caafimaadka

Cuntooyinka Sababa Cudurka Kansarka Ee ay Tahay Inaad Ka Fogaato

Cuntooyinka Sababa Cudurka Kansarka

Kansarku waa kelmad balaadhan oo loo isticmaalo noocyo badan oo cudurro ah kuwaas oo la xidhiidha unugyo ka mid ah jidhka oo u kora ama u waynaada si xadka ka baxsan, kobcintan ama waynaantan xad dhaafka ah ee unugyadu waxay awood u leedahay inay qabsato ama ay ku baahdo qaybaha kale ee jidhka, waa jira in ka badan 200 oo …

Read More »

Best foods to control blood pressure

A sedentary lifestyle has coined a new term for us lifestyle diseases. These diseases are those that can easily be managed by a slight tweak in the way we lead our lives. Certain dietary additions and deductions can help you manage a case of hypertension. You may be going low on salt and doing power walks but there are many …

Read More »

7 Foods To Boost Your Immune System

Not getting enough sleep, smoking, following a sedentary lifestyle, and not eating a balanced diet can take a toll on your immune system. With the flu season upon us, it is important to invest in your health. A strong immunity can help fight off disease and infections, and allow you to recover faster if you do get sick. Load up …

Read More »

Top 10 Health Benefits of date fruit

BismIllah hir Rahman ir Rahim, SubhanAllah! Dates palm contain many health benefits for the human body includes the following: 1. Consuming 100 grams of date fruits can lower blood cholesterol levels by inhibiting the absorption of fat or cholesterol in the large intestine so that blood cholesterol levels decreased Healthy Eating Food 2. Potassium helps the heart in the palm …

Read More »

STUDY: Instgram and Snapchat ‘harm young people’s mental health’

Young people experience increased rates of anxiety, depression, low self-esteem and poor sleep because of popular social media platforms, according to a new UK study. Instagram and Snapchat can be particularly damaging, the study says. Social media are “more addictive than alcohol and cigarettes,” according to the report published on Friday by the independent health education charity Royal Society for …

Read More »

How tablets and mobiles can harm children

By: Dr Mary Aiken Source: The Telegraph Not long ago I was sitting on a train going from Dublin to Galway. A mother and baby came to sit across the aisle and began feeding. In a wonderful display of dexterity, she held the bottle in one hand and clutched a mobile phone in the other. Out of the corner of my …

Read More »

Cuntooyinka Xoojiya Caafimaadka Indhaha

Dad badan ayaa ka cawda araga indhahooda oo daciif ah, caad indhaha ka saarma ama dhibaato ka haysata inay arkaan waxyaabaha ka fog ama waxyaabaha u dhaw. Inaad si fiican u daryeesho indhahaaga islamarkaana nafaqooyinka ay u baahan yihiin siisaa waxay door aad u muhiim ah ka qaadanysaa inaad ilaaliso caafimaadka indhahaaga. Muuqaalkan waxaan kuugu sheegi doonaa 7 Cunto Oo …

Read More »

Sidee U Wanaajin Karaa Caafimaadka Kilyahayga?

Kilyaha caafimaadka qabaa waxay muhiim u yihiin sida wadnaha caafimaadka qaboo kale. Kilyuhu waxay jidhka ka shaandheeyaan waxyaabaha qashinka ah iyo biyaha saa’idka ah sidoo kalena waxay jidhkaaga kasoo saaraan suntan khatarta ah iyagoo uso saaraya kaadi ahaan. Dhibaatooyinka kilyahaaga soo gaadhaa waxay sababi karaan kaadida oo kugu adkaata, indhaha hareerahooda oo ku barara iyo cagaha iyo gacmaha oo ku …

Read More »

