farxadda guurka

Wax Ka ogoow 5-ta Marxaladood Ee Guurka

Muuqaalkaan waxa uu ustaad Mubaarak Haadi uu kaga warramayaa shan marxaladood ee guurku uu maro, sida bini-aadamkuba uu u leeyahay maraaxil cimri ah oo uu maro, oo qofka xilli uu yaryahay oo kacaa kufayo, xilli uu afar jir, shan jir uu yahay, xilli uu kuray yahay, xilli uu qaangaadh yahay, maraaxishaas caadiga ee la saadaalin karayo ayuu guurkuna leeyahay sida …

Read More »

Aqoon U Yeelo 4 Xirfadood Oo Muhiim U Ah Guurka

Muuqaalkan waxa uu ka hadlayaa afar xirfadood oo muhiim u ah nolosha qoysnka. Iskuullada intii aynu ku soo jirnay wax badan ayaynu ka soo baranay, waxbarashada tooska ah waxa badan ayay ku baraysaa laakiin xirfadaha noloshaada muhiimka u ah waxay kaaga baahantahay adigu inaad isbarto. Nolosha aan maanta ku noolnahay waa nolol balaaratay, sidii hore aan ahay, xawaare ku socota, …

Read More »

Labo Sir Oo Ku Haboon Inaad Saygaaga Ka Qariso

Dabcan waxaad is waydiinaysaa oo hadii aan ninkayga ka qariyo sirtayda maxaan kala joogaa, qaarkale waxay odhanayaan oo waaba khiyaamo hadii uu isagu sirtiisa ii sheegto ana aan tayda ka qarsadee. Dhamaan way wada saxan yihiin oo ninkaagu hadii uuna isaga noqon saaxiibkaaga aad ku sir qarsato in lawada joogaba maaha waayo dadku marka ay sirtooda kala qarsadaan waxaa yaraada …

Read More »

Calaamadaha Lagu Ogaado Hadduu Ninkaagu Ku Sugan Yahay Xidhiidh Kale

xidhiidh kale, khiyaano,

Qoysas baden wax burburiya shaki iyo kalsooni la,aan ay iska qabaan lamaanaha is qaba, taas oo ka dhalata in laysku tuhmo in qofba xidhiidh kale cid kale la leeyahey, siiba waxa baden haweenka ka shakisan in lamaanahoodu ku sugan yahey xidhiidh kale amaba uu guursan rabo gabadh kale. Haddaba marwo halkan waxaanu kuugu soo bandhigeynaa dhawr astaamood oo ka mid …

Read More »

Baro Noocyada Xiriirrada Waara

Sidee ku ogaan kartaa in xiriirkaagu uu waari doono? Sidee ku ogaanaysaa in xiriirkaagu yahay kii aad rabtay ee saxsanaa? Soo wax fiican ma aha haddii aad sii saadaalin karto bal in xiriirka aad ku jirto uu yahay ku xoog leh farxadna kuu horseedaya timaaddada? Badankeen waan ka digtoon nahay jacaylka waxaana u haysannaa iskudanaysi ay daacadnimadu ku yar tahay. …

Read More »

Furayaasha Guusha Qoyska Wanaagsan

Qoyska wanaagsan, guurka, lamaanaha, qoys,

Waxaa Sanadahan danbe aad kor ugu kacay xaaladaha furitaanka, burburka Qoyska iyo dayacanka Ubadka, hadaba Qoraalkaan ka Aqriso Furayaasha Guusha Qoyska wanaagsan. Balse waxaa jira qoysas badan oo Guurkoodii raandhiisay, ama sifiican uhirgalay, waxaana hubaal ah in Guurarka guulaystay ayna bilaash ku guulaysanin, balse uu katalaabsaday dhibaatooyin badan oo sababay in guurar kale oo isaga lamid ahaa ay burburaan. Hadaba …

Read More »

5 Arrin Oo Ay Tahay Gabadhu Inay Ka Qariso Ninkeeda

Guurku waa muhiim, sababtoo ah waa waxa mideeya nin iyo xaaskiisa isla markaana uu ka bilowdo qoys, wuxuuna wataa barako badan sida carruur iyo qaar kaloo badan. Maalmahan, si kastaba, qoysas badan ayaa burbura sababo jira awgood, gaar ahaan is fahan waa labada qof ku timaadda. Dabcan waa inaysan sir kala qarsan lammaanaha, balse waxaa jira waxyaabo aan habbooneyn inay …

