Arrimaha Qoyska

Qoysas Burburay waa Qaran Burburay

Waxaa laga yaabaa in aad in badan is waydiisid Soomaalia maxay dawlad ugu soo noqon la’dahay? Waa su’aal in badan dadka Soomaaliyeed madaxooda ka guuxaysa. Hadaba waa maxay sababtu? Iyadoo ay jiraan siyaabo kala duwan oo lagu macnayn karo sababta, haddana waxaa jira mid ka mid ah sababahaas oo laga yaabo dadka qaarkood inaysanba u arag inay dowladnimada qayb wayn …

Read More »

Barbaarinta San Iyo Rabaynta Suuban ee Ubadka

barbaarinta ubadka hooyada wanaagsan aabaha wanaagsan

Laga Soo Bilaalbo Markii Alla Uu Doonay Uumista Aadamaha Ee Uu Abuuray Aabeheen Aadam Isagoo Ka Abuuray Carrada Hooyadeen Xawaana Ka Buuray Fadhisii Si Uu Ugu Dego Una Dugsado. Intaa Ka Gadaal Alla Waxa Uu Ka Abuuray Labadoodii Ubad Rag Iyo Dumarba Leh Ubadkaana Ka Yeelay Kuwa Arlada Fac Ka  Fac Isga Danbeeya. Fackastoo Soo Koraya Waxay Xaq U  Leeyihiin …

Read More »

5 Arrimood Oo Ay Tahay Inaad Ogaato Ka Hor Guurkaaga

guurkaaga, guurso, guurdoon,,guurka ka hor, guur,

5 Qodob oo ay tahay inuu qofku wax ka ogaado intaanu guursan ka hor: Baro Naftaada. Ma ogaan kartid qofka kugu habboon nolosha haddaadan aqoon qofka aad adigu tahay. Baro hiraalkaaga, ahdaaftaada nololeed, dabeecadaaha IWM.  Guurku waa raaxo iyo mas’uuliyad isla socda. Mas’uuliyadduna waxay u baahan tahay in si isu dheellitiran loo wadaago. Nolosha guurku ma aha sida tan filimada …

Read More »

Dariiqada Ugu Horraysa Ee Waalidnimo Waa doorashada Lammaanaha

tarbiyada caruurta waalidnimo

Waalidnimadu kama bilaabanto ilmaha, sababta waxay dib ugu noqota habka aad ugu doorato aabbaha amma hooyada ilmaha masuuliyadiisa qaadi lahaa. Waxaanay carruurtu racaan, kana ficil qataan dhammaan wax kasta oo waalidkood guriga ku sameeyo. Waa waalidka qofka ubadka ka dhiga inuu noqdo Majoosi, Kiristaan amma Muslim. Wiilku waxa uu masaajidka aaddayaa haddii aabbihii tago, iyadoo ay ku lammaan yihiin xaalado …

Read More »

15 Qodob Oo Nin Kasta Ka fisho Xaaskiisa

nin kasta ka fisho xaaskiisa sida loo soo jiito ragga

Sida ay haweenkuba arrimo dhowr ah uga fishaan raggooda, ayaa ragguna xaasaskooda filashooyin badan ka qabaan. Qodobada halkaan lagu soo koobay waa baahiyaha ugu muhiimsan ee la ogaaday in raggu ay xaasaskooda ka qabaan. Haddii aad tahay gabadh danaynaysa xaajigeeda, waa kuu muhiim in aad akhrisato oo ogaato. Kalgalcal badan: Ninku wuxu fishaa in ay xaasku ahaato mid kalgacal badan oo waji furan …

Read More »

Guusha Guurka

Guusha Guurka 1. Waxaa guuleystay labadi jaceylkooda horay u sii wata siina xoojiya ka dib markii uu Alalaaska Arooskooda dhamaado 2. Waxaa guuleystay labadii garta in Guurkoodu ka dhigan yahay Guri ay wada jir u dhisayaan, mid kastana ku dedaalo gudashada kaalinta kaga aadan. 3. Waxaa guuleystay labadii is xasuusiya Xuska Alle, Diinta wada barta, Quraanka aqriya, wanaaga is fara, …

Read More »

Xikmado Ku Saabsan Dabeecadaha Dumarka

dabeecadaha dumarka jeclow

Dumarka waxaa laga abuuray feerta ninka, lagama abuurin madaxiisa si ay uga sarayso, lagamana abuurin cagtiisa si uu ugu istaago, Waxaa laga sameeyay dhinaciisa si ay ugu dhowaato, gacantiisa hoosteeda si uu u xafido, wadnihiisa agtiisa si uu u jeclaado!! Haddaba, Ina Ragow Jeclow… Goortii ay kabato Shaahaaga. Waxay rabtaa keliya inay hubiso inuu si fiican kuugu dhadhamayo. Jeclow… Goortii …