Dawada Malabka Iyo Liin Dhanaanta La Isku-Daray

laalinta culeeyska jirka oona lagu ilaaliyo culeeyska saxda ah ee u qalma muuqaalkaada iyo da’daada ayaa ah mid muhiim ah, waana mid maskaxdeena mar walbo ka guuxda, waxaa jiro xal fudud oo aad ku ilaalin kartid iskana dhimi kartid culeeska waana isku darida malabka liin dhanaanta Faa’iidooyinka Malabka iyo Liin dhanaanta la isku daray waxaa ka mid ah: Ka takhalusitaanka …

Read More »

Aqoon U Yeelo Madax Xanuunka Goonjabka

goonjabka,dhanjafka, madax xanuun,

Goonjabku waa nooc gaar ah oo kamid ah madax xanuunada. Bukaaanada la il daran Goonjabka waxa ay isku arkaan Madax xanuun kusoo laalaabto Dhowr sano. Goonjabku waxa uu lagaar yahay qaabka uu qofku u dareemo madax xanuunka oo ah garaac ama xidid ku bood boodayo oo kale, waxaana lasocon karo sida badan: Lalabo/Dawaqmid ama aragga indhaha oo isbadal ku yimaado. …

Read More »

Sababaha Ay Dhakhaatiirtu Ugu Taliyaan In La Joogteeyo Cunista Cinabka

faa'iidooyinka cinabka

Cinabka oo ka mid ah cuntooyinka xilliga xagaaga soo go’da ee si isku mid ah ay carruurta iyo waayeelkuba u jecel yihiin ayaa ay xeeldheerayaasha caafimaadku caddeeyeen in uu leeyahay faa’idooyin caafimaad oo tiro badan. Qormadan waxa aynu ku eegaynaa qaybaha ugu muhiimsan faa’idooyinkaas caafimaad: Cinabku waxa uu yareeyaa madax xanuunka, waxa uu xoojiyaa caafimaadka maskaxda, waxa uu ka hortagaa …

Read More »

Toddoba Cunto Oo Kordhinaya Awoodda Iyo Xusuusta Maskaxdaada

Cuntooyinka Kordhinaya Awooda Maskaxdaada ! waxay dhamaanteen ognahay in cunista cunto caafimaad qabtaa ay muhiim u tahay caafimaadkeena muuqaaleed. Si sidaa lamid ah ayay caafimaadka maskaxdenana muhiim ugu tahay. Maskaxdeenu waa mishiin iskudhafan oo awood badan kaasi oo u baahan nafaqooyin si uu si fiican ugu shaqeeyo si lamid ah sida wadnahaaga, sambabadaada, indhahaaga iyo murqahaagaba. Maskaxdu waxay kaantaroosha dhamaan …

Read More »

Faa’iidooyinka Caafimaad Ee Qaraha Ama Xabxabka

xabxabka ama qaruhu wuxu kamid yahay cuntooyinka ay dadku ugu jecel yihiin inay cunaan. Marka lagasoo tago dhadhankiisa macaan wuxuu qani ku yahay nafaqooyin badan kuwaasi oo si weyn ugu fiican caafimadkaaga. Xabxabku wuxuu qani ku yahay oo laga helaa carbohydrates, protoein, fiber, vitamin c, a iyo b. sidoo kale waxa ku jira macdanaha ay kamid yihiin potassium, iron, calcium, …

Read More »

7 Calaamadood Oo Digniin U Ah Islamarkaana Caddeynaya In Jidhkaagu Aanu Biyo Ku Filan Haysan!!!

Calaamadaha Digniinta Ah Ee Lagu in jidhkagu aanu helin biyo ku filan ! Biyuhu waxay ka kooabn yihiin saddexdii meeloodba laba meelood oo miisaanka jidhkaaga ah, qofkuna ma noolaan karo biyo la’aan maalmo yar gudahood. Unugkasta, xubin kasta iyo qaybkastoo kamid ah jidhkaagu waxay ku xidhan yihiin biyaha. Biyuhu waxay ka caawiyaan jidhka isku dheeli tirnaanta dareeraha. Waxay maamulaan islamarkaana …

Read More »