farxadda guurka

Sababaha Burburka Xidhiidhka Lamaanaha

Nolosha guurka ayaa waxa kusoo kordhay baryahan dambe waxyaabo badan oo kala duwan, inta badan dhallintu marka ay is guursadaan ayaa waxa dhaca in markiiba hadana ay kala boodaan labada qof, waana arrin muruugo leh in ay waqti yar gudahiis ku fikiraan in ay kala tagaan labada qof, iyaga oo ku sababaynaya in ay noloshoodu soo taabatay bartii dhammaadka oo …

Read More »

Sidee u Xiiso Gelin kartaa Qofkaad Jeceshahay?

Maxay tahay sababta aad ugu guuldarraysatay inaad xiiso geliso qofkaad jeceshahay? Sannado badan ka hor waxaan u malayn jiray haddii aanu qof i jeclayn aanan qofkaa ka dhigi karin  mid i doonaya ama aanan jaceyl ku abuuri karin, waxaan u malayn jiray in jaceylku yahay wax si dabiici ah iskaga dhaca oo aan lahayn sharci islamarkaana aan la kantarooli karin …

Read More »

Habeenka Koowaad ee Arooska Muslimka

Habeenka arooska waa habeenka koowaad ee wiil iyo gabadh ay kulmaan iyaga oo isku ah say iyo oori kuwaas oo arooska ka hor ku kala noolaa laba adduunyo oo kala duwanaa. Waa habeenka ugu muhiimsan nolosha guurka ee lammaanaha oo caruuska iyo caruusaduba la rabo inay ogaadaan inay bilaabayaan nolol cusub. Habeenku maaha habeen midna caadi u ah oo labaduba …

Read More »

10 Dabeecadood Oo Lagu Garto Guurka Guulaysta

Akhriste, qof kasta oo innaga mid ah oo lab iyo dheddig leh, waxa uu maanka ku hayaa siduu u guursan laha amma u dhisi laha qoys wanaagsan oo noloshiisa inta ka hadhay la qaata, waxana dunida oo dhan ku sii badanaya lammaanaha kala tegaya iyo furriinka, iyadoo bulshada saamayn badan arrintaasi ku yeelatay, sababtoo ah dhibta ugu badan waxay soo …

Read More »

Gabadha Aan Ninku Illaawin!

Gabadha Aan Ninku Illaawin! Gabadh waxaa jirta ninku aanu weligiis illaawin, qalbigiisa ayey degantahay, oo ku qorantahay, hadey ka maqantahay wuu ku riyoodaa, hadey la joogtana waa ku hadaaqaa, hadii wax fiican la sheegana heblaayaa sidaa samaysa weeye hadalkiisu.. Cabbaar haduu ka maqnaadana waa u xiisaa, markuu xageeda u socdana nashaad iyo farxad ayaa ka muuqata, markuu kasii socdana murugo …

Read More »

Qiso Jaceyl Oo Qurux Badan

qiso jaceyl oo qurux badan

Sariirta ayey dhinac kaga Fadhiday, isaguna markaas ayuu Guriga soo galay.Wuxuu Tukaday Laba Rakcadood oo Sunno ah. Markii uu ka baxay Salaadda, intuu kacay ayuu Dhinaceeda Fariistay. Ka dib wuxuu la Booday Labadeeda Gacmood. Maxaad samaynaysaa? ayey ku tiri, Muusan jawaabin ee Hawshiisii ayuu iska watay. Faraha ku yaala Gacanteeda Midig ayuu sidaa u kala bixiyey. ka dib Xubnaha Faraha …

Read More »

Toban Tallaabo Oo Lagu Gaaro Guur Farxad Leh

Sidee lagu gaaraa guur farxad leh? Waa arin aan marar badan qurbo magazine wax ka qoray Hadaba waxaan eegeynaa mar kale 1o qodob oo guurkaaga ka dhigi kara mid farxadi ku dheehantahay. 1. Waqti kala qaata. In aad wada joogtaan 24 saac caafimaad kuma jiro. Waxaa wanaagsan dhowr saacadood  in aad kala maqnaataan si aad isugu xiistaan. Waqti badan oo la kala …

Read More »

7 Arrimood Oo Haboon Inay Gabadhu Ku Dadaasho Si Ninkeedu Uga Maarmo Xaas Kale

Hadii aad tahay mid aan dooneynin in saygeedu uu la guursado mid kale oo kula tartanta jaceylka saygeeda iyo daryeel kiisaba, waxaan kugu waanineynaa in aad raacdo talooyinkan, taas oo ka reebeysa saygaaga in uu ku fikiro mid aan adiga ahayn xitaa hadii ay ahaan lahayd in uu ku fikiro hal maalin! -Noqo mid ku kalsoon nafteeda: U muuji saygaaga in …

Read More »

Waxyaabaha Furniinka Soo Dedejiya

Ma’isweydiisay maalin maxuu guurka u burburaa? Waxaan kaga bogan karnaa jawaabta dhoor qodobo soo socda taasoo ah maxay tahay arimaha keena inuu guurka burbura -Gooni isku taaga, in kastoo ay ku wada noolyihii hal meel, hadana waxay u dhaqmaayaan nolol ah inay yihiin dad isku cusub. -Dhibka ka dhexeeya labada isqabta in ay soo galiyaan qofkale ama in xogtooda oo …

Read More »

7 Qodob Oo Yareyna Kara Khilaafka Lamaanaha

Marka ay lamaanayaashu arin isku qabtaan ayaa waxa dhacda in midkood uu aad u caraysan yahay, deganaanshuna ka dhumo. Hadaba bal hadii aad arintaas oo kale ay idinku timaado isku day in aad habsiiso lamaanahaaga. Inkasta oo lamaanayaal badani ay ku nool yihiin nolol wanaagsan oo jacayl ku dhisan ayaa hadana waxa aan meesha ka maqnayn isku dhac, hadan inta …

Read More »

Qodobo Muhiim U Ah Farxadda Guurka

Asc waa muhiim guurku. waa sheyga kaliya ee makhluuqa ilaah ka siman yihiin marka laga reebo Malaa,ikta. waa furaha sii jiritaanka nolosha aadamiga waa hadafka inta nool hiigsato marka si uu guurga u noqdo mid guuleeysta waa inaan ogaanaa sheyga ugu ween ee guur loo galaa waa in farxad laga helaa Laakin dad badan ayaa qalad u fahmay oo u …

Read More »

Talooyin Ku Socda Caruusada Iyo Caruuska

Illaahay (SW) ayaa mahadleh ilaahi yidhi “Aayada illaahay waxa ka mid ah in uu nafihiina ka abuuray dumar si aad  ugu degtaan iyaga waxa aan dhexdiina ka yeelay kalgacal iyo naxariis” [Ruun-21] Nabad gelyo iyo naxariis ha ahaato Nabigii dhaqankiisu ahaa quraanka iyo asxaabtiisi. Guurku waa isku xidhaha sharafta badan leh ee adkeenta adag leh waxana ku dheehan waxa uu …

Read More »

Waalid Wadnuhu Qallalay!

Waalidka asal ahaan Ilaahay ayaa naxariis ku beeray, si ay ugu naxariistaan una daryeelaan ubadkooda, waalidku waa kan qada si ubadkiisu u dhergo, waa kan dhib kasta ogolaada si uu dheef ugu helo ubadkiisa, waa kan dhaxanta seexda si uu dugaal u dhigo ubadkiisa, Waalidku waa kan naftiisa u hora siduu Ubadkiisa ku badbaadiyo.. Waalidku waa naftii hure, waa naxariis …

Read More »