Cuntada & Nafaqada

Nafaqada Iyo Caafimaadka Baamiyaha

baamiye baamiyaha

Baamiyuhu wuxuu ka mid yahay khudaarta as-aasiga u ah dheefsinta bini’aadamka balse dad badan aanan aqoon qiimaha uu leeyahay baamiyaha, waa geed aad uga baxa dalkeena laguna beerto labada wabi inta u dhaxayso. Nafaqada baamiyaha: Baamiyaha waxaa aad uga buuxo vitamino iyo macdano, waxaa ka mid ah vitamin A, B, C, E, iyo K, Macdanaha calcium, iron, magnesium, potassium, iyo zinc …

Read More »

Waxtarka Sisinta (WAA DAWO QIIMO BADAN)

sisin, waxtarka sisinta, macsaro, faaidada sisinta, saliid macsaro

Sisinta waa miraha ugu qadiimsan ee saliidda laga dhaliyo oo uu bani aadamku bartay.Waxa ay ka bixi jirtay meelo badan oo dunida kamid ah muddo ka badan 5000 sano. Dalaggan waxa uu taariikh u leeyahay awooddiisa ah inuu ku koro dhul ay adagtahay inay ku baxaan miraha kale ee la beerto; waana dalag adag oo kaalmo badan uga baahneyn beeraleyda, …

Read More »

Maxaad Ka Taqaan Waxtarka Iyo Khasaaraha Midhaha Flax seed (Qoondarka)?

qoondarka

Waxaan maanta inshaAllah halkan ku sharaxayaa midho yaryar oo buniga ama huruud ah oo la idhaah ( Flax seed) . Soomaalina waxaa lagu idhaah Qoondar ama Saliib. Midhahani waa midho cafimaadka siyaabo badan uugu fiican. Loona isticmaali karo siyaabo kale duwan. Haddaba halkan ka baro midhahan khayr kooda iyo sharkoodaba iyo waliba habka loo isticmaalayo. Midhahani waa midho laga heli …

Read More »

Cuntooyinka Beerka Sifeeya

cuntooyinka beerka nadiifiya, cuntooyinka beerka sifeeya

Beerku waxaa uu ka mid yahay xubnaha ugu muhiimsan ee jirkeenna waxaa uu qabtaa howlo badan waxaa ka mid ah in uu burburiyo ama jirka ka saaro sunta soo gasha, waxa uu kaalin mug leh ka qaataa shaqada hab-dhiska difaaca, sidoo kale dufanka dheeraadka ah ayaa uu jirka ka saaraa. Maadaama ay aad ubateen cunista cuntooyinka dufanka leh, cuntooyinka shiilan …

Read More »

Nafaqada Iyo Caafimaadka Laga Helo Cabista Caanaha Geela

cabista caanaha geela

Waxaa la isku raacsan yahay in caanaha geela ay yihiin kuwa ugu waxtarka iyo caafimaadka badan marka laga reebo caanaha hooyada. Waxay daawo u yihiin xanuuno badan. Caanaha geela waxaa ku jira 3 laab Fiitamiin C-ga ku jira caanaha Lo’da, waxaa kaloo ku badan potassium, Phosphorus, zinc, iron,manganese, fiitamiino, minerals, iyo amino acids. Waxaa Caanaha geela ku jira 200 wax ka …

Read More »

Sirta Caafimaad Iyo Shaaha Liinta Leh

shaaha liinta leh, shaaha liinta lagu daro, lemon tea

Shaahu wuu noocyo badan yahay faaidadiisana waxay ku xiran tahay hadba nooca caleenta la isticmaalay. Shaahu ma lahan nafaqo tamar leh “calories”, oo qofka cayil ku kordhiya  sidaa awgeed shaaha kaliigiis hadii uu qofku joogteeyo kuma cayilo. Shaaha waxaa ku jira maadooyinka sunta saara ee loo yaqaan “antioxidants”  kuwaas oo jirka ka caawiya inuu iska saaro wixii aan faaido u …

Read More »

Waa Maxay Kaalshiyam (Calcium)

macdanta kaalshiyam calcium

Kaalshiyamtu sida laysla ogyahey waa macdanaha ugu baden ee laga helo jidhka bani aaden ka, isla markaana waxey leedahey faa,iidooyin muhiim u ah jidhka guud ahaanba, 99% ka mid ah kaalshiyamta waxa laga helay lafaha iyo ilkaha, halka 1% soo hadheyna laga helo dhiiga, muruqyada iyo dareerayaasha kale ee jidhku leeyahey.Kaalshiyamtu waxey door muhiima ka ciyaartaa dhismaha lafo xoogan. Inuu …

Read More »

