farxadda guurka

Gabadha Leh 14-kaan Astaamood Ha Sii Deyn Ee Guurso

Dadka ku jira xiriirrada waqtiga dheer qaata waxa ay ku tagi doonaan maalin ay is weyddiiyaan: tolow tani ma tahay qoftii aan rabay nolosheyda inta ka harsan in aan iyada la qaato? War gabadhani ma tahay mataanteyda? Saynisyahannadu waxa ay ku hawlan yihiin sidii ay uga gungaari lahaayeen sida dadku isugu habboon yahay iyo tilmaamaha labada qof u horseedi kara …

Read More »

Raggu Waxay Jecel Yihiin Gabadha Leh Dabeecadahan!

Sida caadiga ah dadku waa ay ku kala duwan yihiin dabeecadaha iyo hab-dhaqanka, sidoo kale waxa aanay iskaga mid noqon karin dookha iyo arrimo badan oo nolosha ka mid ah sida ay u qiimaynayaan, si kastaba ha ahaato ee waxaa jira tilmaamo iyo dabeecado guud oo la isku waafaqsan yahay xumaantooda ama wanaaggooda, sidoo kale waxaa jira dabeecado aynu ruuxa …

Read More »

10 Arrimood Oo Ninka Looga Baahan Yahay Inuu Sameeyo Habeenka Aqal Galka

Habeenka aqal galka, arooska, habeenka koobaad,

Sida caadada ah habeenka kowaad ee arooska, waa ka duwan yahay habeenada kale. Waayo waxaa isku cusub lammaanayaasha isguursaday khaasatan gabadha caruusadda ahi waxay dareentaa baqdin iyo yaxyax tira badan. Welwel saa’id ah, waxaana kabata xishoodka. Ninka waa in uu la socdaa dareenka xaaskiisa cusub noloshuna ku cusubtahay. Isku day in aad dareensiiso in aysan biqin, garabkeedana joogto, wehel iyo …

Read More »

Guurso Gabar Karti leh! (Sidaas Ayuu Farayaa Cilmigu)

(Waxaad guursataa gabar karti leh)… Sidaas ayuu ku farayaa cilmigu! Waxay ku soo ururiyaan dadku talooyinka ay siinaayaan ninka doonaaya guur inuu raadsado gabar qalbi jilicsan si uu awood ugu yeesho in uu maamulo uuna jiheeyo, iyaduna ay si degdeg ah ula qabsato dabeecadihiisa iyo qaabkuu u rabo maaraynta nolosha. Laakiin cilmigu wuxuu qabaa ra’yi kale, wuxuu kula talinaya ragga …

Read More »

Dabeecado Iyo Dhaqammo Ay Haweeneydu Ku Nici Karto Ninka!!

Nin kastaa maaha say xun, balse waxa jira waxyaabo aan fiicnayn oo uu sameeyo, loona baahan yahay inuu iska ilaaliyo si aannu guurkiisa u waxyeelin amma qoyskiisa u burburin, sababtoo xaaskaagu waxay u qalantaa inaad ula dhaqanto sida aad rabto in laguula dhaqmo. 1.      Ad-adayg: Inta badan ha caaddaysan in aad xaaskaaga dhaleecayso amma eedayso badanaa, waxa wanaagsanaa in aad …

Read More »

Dhambaal Jaceyl Oo Dareen Leh

Waxaad xaaskayga ku noqotay sifada ugu xurmada badan ugu xayndaabka adag ee ay haweenay weliba jeclaan lahayd inay lamaanaheeda kula aqal gasho, taas oo ah inuu dhexdeena yaallo jaceyl mug weyn oo kalsooni hagoogan, jaceyl hal qalbi ah oo ka unkamay labo qalbi ah oo isdhameystiray, Jaceyl ah in nafta iska daayee ruuxda laysla wadaago. Hadaan Laysla Dhimanayn, Nafta Laysa …

Read More »

Dhambaal Jacayl Oo Macaan (Qoraal)

Dhambaal jacayl, macaan, qoraal, fariimo jaceyl,

Dhambaal Jacayl oo macaan: Waan ku tebay. Si aanan qiyaasi karin ayaan kuu tebay. Waxa aan is waydiinayaa, oo aan la yaabbanahay, sida aan ugu adkaystay muddada fog ee aan ka la maqannahay. Malaha qof adag ayaan noqday. Waxa aan aaminsanaa in aysan maalin ii jirin adiga la´aantaa. Ma aqaanno waxa is beddalay. Dhowr sano ayaan sii ka la maqannahay. …

