dhisan. Hadaba si aad u gaadho guulo kamid ah tarbiyaynta caruurta waxa aad fulisaa qodobadan hoos ku qoran. 1. ilaa uu ilmahaagu  10-jirsanayo …

Read More »

10 Qodob Oo Aad Ku Kasban Karto Jaceylka Ubadkaaga

Waxaa jirta in la yiraahdo qofkas waa caasi waalid micnaha ma xushmeyo sificama ulama dhaqmo labadi dhashay ama midkod badana aabaha. Taasi waxa ay sabab u noqon kartaa in u xumado xiriirki ka dhaxeyay walidka iyo wuxu dhalay laakiin Somali hadaynu nahay waxaan mar walba dusha ka saarna ubadka la dhalay in ay iyagu xunyihiin. Dib u raacid hadi la …

Read More »

Barbaarinta Carruurta WQ: Dr Ahmed Isse Mohamud (xiin)

barbaarinta carruurta ubadka qoyska

Barbaarinta carruurta. Waa maxay barbaarin? Barbaarintu waa in shay si tartiib tartiib ah loo kordhiyo (badiyo) illaa la gaarsiiyo dhammaystirnaan ( heerka ugu sarreeya). Haddaan ka eegno dhanka barbaarinta ubadka waa in ilmaha saddex meelood oo go’aaminaya hab_dhaqankiisa si isu dheelli tiran looga koriyo illaa meesha ugu sarraysa ee suura gala la gaarsiinayo; 1. Waa in laga koriyaa ilmaha jirka …

Read More »

Hab Buu Ubadku Tabayaa W/Q : ladna Rashiid

Korinta ubadku waa mid kamid ah masuuliyadaha ugu adag ee inala so darsi kara. Sidaas ay tahay hadana waa masuuliyad cid kasta wax dhashaa is aragto uun iyadoo madaxa ku qaaday iyadoon wax tababar ah ama khibrad ah na loo lahayn.inta badan dadku markay wax dhalaan waxay tixraacan qaabki iyaga loo koriyay. Marar badan waxa dhacda in waalidka ilmaha dhalay …

Read More »

Waxyaabaha horseedi kara in ilmahaagu guul ka gaadho tacliinta?

Waalid weliba waxaa uu jecel yahay in ilmihiisu noqdo mid aad ugu fiican tacliinta. Mar kasta oo ilmuhu guul ka gaadho waxbarashadana waxaa uu waalidku dareemaa farxad aan lasoo koobi karin. Jidka dheer ee loo maro tacliintu waa mid u baahan dadaal iyo dulqaad badan.Waa mid u baahan iskaashi dhexmara waalidka iyo ilmihiisa, macalimiinta iyo guud ahaan dugsiga uu ilmuhu …

Read More »