Jacaylku waa dareen aasaas u ah jiritaanka nolosha aadamaha, sidaas awgeed waxaa jira habab tiro badan iyo ereyo kala duwan oo uu qof kastaa ku cabbiro jacaylka uu qofka kale u qabo. Waxa ugu caansan ereyga ‘Waan ku jecelahay’. Dad badan ayaa qalad fahmay jacaylka, waxa aanay ku soo koobeen ereyo ay si fudud afka uga yidhaahdaan oo qofka kale …
Read More »farxadda guurka
3 Arrimood Oo Xoojiya Is-Fahamka Lammaanaha
Nolosha qoysnimadu ma’aha safar damaashaad iyo ciyaareed sida ay dad badan la tahay, balse waa geeddi dheer oo ay lammaanuhu isla marayaan nolol barwaaqadeeda iyo baahideedaba leh, sidaa awgeed ruux kasta oo guur-u-meer ah ama xaas lihi waa in uu is weydiiyaa, sidee ugu habboon ee aad ula qabsan kartaa noloshaa cusub?! Waa maxayse sababaha fashilaadda ku keeni kara nolosha …
Read More »Asbaabaha Ugu Waa Wayn Ee Keena Khilaafka Lamaanaha
Inkasta oo ay arrin dabiici ah tahay in lammaanaha uu khilaaf soodhexgalo, sida oo kalana saaxiibbada iyo qoysaska ama dadka wada shaqeeya iyo danwadaagtu isku qabtaan arrimaha ka dhexeeya, haddana khilaafka qoysku inta badan waa uu ka khatar badan yahay kuwa kale oo dhan. Sidaas awgeed waa muhiim in daraasado gaar ah lagu sameeyo waxyaabaha keena iyo siyaabaha ugu fiican …
Read More »Hababka Ugu Fiican Ee Xal Loogu Heli Karo Khilaafka Qoyska
Khilaafka qoyska: Waa hubaal in lammaane kasta oo qoys ahi ay marayaan waqtiyada qaar uu khilaaf soo dhexgalo, waxa uu noqdaa khilaaf fudud oo isagu is xalliya iyo mid u baahda in ay si rasmi ah uga wada hadlaan xalna u raadiyaan, waxa kale oo uu noqon karaa khilaaf faraha ka baxa oo u baahda in cid kale soo farageliso …
Read More »Shukaansiga Qof Kugu Cusub: 3 Qodob oo Muhiim Ah
Weli ma isku aragtay dareen cabsi, walwal iyo xiiso isku jira oo aad dareento marka aad xiriir la bilaabayso qof aad ka heshay adigoo ka baqaya inaad ku fashilanto xiriirka? Kaligaa ma ahan, waa xaalad dad badani ay isku arkaan. Walwalka xiriirka cusub waxa uu yareyn karaa farxadaada, waxaana uu keenaa cadaadis aan loo baahnayn. Hadaba si uusan kaaga fashilmin …
Read More »7 Arrimood Oo Adkeeya Xiriirka Jaceyl
Waxyaabaha ka dhiga xiriirka lamaanaha mid ku dhisan is aaminaad iyo jacayl waa mid u kala duwan laamane kasta oo isqaba, waxyaabahaan oo dhan ma ahan kuwo ku yimaada laba cisho gudahood. Hadii aad u baahan tahay xiriirka kaala dhexeeya lamaanahaaga in uu noqdo mid adag, waxaa lagaa rabaa inaad dadaal kubixisid sida aad u adkayn lahayd. Qodobada hoos ku …
Read More »Noocyo Haweenka Ka Mid Ah Oo Aan Ka Go’in Qalbiga Ninka
Caadi ahaan ma jiro nin ama gabadh masuul ah oo jecel in uu burburo qoyskiisu, isfaham la’aan kasta iyo khilaaf kasta oo soo dhex gala, haddana dhinac kastaa waxa uu jecel yahay in uu dhowro dhismaha qoyska gaar ahaan marka ay ubad jiraan, laakiin haddana waxaa jira noocyo ragga ka mid ah oo ay dumarku karhaan in ay dhayal ku …
Read More »Gabadhu Ma Waxey Jeceshahay Ninka Ka Qosliya Mise Midka Quruxda Badan?!
