Cuntada & Nafaqada

Sababaha Cunista Yoghurt-ku Ay Ugu Fiican Tahay Haweenka Uurka Leh

haweenka uurka leh, caanaha,

Haweenka uurka leh waxaa lagula dardaarmaa inay helaan kaalsiyam ku filan taas oo muhiim u ah koriimada murqaha, ilkaha iyo lafaha ilmaha. Caanaha la fadhiisiyay ee loo yaqaanno yoghurt-ka waa mid ka mid ah ilaha ugu wanaagsan ee qaniga ku ah macdanta kaalsiyamta. Waxaan halkaan ku soo gudbinaynaa faa’idooyinka tirada badan ee laga helo cunista yoghurt-ka ee xilliga uurka. Yoghurt-ku …

Read More »

Qiimaha Caafimaad Ee Midhaha Afakaadhada & Cilladaha Ay La Dagaallamaan

faaidooyinka afakaadhada, afakaadho,

Afakaadhadu waxa ay ka mid tahay noocyada khudradda ee ugu fiican caafimaadka, waxa aanay in badan oo ka mid ah kaga duwantahay in ay ku yartahay Kaarboohaydarayt ku iyo in ay leedahay dufanka caafimaadka u fiican. Cilmibaadhiso kala duwan ayaa tilmaamay faa’iidooyinka afakaadhada, oo qaar ka mid ah aynu qormadan ku soo qaadanayno: Miisaan dhimis iyo haddana weydda xoogga ah …

Read More »

Cuntooyinka U Fiican Hurdada Ee Qofka Ka Caawiyo Inuu Si Wacan U Seexdo

cuntooyinka hurdada,

Cuntooyinka Qofka Ka Caawiya Inuu Hurdo Fiican Seexdo Waxaa jira cunnooyin badan oo Alle ku abuuray walxo u wanaagsanhurdada. Halkaan waxaa ku soo aruurinay kuwa ugu fiican ee kaa caawin kara inaad seexato hurdo tayo leh. Lawska walnuts: Lawska nooca walnuts-ka waxaa ku jira barootiin loo yaqaanno “tryptophan” kaas oo ka qayb qaata soo saarista hormoonnada “melatonin” iyo “serotonin” oo …

Read More »

FITAMIIN B: Astaamaha Lagu Fahmo Haduu Jirka Ka Maqan Yahay Iyo Cunnooyinka Qaniga Ku Ah

Fitamiinnadu waxay muhiim u yihiin in jirku uu si wacan u shaqeeyo iyo caafimaadka guudka. Fitamiinnadu waxay u kala baxaan dhowr nooc, mid walbana jirka wuxuu u qabtaa shaqo gooni ah. Si aad u hesho fitamiinnada waa inaad ku tiirsanaantaa ilaha dibadda sababtoo ah jirku awoodo uma lahan inuu sameeyo fitamiinnada. Qormadaan waxaan ku dul istaagaynaa faa’idooyinka fitamiin B uu …

Read More »

8 Cunno Oo U Fiican Dhimista Miisaanka, Dalkeenana Laga Heli Karo

dhimista miisaanka,

Buurnimada iyo miisaanka inta dabiiciga ah ka badani waxa ay ka mid yihiin dhibaatooyinka caafimaad ee dadka dunida badankoodu ka cawdaan muddooyinkan dambe. Waxa ay dhaawacdaa quruxda guud iyo muuqaalka duleed ee qofka, laakiin waxaa ka sii daran in ay qofka ku keento xaalado caafimaad darro oo ay ka mid yihiin xanuunnada ku dhaca wadnaha, lugo xanuunka, xanuunka kalagoysyada iyo …

Read More »

Calaamadaha Waa Wayn Ee Kaalsiyam Yarida Iyo Xanuunada Ka Dhalan Kara

macdanta kaalsiyam,

Kaalsiyam waa macdan aasaasi ah oo jirku uusan ka maarmi karin. Waxaa la ogaaday in macdanta kaalsiyam 99% lagu keydiyo ilkaha iyo lafaha, halka inta soo hartay lagu keydiyo murqaha, dhiigga iyo nudeyaasha. Jirka bani-aadamku waxa uu u baahan macdantan si uu guto howlaha kala duwan ee muhiimka ah. Kaalshiyam yarida waxay ku badan tahay caruurta, dadka ku jira marxaladda …

Read More »

