Miisaan Dhimis

Maxay Calooshaadu u Kuusan Tahay?

Horay ma u maqashay qof raba in uu difaaco sababta uu calool kuusan ama ‘yar kuusan’ u leeyahay isaga oo leh “waa loo baahan yahay calool yar oo dhexda lagu dhuuqsado” ama “calooshu waa astaanta xaajiga/maalqabeenka.” Haddii aadan hadallada noocaas ah horay u maqlin xitaa, waa qasab in aad, haddii aadan adigu lahayn, horay u aragtay ama aadba taqaan dad …

Read More »

Caadooyin Cunto Oo Ku Haboon Inuu Raaco Qofka Doonaya Inuu Miisaanka Dhimo

miisaanka dhimo

Dunida maanta oo waxa ugu badan ee caafimaad ahaan laga cawdaa uu yahay korodhka miisaanka oo la socda qaab nololeedka casriga ah iyo caadooyin cunto qaadasho oo aad loo isticmaalo ayaa ay khubaradu si joogto ah u soo jeediyeen farsamooyin iyo qaab nololeedyo kala duwan oo ay ku talinayaan in uu raaco ruuxa doonaya in uu miisaanka dhimo. Qormadan oo …

Read More »

Ka Faaidayso Dhakhtarka: Talooyin Anfacaya Qof Kasta Oo Doonaya Inuu Miisaanka Iska Dhimo

dhakhtarka, cayilka

Barnaamijka Ciyaadatul-Jasiirah (Rugta caafimaad ee Al-Jasiira) oo ka baxa talefishanka caanka ah ee Aljazeera qaybtiisa carabiga ayaa horraantii bishii Feebarweri ee sannadkan sii daayey qayb xidhiidh la leh “Xakamaynta cuntada iyo miisaan dhimista. Dr. Raa’id Al-Calaawiyn oo ah Digtoor si gaar ah ugu takhasusay cilmiga nafaqaynta iyo xidhiidhka cuntadu la leedahay shaqada xubnaha aadamaha oo afka qalaad lagu yidhaahdo, Therapeutic …

Read More »

La Dagaalanka Caloosha Qeybtii 2-aad

Kulanti wanaagsan, waa qeyb kale oo ka mid ah barnaamijka Cooking With Hafza oo ku saabsan sida caloosha loo yareeyo. Hafza ayaa manta nala wadaagaysaa talooyin naga caawinaya dhimista miisaanka iyo horumarinta caafimaadkeena guud, waxaana ka mid ah  inaan joogteyno socodka lugta ah, inaynu samayno jimcsiga yoga iyo inaan ku dedaalno  cunista bocorka maadama uu leeyahay waxtar badan oo dhanka caafimaadka …

Read More »

4 Qaab Oo Aad Iskaga Yareyn Karto Baruurta Caloosha

Haddii aad ka mid tahay dadka miisaanka jirkoodu dhibta ku hayo jecelna in uu dhimo culayska saaran waxa la gudboon in ay raacaan haddiiba ay awoodaan tallaabooyinkan afarta ah oo la ogaaday in ay si weyn u caawiyaan la dagaalanka baruurta iyo miisaanka badan gaar ahaan xayrka ku ururta caloosha, barida iyo guud ahaan jirka. Dumar badani waxa ay dhib ka …

Read More »

COOKING WITH HAFZA: Sida La Iskugu Caateeyo Shaaha Cagaaran

Kulanti wanaagsan,kusoo dhawaada Cooking With Hafza maanta waxaan idin la wadaagaynaa cabitaan caafimaadka horumariya isla markaana yareeya cayilka. Cabitaankaan ayaa laga samaynaya caleenta shaaha cagaan (green tea), Cooking with Hafza ayaa natusinaysa sida loo sameeyo wayna fududahay. Shaaha cagaaran ayaa ka mid ah cabitaanada ugu caafimaadka badan, waxaa ka buuxa antioxidants iyo nafaqooyin kala duwan. Faaidooyinka caafimaadka ee shaaha cagaaran …