Ninku marka uu kulanka ugu horreeya la yeelanayo gabadh qurux badan oo uu damac ka hayo waxa ugu horreeya ee uu ka fikiraa waa in uu gabadha ku indho daraan dariyo xarrago iyo in uu uga warramo qisas xul ah oo astaan u ah waayo aragnimadiisa iyo heerka fiican ee uu ka taagan yahay shaqada uu hayo, laakiin arrimahaas oo …
Read More »10 Dabeecadood Oo Uu Nin Kasta Jeclaan Lahaa In Ay Xaaskiisu Yeelato
Waa ay dhacdaa in xidhiidh guur ku dambeeyaa uu ku bilowdo deymo iyo aragtida koowaad, laakiin waxa marar badan dhacda in guurku guuldarraysto haddii aanay lammaanuhu meelaha qaarkood ka midaysnayn ama arrimaha qaar aanay isku aragti ka ahayn. Waxaa iyaduna la mid ah haddii aanu lammaanaha midkood lahayn dabeecado iyo habdhaqanno kan kale si gaarah u jecelyahay. Shabakadda internet ka …
Read More »5 Arrimood Oo Raggu Ay Neceb Yihiin Oo Ay Tahay Gabadh Walba Inay Iska Ilaaliso
Lamaanaha isqaba mid walba wuxuu ka fakarayaa siduu u soo jiidan lahaa kan kale una ilaalin lahaa dareenkiisa. Labada qof markay is guursadaan ma aha macnaheedu inay intaas ku egtahay arintu , balse waxaa loo baahan yahay in mid walba ku dadaalo siduu usoo jiidan lahaa kan kale iyo inuu ka ilaaliyo waxyaabaha uu dhibsanayo kan kale. Hadaba qormadan waxaan …
Read More »Shan Dabeecadood Oo Ay Gabadhu Ninka Ku Nici Karto!
Dabeecad ahaan ninka iyo gabadha mid kastaa waxa uu jecel yahay in ruuxa uu nolosha uu yeesho dhammaan tilmaamaha qof bani’aadam ah lagu ammaani karo, iyo wax kasta oo wanaagsan oo xidhiidhkooda guur waarin kara, in kasta oo ay hubaal tahay in sawirka uu qofku niyadda ku hayo guurka hortii ee uu jecel yahay in mataankiisu u ekaadaa inta badan …
Read More »Raadka Ay Dhaliisha Badan Ee Ninku Ku Yeelato Xaaskiisa!!
Muddo dheer ayaa ay xeeldheereyaasha cilmiga bulshadu ku hawlanaayeen daarasaynta iyo fahamka waxa ay ku kala duwan yihiin lammaanaha farxadda ku wada nool iyo kuwa khilaafka iyo murugada la nool, iyo sida oo kale sidii ay u heli lahaayeen sababta kala duwanaanshiyahooda. Waxa ay xoogga saareen muhiimad ay sheegeen in ay leedahay ka fogaanshiyaha hadallada dhaliisha ah iyo ereyada taban …
Read More »Gabdhuhu Si Fudud Kuma Sii Daayaan Ninka Dabeecadahaan Leh!
Qaar badan oo ka mid ah dadka ku xeel dheer cilmiga bulshada ayaa aaminsan in gabadhu ay tahay makhluuq in la raalli geliyaa ay aad u adag tahay, waxa ay leedahay halbeeg dabiici ah oo ay ku qiimayso ruuxa ay u aragto in uu qiimeeyey iyo kan kale waxa aanay laabteeda ku haysataa tilmaamo u gaar ah oo ninka ay …
Read More »Sababaha Keeno Muranka iyo Khilaafka Badan Ee Lamaanaha & Xalka…
Waxaa laga yaabaa in dadka qaar u haystaan in lamaanaha isqaba ee aan is jeclayn aanay mushkilad iyo muran soo dhex gelin, laakiin runtu waxa ay tahay in jacaylku uu yahay dareen iyo kalgacal gaar ah, oo haddana dareenkaasi inta badan muran iyo isfahmi waa keeno, murankaas iyo khilaafkaasna aanu macnihiisu ahayn in kalgacalkii iyo jacaylkii labada ruux dhex yaallay …
Read More »Dumarka Hada Jira Waxay Jecelyihiin In Ay Guursadaan Nin Tilmaamahaan Leh
Nolosha maantu way ka duwanta sidii hor, sidoo kale gabdhaha maanta afkaartooda iyo waxa ay ku dooranayaan ninka ay rabaan way isbadashay, waagi hore waxa ugu muhiimsan ee ay ku dooran jirtay ninka waxay ahayd waa inuu taajir ahaadaa, si uu usiiyo gabadha nolol raaxa leh, yeelatana shaqaalo iyo baabuur iyo guri, wali way jiraan gabdho saas u fakaraya laakiin …
Read More »