Beerka Adhiga: Faa’idooyinkiisa Iyo Khasaaraha

faaidooyinka beerka adhiga,

Waa shaki la’aan in cunista noocyada kala duwan ee hilibku ay faa’idooyin aan la soo koobi Karin u leedahay quudinta iyo nafaqaynta muruqyada, lafaha iyo neerfayaasha qofka, isla markaana ay xoojiso dhismaha jidhka. Hilibku waxa uu jidhka siiyaa tamar iyo firfircooni uu hawlihiisa ku qabsan karo. Xeeldheerayaasha nafaqaynta iyo caafimaadka cuntada ayaa sheegay in beerka digaagga iyo iduhu ay ka mid yihiin …

Read More »

Faa’iidooyinka Ukunka Ama Beedka Iyo Xanuunnada Ay La Dagaallanto

faaidooyinka ukunta, beedka,

Shaki kuma jiro in uu beedku ka mid yahay cuntooyinka hodanka ku ah barootiinnada, Faytamiinnada, iyo curiyeyaasha nafaqo ee muhiimka u ah caafimaadka jidhka, gaar ahaan marka subaxda hore quraac ahaan loo cuno. Cilmibaadhis cusub ayaa lagu ogaaday in quraacda uu beedku ku jiraa ay leedahay faa’iido ah in ay yarayso baahida badan ee cuntada qofku u qabo, gaar ahaan …

Read More »

Maxey Dhaqaatiirtu Ku Sheegeen Saliid Cadeeyda (Vegetable Oil)?

saliid cadeey

Saliid cadeeyda waa saliidda ugu badan ee ay soomaalidu ku cunnada ku karsato.  Haddaba saliiddani miyay u daran tahay caafimaadka mise waa ay u wanaagsan tahay? Jawaabta su’aashaas ayaynu qormadan ku faahfaahin doonaa.  Maxaa laga sameeyaa saliid cadeeyda?  Saliid cadeeyda waxaa qaab kiimikeysan looga dhaliyaa dhirta sida geed timireedka, gabaldayaha, geedka canola, digirta sooyada iyo galleyda. Qaar ka mid ah …

Read More »

Cuntooyinka U Fiican Korniinka Caruurta Ee Caawiya Inay Dheeraadaan

Ma’ Ogtahay in nidaamka nafaqo ee qofku helayaa sida uu miisaanka xidhiidh ula leeyahay, si la mid ahna uu joogga qofka ugu leeyahay?! Jacaylka aadamuhu u qabo dhererku waa arrin laga siman yahay rag iyo dumarba. Waxa aana cilmi ahaan la og yahay in hidde-sidayaashu ay masuul ka yihiin jaangooyada joogga qofka, laakiin iyada oo ay taasi jirto, haddana lama …

Read More »

Faaidada Toonta Iyo Cudurrada Lagula Dagaallami Karo

Cilmi-baadhis caafimaad oo ay sameeyeen xeel-dheerayaal u dhashay dalka Australia ayaa daahfurtay in toontu ay tahay hub faa’ido badan oo lagula dagaalami karo, dhiig karka. Cilmi-baadhistan oo tijaabadeeddii muddo 12 Toddbaad ah lagu samaynayey 50 qof oo bulaan ah ayaa sheegaysa in toonta ay ka kooban tahay boqolkiiba 49 barootiinno ah, boqolkiiba 25 saliidda ah saliidda aan duxda lahayn ee …

Read More »

Miraha Ama Furuutka Uroon Hooyada Uurka Leh

miraha, hooyada uurka leh, cuntooyinka uurka

Xiliga uurka waxaa lagama maarmaan ah in hooyadu ay cunto cunnooyin nafaqo leh, kuwaasoo aan ku koobnayn hooyada oo kaliya balse uu sidoo kale ka faa’idayo uurjiifka, cunnada fudud ama ay ku badan tahay baruurtu ayaa haboon in aan labadsan xiliga uurka taas badal keedana ay hooyadu joogteyso cunida miraha iyo cunooyinka leh maadada faybarka. Cunidda miraha ama qudaarta ayaa …

Read More »

Cuntooyin Khatar Ku Ah Caafimaadka Caruurta Oo Ay Tahay Inaan La Siinin

caafimaadka caruurta,

Warbixin caafimaad oo dhowaan lagu faafiyey Shabakadda ‘Bright Side’ ee dalka Maraykanka laga leeyahay ayaa shaaca ka qaadday in jiraan cuntooyin badan oo aynu si joogto ah u isticmaalno, innaga oo u aragna in ay wax ka tarayso caafimaadka, laakiin aan ka warqabin in ay jiraan daraasado cilmiya oo muujinaya in ay khatar ku yihiin caafimaadka caruurta yaryar. Waxaa ka …

Read More »