Cuntada & Nafaqada

6 Best Foods For Healthy Bones

Osteoporosis and the painful broken bones that accompany it do not have to be a part of normal aging; there are preventative measures you can take to promote optimal bone health and limit your risk of bone loss later in life. Along with regular exercise, the avoidance of smoking and alcohol , diet is one of the most efficacious ways …

Read More »

Daraasad Soo Bandhigtay Xanuunada Ay Filfishu Daawayso

Cilmi-baarayaal ka socda hay’adda lagu magacaabo  world medical institution ayaa shaaca ka qaaday in Filfisha ay daawo u tahay cuduro ay ka mid yihiin Gaastiriiga kaasoo uu ku dhaca hab-dhiska dheefshiidka. Baaristani ayaa lagu ogaaday in ay filfishu hoos u dhigeyso tirada Aasiid ay caloosha so deyneyso xiliga ay ku jirto shiidida cunnada, isla markaana ay kor u qaadeyso iney …

Read More »

Xanuunada Lagu Daaweeyo Sanjabiisha

Dadkii berigii hore wax dawayn jiray waxay aad u isticmaali jireen xididada geedka Sanjabiisha si ay ugu daweeyaan cuduro tiro badan waxaanay  cadaysay baadhitaano tirabadan oo la sameeyey mudo dheer inuu geedkani leeyahay raad caafimaad oo wayn sidaa daraadeed ayaa dadku aad u isticmaalaan waxaana laxaqiijiyay inuu 10 cudur baajiyo ama ka dawo yahayba waana kuwan anakoo soo koobnay tarjumadeedii: …

Read More »

Faaidooyinka Caafimaad Ee Babayga

Akhristaayasha qiimaha badan ee ku xiran daryeelmagazine.com waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa qaar ka mid ah faaidooyinka caafimaadka ee babayga. 1. Waxaa uu wanaagsansan yahay Kaadi macaanka: inkastoo Babaygu  uu macaan yahay hadana waxaa uu la dagaalama cudurka sonkorowga ama kaadi macaanka, dadka aan qabin cudurkaan si ay uga hortagaan waxay badsan karaan cunista babayga. 2. Wuxuu wanaajiyaa shaqada hab …

Read More »

Cuntooyinka U Wanaagsan Ardayda Imtixaanka Gelaysa

khabiirada cuntooyinku ardayda ayaa baahinayay qaar ka mid ah cuntooyinka xusuusta qofka u fiican, kuwaas oo ay kula talinayaan ardaydu in ay quutaan maalmaha imtixaanaadku ku soo dhow yihiin. Jariirada “Le Monde” ee ka soo baxda dalka Faransiiska ayaa  daabacday, liiska cuntooyin ay sheegtay in ay ardayga u fiican yihiin, oo ay xoojiyaan, firfircoonida jidhka, deganaanshaha maskaxda iyo qaybta xusuusta …

Read More »

Waa Maxay Chia Seeds? Maxay se Taraan?

Maxaad ka taqaanaa Chia Seeds ( Chia frø) Waa midho aad u yaryar oo ka baxa geedka magaciisa la idhaah Salvia Hispanica. Midhahani waa midhi Allah (swc) ku manaystay wanaag aad u faro badan oo wax tar wayn u leh jidhka. Waxaa ku jira walxo aad uuga sareeya walxaha ku jira subaga omega-3, antioxidants iyo waliba dietary fiber aan la …

Read More »

Macdanta Iron Iyo Muuhimada Ay U Leedahay Jirka & Cuntooyinka Laga Helo

Macdanta xadiidku ama iron aad ayay muhiim u tahay maxaa yeelay waxay jirka ka caawisaa in uu sameeyo borootiinta loo yaqaanno “haemoglobin”. Haemoglobin, ama ‘Hb’, waa borootiinta laga helo unugyada dhiigga cas ee jirkaaga u kala qaadda curiyaha hawada ah ee “oxygen” waxayna midabkeeda cas u gudbisaa dhiigga. Maxaa dhici kara haddii macdanta xadiidku kugu yar tahay? Haddii ay yaraato …

Read More »

Muxuu Taraa Geedka Basil?

