Habaynta Nolosha

Hababka Ugu Fiican Ee La Iskugu Diyaariyo Imtixaanaadka Darajo Sarena Loo Keeno

Sida si fiican loogu diyaariyo imtixaanaadkaaga Dhibaato makaa haysataa inaad si fiican u diyaariso casharadaada? Badanaa maku dawakhdaa Imtixaanadkaaguna ma kuu soo galaan adigoon wax casharo ah diyaarin. Ha warwerin sababtoo muuqaalkan waxaan kuugu sheegi doonaa talaaboyin aad casharadaada ugu diyaarin karto si dhakhso ah waqti aad ugaaban gudihii.  

Read More »

Diyaar Ma U Tahay Inaad Horumariso Naftaada & Noloshaada?

Dabcan, qof kasta oo nool wuxuu doonayaa isbedel inuu sameeyo. In badan uma suuragasho si kasta oo ay isugu dayaan sababtoo ah ma raacin wadadi saxda ahayd ama ma doonayaan wixi ay ku jireen inay ka baxaan si ay u helaan natiijo kale. Dad badan waxay naftooda u aqriyaan liis dheer oo ah waxyaabo ay rabaan inay sameyaan, noqdaan ama …

Read More »

8 Tilmaan oo ay Wadaagaan Dadka Caqliga Badan

Horay ma u ogeyd in habdhaqankaagu yahay natiijo ka dhalatay laba qodob? Wax dhiigga kuu soo maray oo aad labadaada waalid ka dhaxashay (hiddosideyaal) iyo wax kaaga yimid degaanka (environment) aad ku nooshahay. Sidaa waxaa qabta culumada cilmiga aadanaha (anthropology). Sidaas oo kale, garaadkaaguna wuxuu ka samaysmaa labadaas qodob. Daraasad ayaa waxay tilmaantay in qofku 55% caqligiisa uu ka dhaxlay waaridkiis. Waxaa …

Read More »

Qof kasta Waxaa Heysa Dhibaato U Gaar Ah

Waxaa jiray Nin khabiir ah oo dadku jeclaayeen in ay talo u soo doontaan. Dadkaa waxay isugu jiraan nooc walba, dhalinyaro, Dumar hooyo ah, Odayaal, Gabdho da’ yar, kuwa is qaba, kuwa kaal tagay, iwm. Wuxuu isticmaali jiray Falsafad cajiib ah, hadba koox intuu Gees hoostii ku ballamiyo ayuu marki ay soo wada fariistaan oran jiray qof walba dhibta heysa …

Read More »

Isticmaal Maskaxdaada W/Q: Ciise (Waddani)

Muhiimadda aad u nooshahay maaha waxyaalo tiro badan oo ku hor yaala, kuwaas oo werwer kugu keena xilliga aad u diyaar garoobayso inad fuliso, balse waa inad fahanto oo keliya inay dhamaan faracyada noloshaadu kasoo fulaan hal xubin taasoo tamarteedu ku xidhantahay hadba sidad ula dhaqanto iyada. Maskaxdu waa qayb ka tirsan qaybaha kala duwan ee Eebe u qaybiyay jidhka …

Read More »

Duruusta Nolosha (Talooyin Wax Ku Ool Ah)

Ha nicin qofna si kastoo qalad weyn kuugu sameeyaan U noolow si fudud si kastoo aad dhaqaale badan u hesho Dhanka fiican wax ka eeg mar kasta si kastoo nolosha kuugu adag tahay Bixi wax badan xitaa haddii wax yar ku soo galaan ama aad heysato  La xiriir kuwa ku hilmaamay,  Cafi kuwa ku xumeeyay,  Ugu ducee waxa ugu wanaagsan …

Read More »

Xidhiidhka iyo Is-moogaysiinta W/Q: Mubarak Hadi

Waxyaabaha ugu wanaagsan ee xidhiidhka labada qof cimriya waxa ka mida is-moogaysiinta. Dad fara badan oo xidhiidh waanagsan lahaa oo lammaane leh, oo saaxiibbo leh, oo shaqo wadaag leh baa xidhiidhkoodii ku burburay kaliya in midkood uu midka kale u fiirsaday iimaha yaryar ee uu leeyahay iyo khaladaadka ka dhaca. Haddii aad uun u fiirsato wax wal oo uu samaynayo …

Read More »