Read More »

8 Tallaabo Oo Aad Miisaanka Iskaga Dhimi Kartid

In miisaanka la dhimo wuxuu u muuqdaa wax iska fudud ,laakiin sidaasi wey ka adagtahay waxaana loo baahan yahay in aad maskaxda ku heyso hadaad dooneyso in aad miisaanka iska dhinto in markiiba uusan kaa dhaceyn oo inyar inyar ay u baaba’yaan. waa geed aad u weyn caleen badana leh oo maalinba ay xabad caleen ah ka so dhacdo ilaa …

Read More »

Baro Sida La Iskugu Caateeyo Quraac Ka Samaysan Boorash, Malab Iyo Muus

Waxaan akhristayaasha qiimaha badan ee ku xiran daryeelmagazine.com la wadaagaynaa sida la iskugu caateeyo quraac ka samaysan boorash, malab iyo muus. -Boorashku (porridge) Waxaa laga sameeyaa sareen ( oats) quraacda ayuu u wanaagsanyahay waxuu dhisaa murqaha waxuuna yareeyaa xeyrta, marka aroortii la soo tooso oo aad u cunto quraac ahaan wuxuu kaa caawiyaa in aad mudo aadan gaajoon, boorashku waxa uu ka mid …

Read More »

DARAASAD: Cabitaanka Yaanyada Oo Si Fudud U Yareeya Miisaanka Jirka

Khubaro saynisyahano ah ayaa sheegay in waxyaalaha laga miiro YAANYADU uu yareeyo misaanka culus ee qofka, taas oo aanu qofku u baahanayn inuu isticmaalo waxyaalaha kale ee miisaanka dadku inta badan iskaga ridaan. Khubaradan oo ka socotay jaamacadda lagu magcaabo Medical University  of Chine ayaa sheegay inay yaanyadu lee dahay faa’idooyin badan , gaar ahaana marka la miiro, taas oo ay kamid …

Read More »

Hababka Loo Yareyn Karo Miisaanka, Qalinkii Deeqa Cali Saalax

cayilka badan, miisaanka jirka, caloosha

Miisaanka Badan , Qof kasta oo isku daya in uu yareeyo miisaanka waxa ay ka qaadataa dadaal badan iyo hawlkarnimo dheeraad ah. Nasiib-wanaag, way ka fududahay, sida aad ka fikirayso. Haddii aad gubto calories badan marka loo barbar-dhigo ta aad ka hesho cuntadda, culaysku wuu kaa dhacayaa. Taas macnaheedu waxa weeyi karta , tamarta badan ee jidhka ku kaydsan haddii aan …

Read More »

Basbaas Qajiga Oo La Ogaaday Inuu Baruurta Yareeyo (DARAASAD)

Saynisyahanno u dhashay dalka Ingiriiska, ayaa shaaciyey in basbaaska, gaar ahaan baasbaas qajigu ay mustaqbalka qayb weyn ka qaadan doono miisaan luminta jidhka bani’aadamka, iyagoo si gaar ah farta ugu fiiqay in cunista qajidu dadka ka yarayso baruurta badan ee xad-dhaafka ah. Khubaradani waxa kaloo ay caddeeyeen in basbaas qajiga loo isticmaali doono qalliinada dadka lagaga jarayo baruurta halista ku …

Read More »

DARAASAD: In Miisaanka Jirkaaga Uu Ka Dhaco Waxay Ku Xirantahay Cuntada….

Tayada cuntada ee aad quudato ayaa waxay saamayn weyn ku yeelan kartaa in aad iska rido miisaanka jidhkaaga, haddii ay dhibaato kaa haysato misaanka jidhkaaga oo kugu cuslaaday. Waxaanay cuntadu saamaynta ugu weyn ku yeelataa dhaqdhaqaaqa jidhka iyo inta qofku uu hurdo, taas oo dhibaato uu kala kulmi karo haddii uu cunto xaddi badan qaado, isla markaana nafaqadeedu aad u …

Read More »