Parenting

Canaanta Badan Iyo Xaqiraadu Waxay Caruurta Ku Ridaan Dhibaatooyin Nafsi Ah

Mushkiladaha laga yaabo in badan oo hooyooyinka ka mid ahi in ay ku dhaqmaan iyaga oo aan dareensanayn halista ay ku leedahay caafimaadka nafsiga ah ee ilmaha waxa ka mid ah iyaga oo aan ubadkooda ku barbarin deggenaanta iyo wax u fiirsiga iyo iyaga oo ku badiya cayda iyo canaanta. Dr. Ihaab Ciid oo ah khabiir Mac-hadka daraasaadka caafimaadka carruurta …

Read More »

Faaidada Kalluunku U Leeyahay Caruurta Yaryar

Professor Hildegard Bertsrempel oo ku xeeldheer nafaqaynta iyo faa’idooyinka cuntada ayaa waalidiinta kula talisay in ay ku dadaalaan in ubadkooda ay toddobaad kasta laba jeer siiyaan mar ama laba jeer qiyaas ah 25 illaa 35 giraam oo kalluun ah midkiiba. Hildegard oo ah bare-sare oo jaamacadeed waxa ay sheegtay in kalluunku uu hodan ku yahay maaddooyinka  iodine oo Soomaalida qaarkood …

Read More »

10 Sababood Oo Keena In Caruurtu Ay Waxbarashada Nacaan

waxbarashada, caruurta, ubadka,ilmaha, iskoolka,

Waxaa marar badan dhacda in qoysaska iyo macallimiintuba ay ka cawdaan mushkilad dunida aad ugu soo badanaysa oo ah in ardayga yari uu waxbarashada niyadda ka sii jeediyo ama uu dugsiga tegitaankiisaba naco. Qormadan oo aynu soo turjunay waxa ay khubarada arrimahan ku xeel dheeri kaga waramayaan sababaha keeni kara dhibtan, taas oo marka la garto fure u noqon karta …

Read More »

10 Qodob Oo Kaa Caawinaya Inaad Caruurtaada Ka Dhisto Dhanka Maskaxda

Ilaahay ayaa mahad iska leh, nabi Muxamedna nabad galiyo iyo naxariis korkiisa haa ahaato. Waxaad maalmahan moodaa in ciyaalkii Muslimiinta la dhahay cuna, cabba oo seexda, waxay la midtahay fulaynimo oo waxay noqonayaan kuwo bas ka cararaya xabada!!! Caajislow aan damiir lahayn, dadaal lahayn, mashaqeyste ah, ku nool dadka kale xoolahooda, dhaca dadka kale, aan aqoonin xalaasha iyo xaaraanta, aan …

Read More »

Si Aad U Dhisto Maskaxda Ilmahaaga, Tillaabooyinkaan Raac

Xilliga ugu badan ee maskaxda ilmuhu kortaa waa Afarta sano ee ugu horreeya cimrigiisa. Marka la is barbar dhigo koritaanka maskaxda ee 4 sano ee u horreeya iyo inta ay maskaxdu korto inta hadhay ee nolosha qofka waxa ay khuabrada caafimaadku caddeeyeen in Afartaa sano ay korto boqolkiiba 50, boqolkiiba 50 ka hadhayna ay korto inta hadhay ee cimriga qofka. …

Read More »

Sidee Loo Hagaajin Karaa Qoyska?

Sida la wada ogsoon yahay bulshadu waxa ay ka kooban tahay qoysas, qoysaskuna waa afraad ka kooban waalid iyo ubadkooda. Haddaba wanaaga ama xumaanta ay bulsho leedahay waxa u sees ah qoysaska ay ka koobantahay. Taas macnaheedu waxa weeyaan hadii qoysaska bulsho ka kooban tahay wanaagsanaadaan waxa hubaal ah in bulshadaasi horumar ilbaxnimo ku dheehan tahay gaadhayso, sidoo kale hadii …

Read More »