Cuntooyinka Ka Hortagga Wadne Qabadka Sida Aadka Ahna U Nadiifiya Xididdada Wadnaha

cuntooyinka ka hortagga wadne qabadka, wadne xanuunka, wadne istaagga

Wadne qabadku waa khatar caafimaad, dhimashada ugu badan ee aduunka waxaa sababa xanuunada ka dhasha wareegga dhiigga, wadne Qabadka wuxuu dhacaa markii xididka quudiya muruqa wadnaha uu xannibmo. Socodka dhiigga ayaa ka joogsada qayb wadnaha ka mid ah, Haddii aan isla markiiba la daaweyn, qaybtaan muruqa wadnuhu way dhimataa. Website ka healthycures ayaa waxa uu soo bandhigay cuntada caafimaadka leh …

Read More »

Cunista 2 Xabbo Oo Muus Ah Maalin Kasta Waxay Kaa Badbaadin Kartaa Cudurro Badan

Cunista muuska ee maalin kasta waxa ay u leedahay faa’iidooyin aad u badan jidhka bini’aadamka, iyada oo midhahan ay ku jiraan nafaqooyin aad u weyn iyo maadooyinka loo yaqaano “antioxsidenter” ka ee ka hortagga dhaawacyada soo gaadha unugyadda. Waxa sido kale midhahani ay xoojiyaan habka difaaca jidhka iyo wanaajinta dheef-shiidka,sidoo kale waxa ay kaa caawiyaan ka hortagga ah tiro badan oo …

Read More »

Isku Daaweynta Qorfaha

QORFAHA

Qorfuhu waa dhir cunto oo aad u udgoon isla markaana dhadhan fiican leh. Waxaa qorfaha daawo ahaan loo isticmaali jiray mudo kumaan sano ah waa loo aaminsanaa inuu yahay daawo dhaqameed caafimaad badan. Waxaa jirtay waqti qorfuhu ka qiimo badnaa dahabka!. Sayniska casriga ah ayaa ka markhaati kacay dhaqankaas soo jireenka ah waxaana la xaqiiyay in qorfuhu yahay daawo waxtarka badan Hadaba …

Read More »

Muuska Dusha Sare Ka Madoobaada Ma Ahan Qudhun Ee Waa Dawo

muuska diirka madow, caafimaadka mooska, mooska,

Midhaha Muuska waxaa ku jira maadooyinka cuntada laga helo dhamaantood sida faytamiinnada iyo macaanka dabiiciga ah, waxayna dhakhaatiirtu sheegaan in dawo looga raadin karo xanuuno badan, wuxuu faaiidooyin wayn u leeyahay xubnaha jidhkeenna. Inta badan dadka muuska cuna waxay ka siman yihiin fahamka ah in madowga ku samaysma qolofta kore ee muuska uu muujinayo qudhmid iyo inuu xumaaday oo aan la …

Read More »

Kordhinta Caanaha Hooyada Ilmaha Nuujisa

Hooyooyinka ilmaha nuujiya gaar ahaan kuwa ugubka ah inta badan waxay ka welwelaan in caanaha naasahooda ay ku filan yihiin ilmaha iyo inkale. Hooyooyinka badankood waxay soo saaraan caano ku filan ilmahooda. Allah (SW) wuxuu ugu talagalay hooyo kasta in cunuggeeda caano ku filan in uu naaska u galiyay. Way dhici kartaa hooyooyinka qaar inay awoodi waayaan inay soo saaraan caano ku …

Read More »

Nala Baro Faa’iidooyinka Cajiibka Ah Ee Shaaha Cagaaran

Caleenta cagaaran ama shaahu waa mid kamida waxyaabaha ugu qiimaha badan islamarkaana si balaadhan loo isticmaalo caalamka guud ahaan marka laga tago inay tahay cabitaan macaan, Caleenta cagaarani waxay leedahay faaiidooyin caafimaad oo badan waana maado ka hor tagta xanuuno badan oo ay keenaan (viral-infection) ama caabuqa fayreska,(antioxidant) oo ah maado ka saarto hawada cuntada islamarkaana ka hor tagta in …

Read More »

Qiimaha Caafimaad Ee Saliida Dhaga Yaraha Iyo Sida La Iskugu Daaweeyo

Dhaga yaraha waa ubax ka baxa geedka loo yaqaan Cloves, kaasoo ka baxa wadanka Zanzibar. Dhagayaraha waxaa antibiotic ama xanuun baabiye aad u fiican. Waxaa loo adeegsadaa in lagu daaweeyo dhibaatooyin badan oo dhanka caafimaadka ah sida ilko xanuun, hargabka, asmada, madax xanuunka, stress-ka iyo nadiifinta dhiigga. Dhaga yaraha waxa uu qani ku yahay curiyaha kalshiyaam, birta,  phosphorus, sodyam, potassium, fitamiin …

Read More »