Cuntada & Nafaqada

Asbaabaha Ay U Wanaagsan Tahay In La Isku Cuno Timirta Iyo Caanaha!

timirta iyo caanaha

Faaidada isku cunista timirta iyo caanaha: Cilmibaadhiso kala duwan ayaa daahfuray in midhaha timirta ay ku jiraan xaddi aad u badan oo ah Faytamiinno, macdanno iyo sonkoro uu jidhku si joogto ah ugu baahan yahay maalin kasta. Marka uu qofku sooman yahay ama uu ku jiro cunto yarayntana waxa ay jidhka si degdeg ah ugu keenaan faa’iidooyinka aynu soo tirinnay …

Read More »

Faa’iidooyinka Toonta Iyo Afakaadhada La Isku Daray Iyo Habka Loo Diyaariyo

Afakaadhaha iyo toontu waxa ay leeyihiin dufan si fudud loo diyaarin karo oo caafimaadka u wanaagsan. Sida ay soo xigatay shabakadda Alcarabiya laba xabbo oo afakaadho, iyo 1 illaa 4 laagood oo toon la dhilay ah, malqacadda cuntada lagu cuno oo liin dhanaan ah (Biyaha liinta), saddex malqacadood oo saliidda qumaha, Kamsar la jarjaray iyo milix. Habka loo diyaarinayo Afakaadhada …

Read More »

Dhaqaatiirtu Maxey Ku Sheegeen Cabbista Shaaha Cadayska Ah

cabbista shaaha cadayska ah, shaah, cadays

Caafimaad miyaa ku jira shaaha cadayska ah? Hadii aad jeceshahay cabidda shaaha, badanaa waxaad u cabtaa si aad ugu kifaaxdid waana mid dadkoo dhan ka simanyihiin marka laga reebo dadka qaarkood oo shaaha caafimaad ahaan u caba. Dadka caba badankoodu waxay ka dhigteen caado, halka qaarkoodna uuna u yahay balwad aysan waqti badan ka maqnaan karin. Inbadan oo dadka shaaha caba …

Read More »

Qiimaha Caafimaad Ee Midhaha Sabiibka & Xanuunada Uu Jidhka Ka Caabbiyo

midhaha sabiibka

Sabiibku waa midhaha geedka cinabka oo la qallajiyay, waxa uu yeeshaa mid dahabi ah ama midab madow ah. Sabiibka waxaa laga helaa nafaqooyin kala duwan sida barootiin, faytamiinno, macdano iyo gan. Sabiibku waa midho jidhka u leh faa’idooyin caafimaad oo aan la soo koobi karin, hadaba qormadan waxaan ku bidhaaminaynaa qaar ka mid ah faaidooyinkaas. Caafimaadka wadnaha: Sida ay cilmi …

Read More »

10 Amazing Health Benefits Of Cabbage

Cabbage is a nutritious vegetable that offers several health benefits due to its rich array of vitamins, minerals, and antioxidants. Here are some of the potential health benefits of consuming cabbage: Nutrient-Rich: Cabbage is low in calories but packed with essential nutrients. It is a good source of vitamins C and K, as well as vitamin B6, folate, and manganese. …

Read More »

Daawooyinkii Nabigeenna Suuban NNKH Uu Nagala Dardaarmay Isku Daawayno

Bismillaah,Ilaahay ayaa mahad oo idil u sugnaatay soo dejiyay dawada cudur kasta. Muuqaalkan waxaan ku soo gudbinaynaa dawooyinkii rasuulkeenna suuban “NNKH” uu isku daweyn jiray ee uu nagala dardaarmay isticmaalkooda, dawooyinkaas oo caalamku waqti dambe ku baraarugay, daraasado badanna lagu sameeyay si loo hubiyo faa’iidooda, kadibna loo bixiyay magaca “Prophetic Medicine” oo macnaheedu tahay “Cilmigii Caafimaad ee Nabiga”.Haddaba dawooyinkaas waxaa …

Read More »

Qiimaha Caafimaad Ee Baamiyaha & Cudurrada Uu Ka Hortago

baaamiye, faaidada baamiyaha,

Qormadan oo aynu ka soo xiganay shabakadda Al-Carabiya waxa ay iftiiminaysaa faa’idooyinka caafimaad ee uu jidhka u leeyahay baamiyaha oo ka mid ah khudradaha dhulka Soomaalida laga helo, laakiin aanay dadku inta badan dareemin waxtarkiisan caafimaad: Macaanka: Nafaqooyinka iyo maaddooyinka baamiyaha ku jiraa waxa ay la dagaalamaan macaanka, waxa aanay nidaamiyaan xaddiga sonkorta dhiigga, halka mihdihiisuna ka yareeyaan macaankaas. Daalka …

Read More »