5 qof oo ay tahay in aadan la saaxiibin

Saaxiibnimadu waa xidhiidh saamayn badan leh oo dhex mara laba qof. saaxiibkaa waxa uu saamayn weyn ku leeyahay dabeecadaada, habdhaqankaaga iyo shaqsiyaddaada guud. Nabigeenna NNKH waxa uu ina faray in aynu ka fiirsano qofka aan saaxiibka ka dhiganayno. sidaa darteed waxaa quman in aad la saaxiibto qof aad u hubto inuu yahay mid ku haboon in lala saaxiibo. waxa jira …

Read More »

Dabeecadaha Noocyada Shakhsiga Bini’aadanka Ah

dabeecadaha dadka, Noocyada Shakhsiga,

Waxaa jira daraasado badan oo laga sameeyay noocyada dabeecad ahaan ee bini’aanka iyo shakhsiyad ahaantiisa. Daraasadahaas badan hal nooc iskuma raacin oo way isku khilaafeen mana la gaarin soo gaba gabeenta si loo sifeeyo shakhsiyada qof walba oo aadane ah. Waxay wax badan ka yiraahdeen shakhsiyada marka la sifeeyo waxaa weeye isku dhaf ka kooban dareen ahaan raxmad caqli iyo fal …

Read More »

KA FAA’IIDAYSO: Casharrada Nolosha

Marar badan waxaa dhacda in aadan ku qanacsaneyn noloshaada, halka dad badan oo Dunida ku nool ku riyoonayaan noloshaada oo kale inay helaan. Wiilka Beerta jooga wuxuu arkaa diyaarad dushiisa maraysa, wuxuuna ku riyoodaa inuu duulo. Laakiin, Pilot-ka Diyaarada wada wuxuu arkaa beerta quruxda badan wuxuuna ku riyoodaa inuu guriga ku soo noqdo si nabad ah, Haddii Taajirnimadu tahay sirta …

Read More »

Waa Maalinkaagii

Hubaaal waxaad tahay qof ilaahay awood iyo karti Ku manaystay waxaad tahay shakhsiga loo xilsaaray innuu dunidan maamulo oo uu Ku hago jidka toosan iyo wanaaga. Waxaad tahay khaliifka uu illaahay u dhiibay talada adduunka addiga adigaagan akhriyaaya maqaalkayga ka laga rabo inuu guto waajibkii ka saarnaa kownka iyo adduunka. Allaah waxa uu inna leeyahay addunkan addiga ayaa lagugu abuuray …

Read More »

Dhoolla-cadaynta

Dhoolla-cadaynta iyo muusoodku waa dabeecad astaan ka marag kacaysa, farxad, furfurnaan iyo soo dhawayn. Dhoolla-cadayntu waxay si fudud u saaqdaa qof walba waxaanay qalbiyadeena galisaa dareen muxubo, jacayl, iyo kalsooni daarran. Qiimaha dhoolla-cadayntu leedahay waxaa inoogu filan 3dan tusaale ee aan kasoo dheegannay diinteena suuban. Tusaale 1aad:- “Mar walba oo aad walaalkaa u dhoolacadayso waa sadaqo” Nebi Muxammed SCW. Tusaale …

Read More »

Waa maxay sababta asalka u ah Rajo-dhigida?

waqtiyada adag nolosha, rajo-dhigida

Alla maxaan aduunyo qanac la’aan ka jirto ku noolnahay! Qofna kuma qanacsana waxa uu heysto dunidan. qof kasta waxaa ku jira jamasho wuxuusan heysan. Maxay sidaa u tahay? Sababtoo ah waxaan jecelnahay is bar-bar dhigid & ku dayasho. Dadka qaar baa cadeynaya jirkooda si madabkoodu u noqdo Cadaan. Dad badan oo cadaana waxay rabaan inay helaan midab madow bunni ah. Kuwaa …

Read More »

Duruusta Laga Faa’iidi Karo Buugga The Five Love Languages – Dr Gary Chapman

Buuggan `Shanta Luqadood ee Jacaylka`, wuxu qoraagu ku soo ban-dhigayaa shan luqadood oo uu leeyahay waa jannallada jacaylka lagu gudbiyo. Labada qof ee is qaba, haddii uu midba mid kale fahmo luqaddiisa, deed na uu si joogta ah uu ugula hadlo uu guurkooda badhaadhayo. Buuggan waxa markii ugu horreeysay la daabcay 1992. Labaatankii sano ee ugu dambeeyayna wuxu hormuud u …

Read More »