Read More »

Khilaafaadka Qoyska (Family Problems) W/Q: Hibo Ciise

Xidhiidh kasta wuu yeelan karaa buuq  iyo dhibaatooyin ku yimaada marar badan, waana mid hubaal ah qoyska wada nool ha noqodaan lamaane is-qaba iyo walaalo wada dhasey kay doonabee in ay wax soo kala gaadhaan, oo hore waati loo yidhi carab iyo labadiisa daanba way is qaniinaan,  lakiin haddana hadduu xadka ka baxo wuxu  dhaxalsiiya bulshada burbur iyo kala fogaan …

Read More »

7 Dabeecadood Oo Adkayn Kara Xiriirka Lamaanaha

xiriirka lamaanaha

Waxyaabaha kadhiga xiriirka lamaanaha mid ku dhisan is aaminaad iyo jacayl waa mid ukala duwan laamane kasta oo isqaba, waxyaabahaan oo dhan ma ahan kuwo ku yimaada laba cisho gudahood. Hadii aad ubaahan tahay xiriirka kaala dhexeeya lamaanahaaga in uu noqdo mid adag, waxaa lagaa rabaa inaad dadaal kubixisid sida aad u adkayn lahayd. Qodobada hoos ku qoran ayaa ah …

Read More »

6 Su’aalood Oo Ay Tahay In Qofku Isweydiiyo Ka Hor Furiinka

Furiinku waa go,aan qaadasho adag oo ku timaada dareen xoogan oo la xakameyn waayay. taa oo sababta in guri dhisnaa uu dumo, waana fal dib u noqosho ku keena labada ruux ee is furay mana jirto guul uu keeno furiinka ilaa ay jirto sabab macquul ah oo la wada arki karo. Sida ku cad magaca Furiin wuxuu micno ahaan yahay …

Read More »

Calaamadaha Lagu Garto Haduu Ninkaagu Ku Sugan Yahay Xidhiidh Kale

xidhiidh kale

Qoysas baden wax burburiya shaki iyo kalsooni la,aan ay iska qabaan lamaanaha is qaba, taas oo ka dhalata in laysku tuhmo in qofba xidhiidh kale cid kale la leeyahey, siiba waxa baden haweenka ka shakisan in lamaanahoodu ku sugan yahey xidhiidh kale amaba uu guursan rabo gabadh kale. Haddaba marwo halkan waxaanu kuugu soo bandhigeynaa dhawr astaamood oo ka mid …

Read More »

Sideed Ku Garan Kartaa Waxay Ka Fakarayso Ama Ay U Baahantahay Gabadhu?

Ogaanshaha maskaxda Dumarka waxa ka dhex-guuxaya waa riyada uu ninkasta oo reer leh ama wadadeedii  hayaaba leeyahay,fahanka caqliyada gabadhuna waa arin kakan oo dadaalkeeda iyo adkaysigeeda u baahan oo mutaysatay in la badiyo isku dayada. Haday taasi kuu suura gashana waxaa kuu fududaanaysa kasbashadeeda raali galinteda iyo badhaadho galinta nafteeda iyo taadaba. Hadaba waxa muhiim ah in aynu  dhawr qodob …

Read More »

4 Dabeecadood Oo Burburin Kara Dhismaha Qoyska

Dhismaha qoysku waa seeska uu ka bilowdo dhismaha bulshadu, samaan iyo xumaan midkii galaana isaga oo sii weynaaday ayaa uu bulshada dhex tagaa oo mararka qaarkood uu noqdaa dhibaato bulsho oo xalkeedu adkaado. Qoyska dhimihiisu in uu waraao caqabado iyo xujooyin badan ayaa ka hor yimaadda, iskaashiga lammaanaha iyo isla qaadista tolmoon ayuun baana ay ku badbaadin karaan. Haddaba qormadan …

Read More »

Sidee U Noqon Karaa Qof Kasbada Farxadda Guurka??

Waxaan mawduucan inoogu diyaariyay su’aalo badan oo la isoo waydiiyay oo khuseeya arimaha qoyska ayaa waxaan insha Allah isku dayayaa qof walba oo inaga mid ah sidii uga heli lahaa xalinta arinta haysata markaasna daaweenteeda ay gacantiisa noqon doonto insha allah iyo dhibaatooyin badan oo haysta qoyska soomaaliyeed. Waxyaabo kugu saacidi kara in aad hesho farxadda rayn raynta iyo daganaanshaha …

Read More »