Faaidada Cabitaanka Karootada Iyo Sanjabiisha & Xaaladaha Caafimaad Ee Uu Wax Ka Taro

Furuutka iyo khudraddu waa aasaaska cunno caafimaad leh, siyaabo kala duwan ayay caafimaadka uga qeyb qaataan, nafaqooyinka ku jira noocyada kala duwan ee furuutka iyo khudradda way adag tahay in laga helo cunnooyinka kale. Waqtigaan hadda la joogo waxaa aad usii badanaya cudurrada iyo cilladaha ka dhasha hab-nololeedka, sidaas awgeed waxaa lagama maarmaan ah in lagu dedaalo cabitaannada dabiiciga ah …

Read More »

Faa’idooyinka Haylka Iyo Cilladaha Uu La Dagaallamo

Haylku waxa uu ka mid yahay xawaashyada ay Soomaalidu aadka u taqaanno, shaaha iyo cuntada kalana marar badan loogu sameeyo dhadhanka iyo urta fiican. Laakiin inta badan dadku ma oga in uu leeyahay faa’idooyin caafimaad oo aad u tiro badan. Faa’idooyinkaas waxaa ka mid ah: 1. Haylku waxa uu kordhiyaa awoodda wareegga dhiigga, sida oo kale waxa ku jira xaddi …

Read More »

Qiimaha Caafimaad Ee Dhagayaraha Iyo Saliidiisa

faaidooyinka dhagayaraha

Dhagayarahu waa ubax la qallajiyay oo ka baxa geedka loo yaqaanno “cloves”, Asal ahaan waxaa uu ka soo jeedaa Indonesia, wadanka ugu badan dunida uu ka baxo waa dalka Zanzibar. Dhagayaruhu wuxuiu ka mid yahay xawaashyada caanka ah ee cunnada udugga iyo dadhadhanka macaan u sameeya, sida oo kalana xambaarsan nafaqooyin muhiim ah iyo walxo kale oo caafimaadka faaido ugu …

Read More »

Faaidooyinka Faytamiin D Iyo Ilaha Ugu Fiican Ee Laga Helo

Warbixin caafimaad oo Shabakadda Aljazeera ka soo xigatay majaladda Elle ee ka soo baxda dalka Jarmalka ayaa soo bandhigtay faa’idooyin dhowr ah oo laga helo faytamiin D-ga. Warbixintaas waxa ay hoosta ka xariiqaysaa shan faa’ido oo waaweyn oo uu Faytamiinkani u leeyahay caafimaadka waxa aanay kala yihiin: Wadne Xanuunka: Faytamiin D waxa uu ilaaliyaa jileeca xididdada iyo halbawlayaasha dhiigga qaada, …

Read More »

Toonta Iyo Malabka Oo La Isku Khamiiriyo Waa Dawo Tayo Badan Oo Lagula Tacaali Karo….

toonta iyo malabka

Toonta iyo malabka oo la isku daray ama la isku khamiiriyay waa jeermis dile heer sare ah oo u roon caafimaadka caloosha iyo dheefshiidka, waxay hoos u dhigtaa kolestaroolka iyo dhiig-karka, waxay kobcisaa difaaca iyadoo jirka ka saarto sunta “detoxification” waana sababta bukaanada qaato daawooyinka kiimikada ee kansarka lagula taliyo inay alaabtaan isticmaalaan. Labadaan shay mid walba waxa uu leeyahay …

Read More »

Ahmiyadda Caafimaad Ee Ganka Ama Faybarka Iyo Cunnooyinka Laga Helo

ganka, faybarka,

Faybarka waa nooc kamid ah nafaqada cunnada, kaasoo laga helo cunooyin kala duwan. Waa nafaqo u wanaagsan caafimaadka qabka dheefshiidka. Cuntooyinku ay ku yaryihiin faybarka ayaan u wanaagsanayn dadka caadiga ah walow ay jiraan bukaano lagula taliyo inaysan badsan faybarka sida hadii buro kaaga taalo mindhicirada taasoo keentay inay dhuubmato ama yaraysay dhumacda daloolka ay cunadu marto ee mindhiciraha. Faybarka …

Read More »

Ogaal U Yeelo Faaidada Masagada Iyo Xanuunada Ay Ka Hortagto

faaidada masagada

Masagadu waxa ay ka mid tahay badarrada ugu qadiimsan ee la beerto waxaana muddo kumanaan sano ah lagu beeran jiray oo laga cuni jiray Koonfur Bari Asia iyo Afrika. Waa badarka shanaad ee loogu beerasho badan yahay caalamka, waxaa ka horreeya heedda, bariiska, qamadiga iyo galleyda. Masagadu waa il hodan ku ah barootiin, faybar, fitamiinno iyo macdano muhiim ah. Daraasado …

Read More »