Read More »

Shanta Luuqadood Ee Jacaylka

SHANTA LUUQADOOD EE JACAYLKA: 1) Erayo dhiirrigelin leh: Luuqadaani waxay adeegsataa erayo si ay u dhiirrigaliso shakhsiga lagu odhanayo. “Waan kaaga mahadcelin inaad gaarigii dhaqday. Waa qurux hadda.” “ku mahadsanid inaad soo daadiso qashinka. Waxaad tahay qof wax loo dhigo aysan jirin.” “Dharkaa aad sidato waad ku soo baxday.” “Dhabtii waxaan jeclahay inaad tahay qof si wanaagsan wax u arka.” …

Read More »

Five Important Tips To Teach Your Children Good Manners

I once asked a scholar for advice on what we should be teaching our children and he immediately responded, “Adab and akhlaq (manners and etiquettes). Parents don’t emphasize these enough anymore.” He went on to define “adab” as “the appropriate action, attitude, and response in any given situation”. Another scholar once said, “Adab beautifies everything it touches. We have Muslims …

Read More »

Ragga Oo Afkooda Furtay: Shan Sifood Ooysan Dumarkooda La Jeclayn!

Dhibaatooyinka ay la kulmaan ragga iyo dumarka is qaba, waxaa kamida kuwooda ugu muhiimsan kala duwanaasha hab-dhaqankee u dhaxeeya ragga iyo dumarka. Waxaa dhacda in midkood jecelyahay xasilloonida iyo deggenaanta halka kan kale yahay qaalqaali uusan dhib kuhayn sawaxanku; waxaa kaloo dhacda in midkood yahay caadifi jecel inuu sheegto waxa qalbigiisa ku jira, halka kan kale yahay hawlkar laga dheehankaro …

Read More »

Maxaa Ka Jira In Lammaanaha Is Qabaa Ay Ugu Dambeyn Isku Ekaadaan?

Bidhaamo laga fahmay in lammaanuhu muddo dheer marka ay qoys ahaadaan ay ugu dambaynta isu ekaadaan ayaa soo shaac baxay sannadkii 1980-maadkii, tan iyo waqtigaasna waxa ay noqotay mawduuc jaamacadaha lagaga doodo iyo qadiyad ardayda ku soo noqnoqotay. Laakiin, nasiibdarradu waxa ay tahay daraasadihii kala dambeeyey ee arrintan lagu sameeyey oo aan caddaymo cilmiya u keenin arrintan, inkasta oo aanay …

Read More »

8-da Arrimood Ee Ugu Waa Weyn Ee Keena Burburka Qoysaska Qurbaha!

Burburka qoyska qurbaha

Qoysaska ku nool qurbaha ayaa lagu xantaa in ay ka dhexjiraan qilaafaadyo balaaraan oo marar badan keena burburka qoysaska iyo kala taga lamaanayaasha. Lama soo koobi karo inta aan maqlay reer Soomaali ah oo kala tagay. Waxaa maqlaysaa hooyadii ayaa aabaha dharka albaabka u dhigtay. Hadaba waa maxay sababaha ka dambeeeya burburka qoyska qurbaha? Inkastoo reerkasta ay sababtooda qaas u …

Read More »

Dabeecadaha Ninka Guurka Kahor iyo Guurka Kadib

Buug aad u xiiso badan oo laga qoray xidhiidh qoyska ayaa si weyn u qaadaa dhigay mawduucyo badan oo uu ka mid yahay faraqa u dhexeeya qofka guurka ka hor iyo kadib. Kala duwanaanshiyahaas oo uu qoraagu ku qoray afka carabiga, waxa aanay ka hadlaysaa dabeecadaha kala duwan ee ragga guurka ka hor iyo kadib: Guurka ka hor: Ninku waxa …

Read More »

3 Arrimood Oo Been Ah Oo Ay Dumarku Caan Ku Yihiin!

Beenta badan,

Qormadan waxa aynu ku soo qaadanaynaa saddex beenood oo ay culimada cilmiga bulshadu sheegaan in aanay marnaba dumarku ka run sheegin, saddexdaa arrimood oo dhammaantood ku xidhiidhsan ninka ay xidhiidhka haasaawe la leeyihiin ama sayga qaba. 1. Qaladkayga waan qirtaa: Waxaa hubaal ah in gabadha sheekata in ay caado u leedahay in qaladaadkeeda ay raalli gelin ka bixiso, ay tahay …

Read More »