Parenting

Barbaarinta San Iyo Rabaynta Suuban ee Ubadka

barbaarinta ubadka caruurta qurbaha tarbiyada

Laga Soo Bilaalbo Markii Alla Uu Doonay Uumista Aadamaha Ee Uu Abuuray Aabeheen Aadam Isagoo Ka Abuuray Carrada Hooyadeen Xawaana Ka Buuray Fadhisii Si Uu Ugu Dego Una Dugsado. Intaa Ka Gadaal Alla Waxa Uu Ka Abuuray Labadoodii Ubad Rag Iyo Dumarba Leh Ubadkaana Ka Yeelay Kuwa Arlada Fac Ka  Fac Isga Danbeeya. Fackastoo Soo Koraya Waxay Xaq U  Leeyihiin …

Read More »

Talooyin Ku Saabsan Tababarka Tuunjiga Ee Caruurta

Waalidiin badan ayaa u hammuun qaba inay arkaan ilmahooda oo garaay isticmaalka tuunjiga iyo musqusha taasoo muujisa inuu gaaray heer korniin oo muhiim ah. Tani waxay yareysaa howshii iyo kharashkii dhaybarka ama xafaayada. Mudo intee le’eg ayay ku qaadan kartaa in ilmuhu barto tuunjiga? Caruurta qaarkood maalmo ayay ku bartaan isticmaalka tuuniga  halka qaar kalena ay ku qaadan karto bilo. …

Read More »

Fariin Muhiim ah

FARIIN MUHIIM AH

  Wiil: Aabe, Shaqada ha aadin maalin kasta. Waqti ila qaado aniga Aabe: Wiilkeygi qaaliga ah, haddii aanan shaqada aadin maalin kasta, yaa kuu soo iibinaya alaabo aad ku ciyaarto? Wiilkiisi: Ha aadin maalin kasta laakiin aad Jimce ka Jimce Aabe: Wiilkeygi, haddii aan shaqada aado keliya maalmaha Jimcaha ah, way iga ceyrinayaan shaqada Wiilkiisi: Laakiin Aabe, waxaad aadaa Musaajidka …

Read More »

Cunto U Fiican Ilmaha

Sida caadada ah sanad kasta xiligaan oo kale waxa ardayda dalalka reer galbeedka ay dugsiyada waxbarashada ku noqdaan bisha  September kadib fasaxa xagaaga oo ku dhawaad ardaydu 3 bilood ay ka fadhiyeen waxbarashada, Sidaa awgeed Hafza Hassan ayaa natusinaysaa cunto u fiican ilmaha iskuulka aadaya, waalidkana u fudud. Ilmaha inta badan waxay xiiseeyaan rootiga cuntada la dhex geliyo ee loo …

Read More »

Psychology-ga Dabeecadaha Caruurta Wax ka Ogow

1. Haddii ilmahaagu uusan xushmayn dareenka dadka kale, taasi waxaa ugu wacan halki aad la hadli lahayd ilmahaaga ayaad siisaa amar xukun ah 2. Haddii ilmahaaga ay hayso kalsooni darro, sababtoo ah waxaad waanisaa in ka badan inti aad dhiirigelin lahayd 3. Haddii ilmahaagu yahay mid wax sarin badan, sababtoo ah waxay aaminsan yihiin in aad ku qarxinayso oo qeylo …

Read More »

Sidee Caruurta Loo Jeclaysiin Karaa Wax Akhriska?

akhriska,wax akhrinta,ubadka,ilmaha,caruurta,

Islaamku wuxuu siiyay wax akhriska muhiimad wayn oo shantii aayadood ee ugu horeeyay Qur’aanka labo ka mida waxay ka hadlayeen akhriska. Wax akhrintu waa waxa ugu weyn oo uu qofku ku korin karo maskaxdiisa. Qof wax akhriyaana waxa uu noqdaa mid ka heer sarreeya midka aan waxba akhrin waayo waxa uu helaa fekrado cusub oo laga yaabo in ay wax …

Read More »

Sidee Caruurtaada Uga Ilaalin Kartaa Inay Beenta Bartaan?