Read More »

6 Keys To A Great Relationship!

There are six keys to a GREAT relationship: 1-Friendship: Try to be your spouse best friend. No matter what happens, be a friend first, and a lover later. 2-Trust: The key element to any relationship is trust, so before starting this beautiful journey with your spouse, learn to trust in all circumstances. 3-Understanding: Try to figure out each other and …

Read More »

4 Hab Oo Aad Ku Kordhin Karto Jaceylka Ninkaaga Uu Kuu Qabo

Jacaylka ninkaaga

Qormadaan waxaan kugula wadaagaynaa tallaabooyin ku kordhin karto jaceylka ninkaaga: U muuji xushamad/ixtiraam. Run’ahaantii waxa ugu muhiimsan ee nin waliba uu doonayo kana fisho xaaskiisa waxa ay tahay in xaasku ay u ahaato mid ixtiraamta. Hadaba isku day in aad ninkaaga ku ixtiraamto wada hadalka iyo talooyinkaba. Waxaa kaloo qadarinta ka mid ah in aad quruxdaada iyo nadaafadaadba ilaaliso waayo …

Read More »

DHAMBAAL JACEYL Ku: Xaaskayga

Ku: Xaaskeyga aan jeclahay Macaaneey iga gudoon dhambaalkan cishqi: Marwadeyda aan jeclaayeey, markasta oo aan ku arko adoo hurda waan ku daawadaa aniga oo ay qalbigeyga buuxisay naxariista iyo cishqiga aan kuu qabo, sida kalsoonida iyo amaanka leh ee aad ii ag jiifto markaan eegana waxaan dareemaa inaan ahay nin ragga oo gacaladiisii seexiyey meel ay ku raaxaysato iyadoon ka …

Read More »

Furayaasha Farxadda Iyo Raaxada Guurka

Raaxada guurka, farxada, lamaanaha, jacaylka

Rag iyo dumar badan oo iska qaba ayaa iskula dhaqma in ay yihiin cadow, halkii ay ka ahaan lahaayeen asxaab. Ninku waxa uu isleeyay adiga ayaa qeef ah waxkasta oo aad dhahdo waa in la qaataa halka xaasku ay is leedahay ninkaaga la tartan oo xitaa waxyaabaha wanaaga ah ee uu sameeya maku mahadceliso. Dumar badan ayaan la qancin karin …

Read More »

Xiriir Jaceyl Qof Kaa Fog

Waqtigan eynu ku jirno oo tiknoolojiyada aad u hormartay ayaa waxey noo fududeysay inaa la xariirno asxaab ama ehel qaraad kale ku nool. Inaa barano dad cusub, oo laga yaaba inaa jaceyl u qaadno, haa wa runtey oo dad badan ayey ku dhacdey. Jaceylkaga haduu daganyahay meel kaa fog oo aadan had iyo goor u safri karin ama aadan awoodin …

Read More »

Murti Ku Saabsan Dumarka Iyo Dabeecadahooda

Murti ku saabsan dumarka, halku dhegyo, oraahyo, weedho xikmad,

Murti ku saabsan dumarka: Waa qormo kale oo aynu akhristayaasha kula wadaagayno hal-ku-dhegyo dhaqanno kala duwan laga soo dheegtay oo ka hadlaya dumarka iyo dabeecadahooda ay bulshooyinka ereyadan lahaa ka aaminsanaayeen. Kama turjumayaan aragtida daryeelmagazine.com ee dumarka ku aaddan, balse waxa uu dareensan yahay muhiimadda ay leedahay in la ogaado aragtida bulshooyinka dunida innagula dhaqan: – Mar walba guurku waa …

Read More »

Inuu Guursado Ayuu Damcay, Iyadana Waxa Ay Ku Xidhay Shardigaan Cajiibka Ah!!

Nin dhalinyar ah ayaa inuu guursado damcay, kadibna waxa uu waraystay dadkay isku magaalada ahaayeen markaasaa loo sheegay inay jirto gabadh aad u ixtiraam badan isla markaana la dhaqan iyo akhlaaq fiican, kadibna isla markiiba ninkani wuxuu go’aansaday inuu gabadhaasi guursado. Gabadhii ayaa ay is arkeen kadibna waa uu ku qancay, waxyar kadibna waxaabuu diray tolkii siday ula soo xaalaan …

Read More »