Daryeelka Carruurta

Dhareerka Caruurta Ee Siyaadada Ah

dhareerka caruurta

Waa Maxay Dhareerka Caruurta? Calyada waxay qabataa howlo lagama maarmaan ah. Waxay muhiim u tahay liqidda cuntada, Waxay caawisaa dheefshiida waxayna nadiifisaa afka waxay ka qayb qaataa korniinka.. Caadiyan caruurtu inta ay ka gaarayaan 4 sano ma koontarooli karaan dhareerka afkooda, waana arrin dabiici ah. Caruurtu way kala dhareer badnaan karaan. Sababaha dabiiciga ah ee keena dhareerka siyaadada ah: Soo …

Read More »

Caalamadaha Soo Bixidda Ilkaha Caruurta Iyo Daryeelka Ay U Baahan Yihiin

soo bixidda ilkaha caruurta

Gormee ayay ilmaha u bilowdaan in ilkuhu usoo baxaan? Korniinka iyo aasaaska ilkuhu waxay ilmaha u bilowdaan inta uu ku jiro uurka. Inta badan caruurta ilkaha ugu horreeya ee loo yaqaan “ilko-caanoodka” waxay usoo baxaan inta u dhexeysa 3 ilaa 7- bilood. Mar mar dhif ah waxaa la arkaa ilmo ku dhasha iyagoo leh hal ama labo ilig, qaar kale …

Read More »

Korniinka Dabiiciga Ee Ilmaha, Miisaanka Ugu Haboon Iyo Nafaqayntiisa

korniinka dabiiciga ah miisaanka habboon ee ilmaha dhererka

Hooyo kastaa waxa ay u heellan tahay in ilmaheedu uu gaadho heerka dabiiciga ah, caafimaad ahaanna ku habboon korniinka carruurta, sida miisaanka saxda iyo in dhererkiisu noqdo mid si sax ah u socda, sidoo kale waxa ay waxa a jeceshay in ilmaheedu uu carruurta kale ka maskax iyo firfircooni badnaado, kagana fiicnaado waxbarashada, laakiin haddana inta badan waxa ay mooggan …

Read More »

Muhiimada Lowsku U Leeyahay Caafimaadka Lafaha Caruurta

In badan oo hore ayaa waalidiinta lagula taliyey inay ubadkooda siiyaan caano badan iyo cuntooyinka kale ee ay ka buuxdo macdanta Calsium si caafimaadka lafahooduu fiicnaado, balse cilmi-baadhis khubaro caafimaad oo Maraykan ah ayaa iftiimiyey in lowsku muhiimad weyn u leeyahay korriinka lafaha carruurta yaryar. Daraasaddan oo lagu soo bandhigay kulan ururka dhakhaatiirta cudurrada carruurta ee dalka Maraykanku ku yeesheen …

Read More »

4 Cunto Oo Khatar Ku Ah Caafimaadka Caruurta

Ma ogtahay in kalluunka qasacadaysan ee Tuna oo aad guryaheenna looga isticmaalaa uu ka mid yahay cuntooyinka khatarta ku ah ilmahaaga? Sababtuna waa kalluunkan Tuna oo uu ku jiro xaddi aad u badan oo ah maadadda Mercury oo khatar ku ah labada kelyood iyo maskaxda carruurtaba. Haddaba maanta waxa aan akhristayaasha la wadaagaynaa cuntooyin Kalluunkani ka mid yahay oo aad …

Read More »

Daryeelka maqaarka ilmaha yar iyo dhalinta

daryeelka maqaarka ilmaha

Maxaa gaar ku ah maqaarka ilmaha yar oo dhashay? Dhalashada ka dib maqaarka ilmaha wuxuu qaataa muddo inuu la qabsado adduunka ku cusub. Waxaa jira waxyaalla badan oo deegaanka ka jira oo ilmaha dhashay xasaasi u yahay intuu yar yahay. Si kasta arrini ha ahaatee, talaabooyin yaryar oo guriga laga qaado ayaa muhiim u ah si loo xaqiijiyo in ilmaha …

Read More »

Faaidada Ilmuhu Ka Helaan In Qoysku Hal Meel Cuntada Kuwada Cuno

Daraasad cusub oo ay Saareen khubaro u dhalatay wadanka Ingiriis, ayaa soo jeedisay in waalidku haddii uu doonaayo in ubadkiisu waxbarashada ku fiicnaado uu cuntada cashada meel ugu wada cunaan qoyska dhammaantii. Daraasaddan oo cabsi ka muujisay waqtigan isticmaalka tiknoolajigu kor u kacay oo keenay in waalidka iyo ubadku kala mashquulaan waxay culimada cilmi-nafsiga ku takhasustay sheegeen in ay cilmi-baaristooda …

Read More »