Waa maxay Basil? Waa geed yar oo ka mid ah geedaha loo isticmaalo cunto kariska, caafimaadka iyo waliba quruxinta. Waxa uu u baxa sida kamsar caleenta oo kale. Waxa aad heli kartaa isagoo la qalajiyey oo xawaash oo kale laga dhigay iyo isga oo qoyan oo fresh ah iyo waliba isaga oo waxyaabo badan laga sameeyey sida saliid iwm oo …

Read More »

Faa’iidooyinka Caafimaad Ee Kalluunka Salmon

Dhamaan waxaynu wadda ognahay sida xaqiiqda ah in wax kasta uu Allah (swc) uu abuuray ay xikmad iyo fa´iidooyin ay ku jiraan. Taas oo la rabo inaan si fiican uuga faa´iidaysano. Kadibna aanu Allah (swc) aanu uga shukrino nimcooyinka dusheena uu ku manaystay. Waxaan rabaa maanta inaan isla eegno faa´iidada uu kalluunku u leeyahay jidhkeena iyo walabi sida uugu wacan …

Read More »

Maxaad Ka Taqaan Cuntadii Nabi Maxamed CSW Ugu Jeclaa Cuntooyinka?

Cuntadu waa qayb nolosha ka mid ah, qof kasta oo bani aadam ahina wuxu jecel yahay qayb cuntada ka mid taaso oo uu ka door bido cuntooyinka kale. Nabi maxamed (scw) wuxu aha mid aad u jecel cuntada la yidhaahdo sariidka. Sariidku waa maxay ? Sariidku waa cunto hore (qadiim ah) oo ay carabtii hore cuni jirtay aadna u jeclayd, …

Read More »

Waxtarka Shukulaatada Madow Ay U Leedahay Caafimaadka Hooyada Uurka Leh Iyo Ilmaha Ay Siddo

Cilmibaadhis ay dhowaan sameeyeen xeeldheerayaal ka tirsan jaamacadda Laval ee magaalada Quebec dalka Kanada ayaa daahfurtay in shukulaatada madow oo hore loogu ogaa in uu xaaladda nafsiga ah dejiyo dabeecaddana furfuro uu sidoo kalana raad caafimaad oo togan ku leeyahay caafimaadka hooyada uurka leh iyo ilmaha ay siddo. Cilmibaadhistani waxa ay caddaysay in gabadha oo xilliga uurka cunta shukulaatada  guud …

Read More »

Cabbista Shaaha Sinjibiisha Leh Iyo Sirta Caafimaad

Wakhtiyadan dambe waxa si fiican loo ogaaday in ay aad uga faa’iido badteen daawooyinka ka baxa dhirta kuwa kiimikada laga sameeyo ee warshadaha soo mara. Haddaba, shaaha sinjibiisha leh oo Soomaalidu aadka u amaanto, isla markaana ay u isticmaalaan in ay hargabka ama cudurro kale oo xun-dhuntu ka mid tahay dawo ka yahay, ayaa la si rasmi ah loo shaaciyey …

Read More »

Caafimaadka Shaaha Cagaaran

Iyada oo Shaahu guud ahaan uu leeyahay faa’iidooyinka aan soo xusnay ayaa hadana waxa lagu tilmaamay noocan cagaaran Khasnad Caafimaad faa’iidooyinka balaadhan ee uu leeyahay awgeed. Waxa lagu ogaaday Diraasado Cilmi baadhis cusub ah dhowaan in Shaaha cagaarani leeyahay faa’iidooyin wayn oo ilaalinaya Caafimaadka waxaana ka mid ah kuwan: 1-Shaaha cagaaran wuxuu saacidaa in ay yaraato heerka Protien ka Xaydha …

Read More »

Faaidooyinka Caafimaad Ee Sanjabiisha

Sanjabiil waa geed caleemo yar yar leh oo la beerto. midhahiisa wuxuu ku sameystaa jirrida hoose waa sida lowska oo kale dherer ahan kama weyna sida uu u baxo bariiska ,marka aad aragto kama duwana dhirta kale ee caadiga ah, Caalamka oo dhan ma jirto wadan aan laga isicmaalin sanjabiisha heerer kal duwana wuu soo maray hadaba warbixintan kooba waxaan …

Read More »