Beenta ayaa ah wax xun, waana mid ka mida waxyaabaha mushkiladaha ka dhex abuura caruurta iyo Waalidka, taasi oo keenta in si aad ah uga warwaraan waalidiinta aayaha caruurtooda, Ka hadalka arintaana waa mid la doonayo in aad wanaaisid la dhaqanka Ilmahaaga. Beenta oo ah Caado Xun ayaa Canuga waxaa laga yaabaa in uu caado ka dhigto hadii uu joogteey, …

Read More »

Talooyin Wax Ku Ool Ah Oo Ku Saabsan Barbaarinta Caruurta

Caruur barbaarintu waa xirfad ay waaliddiintu is dheer yahiin. Sida xirfadaha kale oo dhan, qofkii barta barbaarinta hagaagsan ee caruurta, waxaa inta badan laga gartaa caruurta uu tarbiyeeyay. Waayo xigmad caan ah ayaa oranaysa: “Qof waxuu bixiyaa, waxuu hayo!”. Sidee ayuu waalid ilmahiisa si wanaagsan ugu barbaarin karaa, hadii aanu ogayn ama aqoon waajibka saran? Caruur badan ayaa maanta ku …

Read More »

QURUXDA QOYSKA: Astaamaha Waalidka Wanaagsan

Caruurtu waa quruxda lamaanaha isguursaday, lamaane kasta waxa ay jecel yihiin inay arkaan caruurtooda, ubadku iyo xooluhuba waa qurux ka mid ah quruxda aduunka taal. Ubadku waa quruxda qoyska. Ubadku waxa ay u baahan yihiin barbarbaarin wanaagsan, sida in lagu barbaariyo diin iyo dhaqan wanaagsan. Barbaarinta caruurta waxay ka mid tahay hagaajinta bulshada iyo qaranka, hadii aad caruurtaada si wanaagsan …

Read More »

10 Qodob Oo Kaa Caawinaya Inaad Caruurtaada Ka Dhisto Dhanka Maskaxda

Ilaahay ayaa mahad iska leh, nabi Muxamedna nabad galiyo iyo naxariis korkiisa haa ahaato. Waxaad maalmahan moodaa in ciyaalkii Muslimiinta la dhahay cuna, cabba oo seexda, waxay la midtahay fulaynimo oo waxay noqonayaan kuwo bas ka cararaya xabada!!! Caajislow aan damiir lahayn, dadaal lahayn, mashaqeyste ah, ku nool dadka kale xoolahooda, dhaca dadka kale, aan aqoonin xalaasha iyo xaaraanta, aan …

Read More »

Sidee Loo Hagaajin Karaa Qoyska?

Sida la wada ogsoon yahay bulshadu waxa ay ka kooban tahay qoysas, qoysaskuna waa afraad ka kooban waalid iyo ubadkooda. Haddaba wanaaga ama xumaanta ay bulsho leedahay waxa u sees ah qoysaska ay ka koobantahay. Taas macnaheedu waxa weeyaan hadii qoysaska bulsho ka kooban tahay wanaagsanaadaan waxa hubaal ah in bulshadaasi horumar ilbaxnimo ku dheehan tahay gaadhayso, sidoo kale hadii …

Read More »

Tarbiyada Caruurta Iyo Horumarinta Caafimaadkooda Guud

Ma ogtahay in hadii caruurta oo hurudda la qaado si joogta ah habeen walba ay ka qaado sas iyo hadar ay gaadhaan hadhaw inay kacaan ama had hadlaan iyagoo hurda sidaa darteed ka ilaali marka hore in ilmuhu seexdo meel aan ahayn meeshii uu seexan jiray ee caadiga ahayd. Ma ogtahay in hadii ilmaha lasiiyo cunto isagoo kayar 4 bilood …

Read More »

Si Aad U Dhisto Kalsoonida Caruurtaada, Fuli Tallaabooyinkaan

Qodobadan hoose waxa ay suuragalin karaan in uu ilmahaaga yari noqdo mid naftiisa ku kalsoon oo mustaqbalkiisa si hagaagsan ugu hore marsanan karo, dhamaan Qodobadanna waa kuwa adiga waalidka ah lagaa doonayo in aad ilmaha usameyso ilmuhuna uu ugu guuleysto, 1-ilmahaaga ku amaan caruurta kale hortooda 2-ha uhorseedin in uu naftiisa dhaliilo 3- ku dheh fadlan 4-sidii ilmo ula dhaqan …

Read More »

4 Astaamood Oo Lagu Yaqaan Waalidka Wanaagsan

Waxay ogyihiin waqtiyada ay ubadkooda la qaadanayaan nolosha: Waalidka wanaagsan waxa uu ka fikiraa goorta uu ubadkooda la qaadanaayo waqtiga, si kasta oo uu waqtigu u dhaafaba, waxaanay ka warwaraan mar kasta oo ubadkoodu sii koraan sida uu waqtiga ula sii qaadan lahaa, iyaga oo cuntada meel kula cuna, isla markaana daryeela marka ay qaan gaadhaan baahiyaadkooda nololeed. Ma fududa …

Read More »