Tarbiyada Caruurta Iyo Horumarinta Caafimaadkooda Guud

Ma ogtahay in hadii caruurta oo hurudda la qaado si joogta ah habeen walba ay ka qaado sas iyo hadar ay gaadhaan hadhaw inay kacaan ama had hadlaan iyagoo hurda sidaa darteed ka ilaali marka hore in ilmuhu seexdo meel aan ahayn meeshii uu seexan jiray ee caadiga ahayd. Ma ogtahay in hadii ilmaha lasiiyo cunto isagoo kayar 4 bilood …

Read More »

Si Aad U Dhisto Kalsoonida Caruurtaada, Fuli Tallaabooyinkaan

Qodobadan hoose waxa ay suuragalin karaan in uu ilmahaaga yari noqdo mid naftiisa ku kalsoon oo mustaqbalkiisa si hagaagsan ugu hore marsanan karo, dhamaan Qodobadanna waa kuwa adiga waalidka ah lagaa doonayo in aad ilmaha usameyso ilmuhuna uu ugu guuleysto, 1-ilmahaaga ku amaan caruurta kale hortooda 2-ha uhorseedin in uu naftiisa dhaliilo 3- ku dheh fadlan 4-sidii ilmo ula dhaqan …

Read More »

4 Astaamood Oo Lagu Yaqaan Waalidka Wanaagsan

Waxay ogyihiin waqtiyada ay ubadkooda la qaadanayaan nolosha: Waalidka wanaagsan waxa uu ka fikiraa goorta uu ubadkooda la qaadanaayo waqtiga, si kasta oo uu waqtigu u dhaafaba, waxaanay ka warwaraan mar kasta oo ubadkoodu sii koraan sida uu waqtiga ula sii qaadan lahaa, iyaga oo cuntada meel kula cuna, isla markaana daryeela marka ay qaan gaadhaan baahiyaadkooda nololeed. Ma fududa …

Read More »

Tarbiyada Caruurta Iyo Guriga

Asalamu Caleykum Dhamaan, Maanta halkan waxaan ku soo qaadanayaa mawduuc muhiim u ah nolosheena dhamaan, kaas oo ah tarbiyada ubadka iyo Guriga, sidaa  wada ognahayba, halka u horeysa ee ubadku ka helo tarbiyada waa qoyska gudihiisa iyo aqalka, hadba sida ay tahay akhlaaqda aqalka taalaa ayuunbuu ilmuhu dibada ula soo baxaa,. Sida diinteena Islaamka ahi ee qiimaha lihi ina fareyso …

Read More »

Astaamaha Lagu Garto Aabaha Wanaagsan

Ku dadaal in qeybo badan oo ka mid ah  qoraalkan aad ku sifoowdo Insha Allaah,Waxa hubaal ah in markaas aad tahay aabe wanaagsan 1) Waxaa lagu yaqan inuu yahay qof Ilaahay kabaqa, Rasuulkiisana raaca. 2) Wuxuu aad uga warqabaa baahida reerkiisa: xagga diinta, maalka, ama mooraalka. 3) Xaaskiisu way ku faraxdaa marka uu guriga soo galo. 4) Waa kan dhisa culuumta …

Read More »

12 Qodob Oo Aad Ku Dhisi Karto Tarbiyada Caruurtaada

Mawduucan waxaan doonayaa in aan kaga hadlo wixii alle iga garansiiyo bal sida ugu fiican ee aynu caruurta u tarbiyadayn karno. Waxaa mawduucan igu kalifay markii aan arkay hooyooyin badan oo ubadkii ay dhaleen caayaaya, dadka ku diraaya, xakhalaaqdiisa aan ka warhayn. Yaa marka hore ka mus’uul ah tarbiyada caruurta? Waxaa si toos ah uga masuul ah tarbiyada caruurta qofkii …

Read More »

Hababka Ugu Haboon Ee Barbaarinta Caruurta Qurbaha Ku Dhashay

barbaarinta ubadka caruurta qurbaha tarbiyada

Maqaalkani wuxuu guud ahaan ku socdaa soomaalida ku nool qurbaha iyo guud ahaan qoysaska soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Ubadkeena ku dhashay ama ku koray qurbuhu waxay ku jiraan ubadka ugu badan ee la daba galo iyadoo lagu dhaleecaynayo nidaam xumo iyo in ayna aqoon qaabka loola noolaado dadka kale. Waxbadan oo la inagu sheegaa waa run oo waalidka …

Read More »